SABA GUDDAA WAAN TAANEEF MIIDIYAA GUDDAATU NUUF MALA!
@Abdii_Sabaa
?NU QUNNAMUUF?
@AbdiiSabaaDm
?BARNOOTAAF
@abdii_sabaa_university
?MARIIF
@Garee_Abdii_Sabaa
Last updated 3 months, 1 week ago
asc بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad- 3000 Buug-Somali ayaa ku jira Akhriso oo ilaali xuquuqda Qoraayada leh.
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
Cabasho/Buug iyo Su,aal ... La Xidhiidh
@Cabasho_Bot
@Tusmobook
Last updated 5 months, 2 weeks ago
Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.
Headquartered in Mogadishu.
Last updated 1 month, 1 week ago
Inaad tiraahdo "waan kuu xiisay" waa mid ka mid ah tibaaxaha ugu awoodda badan aadanaha. Si ahaan, waxay la mid tahay in la yiraahdo, "waan ku rabaa" ama "maqnaanshiyahaagu waxa uu i xasuusinayaa macnaha aad ii leedahay iyo sida qoto dheer ee aad qalbigayga u taabatay", taas oo noqon karta mid aad u dareen leh marka ay dhab tahay. Waxay ka dhigan tahay ma aha oo kaliya in aan kaa fekerayo marka aadan ila joogin ama aanan isla hadlin balse waxaan xisaabinayaa ilbiriqsiyo ilaa aan dib isu aragno ama isu maqalno. Sidaa darteed, ha dhayalsan qof haddii uu ku dhaho "Waan kuu xiisay."
Dareenkiii qalpiga ku ooli jiray
Hada wuxu noqday culays
Anan sidi karin?
???? ??? ??? ????????? ????????, ?????? ??? ???? ???????? ????? ????? ????? ??? ?????? ??? ??????'
Muuqaagii i dhayi jiray
Hadda wuu i dhibaya?
Dareensiiya lamaaneyaashiinna inaad daryeelaysaan, agtiinana qiimo ku leeyihiin. ?**
Dhammaantood si nabad ah ayay ii dhinac mareen kumana aysan sii nagaan qalbigayga, halka aad adigu idhex martay.
Aheey waad idegtay adigu gacalo.❤️
Niyadayda laydh baad u tihiyo, Lagama maarmaan.
Haddii qof si dhab ah kuu jecel yahay, kagama sheekayn doono sheeko jacayl, waxuu kula samayn doonaa sheeko jacayl ❤️?
SABA GUDDAA WAAN TAANEEF MIIDIYAA GUDDAATU NUUF MALA!
@Abdii_Sabaa
?NU QUNNAMUUF?
@AbdiiSabaaDm
?BARNOOTAAF
@abdii_sabaa_university
?MARIIF
@Garee_Abdii_Sabaa
Last updated 3 months, 1 week ago
asc بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad- 3000 Buug-Somali ayaa ku jira Akhriso oo ilaali xuquuqda Qoraayada leh.
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
Cabasho/Buug iyo Su,aal ... La Xidhiidh
@Cabasho_Bot
@Tusmobook
Last updated 5 months, 2 weeks ago
Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.
Headquartered in Mogadishu.
Last updated 1 month, 1 week ago