XOGTAAB MEDIA

Description
Channel kaan waxaan ugu talagalay Inaan kusoo gudbiyo muuqaalo xiiso badan
Advertising
We recommend to visit

buy ad: https://telega.io/c/BurqaaIspoortii

CEO @Obsamilli


Youtube https://www.youtube.com/c/OdeeffannooIspoortii

Last updated 1 month, 3 weeks ago

Chaanaalii kana irratti Faarsaa Kanneen Bara Durii,akkasuma Haaraa Qilleensarra kan Oolan @full Album,,, argachuu dandeessu #faarfannaa qabdan kara kana nuu ergu dandesu @Faarfannaahaaraa_bot
#group_keenya @faaruutuubee
#Channel keenya @OboroMedia
🙏🙏🙏

Last updated 3 weeks, 5 days ago

📈 If stock market experts were so expert, they would be buying stock, not selling advice. 🤔
~Norman Ralph Augustine | @Stockbot

Contact: @Executive_Robot

Last updated 1 month, 2 weeks ago

3 months, 2 weeks ago

https://www.facebook.com/share/v/zJCryYCdzaaYeNA6/?mibextid=qi2Omg

Facebook

Log in or sign up to view

See posts, photos and more on Facebook.

3 months, 3 weeks ago

https://youtu.be/KdyK71KGMII?si=XNW32JnTu7upQxgJ

YouTube

Xagay ku danbaysay Somali Airlines

3 months, 3 weeks ago
XOGTAAB MEDIA
3 months, 3 weeks ago

KNOWLEDGEABLE It is a name and a slogan, which is difficult for most people Meaning "I am knowledgeable"! My friend Ahmed Ghasali, who is a scholar of knowledge and books, and also a reader and writer, one day while we were talking about knowledge, he said to me: "Your knowledge is evident when there is not one book in the world left for you to read"

3 months, 3 weeks ago

AQOON YAHAN

Waa magac iyo halku-dhig , adag kaas oo dadku badi isku boqraan
Macnaha " Waxaan ahay aqoon yahan "!

Saxiibkey Axmed Qasaali oo ah nin daraaseeya arimaha Aqoonta iyo bugaagta sidoo kalena ah aqriye articalo qore ah ayaa maalin maalmaha ka mida anogoo ka sheekaynayna aqoon ayuu igu yiri hadal isaameeyay oo ah:

" inaad aqoonyahay tahay waxay cadaanaysaa markaad hal buug oo dunida yaala uusan kuu dhimanayn aqrintiisa ".

3 months, 3 weeks ago
XOGTAAB MEDIA
3 months, 3 weeks ago

Halkaas ayay maraysaa sharftii islaamka

Sacuudi Carabiya ayaa bakhaarkeedii ugu horreeyay ee khamriga ka furtay diblomaasiyiinta gaalada ee caasimaddooda Riyadh ku , laba ilo ayaa u sheegay CNBC.

Warkan oo aan si rasmi ah loo xaqiijinin ayaa dawladda Sucuudiga kasoo baxay , sucuudigu wuxuu astaan ​​u yahay wadamda islaamka

Marka loo eego liiska qawaaniinta bakhaarka ee ay aragtay CNBC, goobta waxa heli kara oo kaliya dublamaasiyiinta aan muslimka ahayn, ogolaanshahana waa in lagu ansixiyo abka loo yaqaan Diplo.

Martida ama dadka da'doodu ka yar tahay 21 jir looma ogola inay raacaan booqdayaasha idman ee dukaanka, sawir qaadista si adag waa mamnuuc waxaana loo baahan yahay in telefoonada gacanta lagu hayo "booshyada gacanta" ammaan ah si aan loo isticmaalin inta lagu jiro dukaanka. Iibsiyada sidoo kale waxay ku xiran yihiin nidaamka kootada bishiiba qofkii diiwaangashan

3 months, 3 weeks ago
XOGTAAB MEDIA
3 months, 3 weeks ago

Labada gole ee baarlamaanka Soomaaliya oo maanta qorsheynaya in ay ka fadhiistaan Wax- Ka badalka dastuurka, xilli ay siyaasiin hore arintaan walaac ka muujinayaan.

3 months, 3 weeks ago

The two chambers of the Somali parliament are planning to retire today on the amendment of the constitution, while former politicians are expressing concern over this issue.

We recommend to visit

buy ad: https://telega.io/c/BurqaaIspoortii

CEO @Obsamilli


Youtube https://www.youtube.com/c/OdeeffannooIspoortii

Last updated 1 month, 3 weeks ago

Chaanaalii kana irratti Faarsaa Kanneen Bara Durii,akkasuma Haaraa Qilleensarra kan Oolan @full Album,,, argachuu dandeessu #faarfannaa qabdan kara kana nuu ergu dandesu @Faarfannaahaaraa_bot
#group_keenya @faaruutuubee
#Channel keenya @OboroMedia
🙏🙏🙏

Last updated 3 weeks, 5 days ago

📈 If stock market experts were so expert, they would be buying stock, not selling advice. 🤔
~Norman Ralph Augustine | @Stockbot

Contact: @Executive_Robot

Last updated 1 month, 2 weeks ago