SABA GUDDAA WAAN TAANEEF MIIDIYAA GUDDAATU NUUF MALA!
@Abdii_Sabaa
?NU QUNNAMUUF?
@AbdiiSabaaDm
?BARNOOTAAF
@abdii_sabaa_university
?MARIIF
@Garee_Abdii_Sabaa
Last updated 1 month, 1 week ago
asc بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad- 3000 Buug-Somali ayaa ku jira Akhriso oo ilaali xuquuqda Qoraayada leh.
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
Cabasho/Buug iyo Su,aal ... La Xidhiidh
@Cabasho_Bot
@Tusmobook
Last updated 3 months, 2 weeks ago
Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.
Headquartered in Mogadishu.
Last updated 2 months ago
Jacaylka qaarkii, xataa buugaaggta laguma soo bandhigi karo.
Youtube-keena inoo subscribe-gareeya. Oo waliba hallagu yaaco linkga hoose.?****https://youtu.be/Hb2vQV6gQFg?si=J55faE3UwwEwtehU
Fursadii Qarniga?
BUSHAARO BUSHAARO BUSHAARO
Dhammaan bulshowaynta soomaaliyeed ee ku dhaqan dunida daafaheeda, waxa kuliyada wayn ee ALFURQAN ONLINE SCHOOL idinku war galinaysa inay qaadanayso fasalo cusub bishan 12aad ee sanadka 2024
oo kala ah.
1) Quraanka iyo axkaamtiisa.
2) Barashada carabiga.
3) Barashada Englishka.
4) Barashada combuterka iyo isticmalkiisa oo bilow ah .
♨️ computerka waa bilaash kaliya diwan galinta ayaad 6 dollar bixinaysaa.
5) xisaabta( dadka wawayn )
6) Higaadda oo bilow ah
7) cv writing
8) pharmacology(barashada daawoyinka)
9) public health (caafimaadka bulshada)
Dhamaan courseskan waxad qaadanaysa markaad dhamayso shahaado dilloma ah cadaynaysa inaad dhamaysay cilmigaas.
Ku baro cilmiga adoo
# Gurigaaga jooga
# Adoo shaqadaada jooga
# Adooo ciyaalkaga dhex jooga
# Adoon daal iyo tacab iyo bas fuulid umarin aqoonta.# Adoo shaqynaya baro cilmiga .
Halkan hoose iska diwaan gali:??
@UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq
@UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq
Baarlamaanka Malaysiya ayaa 1960 u codeeyay, inay iska jaraan Singabuur. Jasiirad ka neeco badnayd, oo aan lagu noolaan karayn. Singabuur, waxay ahayd meel faqri ah, oo aan waddan wax lala wadaago ahaan karayn, markii ay Malaysiya xeebta kaga dhaqaaqday.
Waxa uu ku hor oo yay madaxwaynihii Singabuur Lee kuan Yew, kamaradaha hortooda. Isaga oo ka murugooday, buudhiga madhan ee looga tagay. Waa jasiiradaha Singabuur ee. Dedaal ballaadhan iyo daacadnimo hoggaamineed oo uu la yimi, ayuu waddankiisii ku horu marariyay.
Ilaa heer uu ka dhigay Singabuur, mid kamida waddamada horumaray. Waa laydhkeedee, halka Malaysiyi ay hadda tahay waddamada soo koraya. Singabuur, way dedaashay, ilaa ay Malaysiya ka horu martay.
Haddii uu qof kale kaa dhaco ama uu aamini waayo awooddaada, iskaga tag oo dedaalkaagu ha muuqdo. Oy intaad awoodi kartid marka wax aad aad ugu baahnayd laguu diido, sidii uu Lee kuan Yew dhala horteeda uga ooyay. Kadibna, noqo wixii aad ku taamaysay oo iyagaba kaga wanaagsanaw sida; madaxwayne Lee kuan Yew sameeyay.
https://t.me/addlist/esgCNVgxcOs1NDU0
Via @team_kordhis B2
Ma iska Joogtay Aalada telegram Oo wakhti badan makaaga baxay raadinta Kannaalo Faa'iido u leh Noloshaada. Jawabtaadu hadday tahay; haa ''Waxan halkan kuugu soo xulay aqristaha sharfanow channelskaad baadi goobka ugu jirtay mudada dheer oo nooc kastaba leh. ?
?????? ??? ??????? ???? ??? ???? ???????? ?o ????? ???? ?????? ?????? ???? ?????, ??
▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂
➦ SPONSORED BY
❂✿❂✿❂ - ✿❂✿
↪️ @jaceylqore
↪️ @TAFSIIRKA_QURAANKA1
↪️ @learn_english012
↪️ @Hagaajinaftaada
↪️ @Wadada_Guusha
↪️ @Arabic023
↪️ @taladaqoyska
↪️ @Caafimaad7
↪️ @Xikmadle
↪️ @kadisaqoon
↪️ @kalandarka_Hijriyada
↪️ @mustaqbal7
↪️ @Iibiye_online
╚═══════ - ════════╝
♧Guddoomiyaha kooxda♧
http://t.me/Wll_musab
Telegram
KORDHIS
Wll Muscab invites you to add the folder “KORDHIS”, which includes 99 chats.
Guurdoon
__
Waaligii Tigreet u qaabilsanaa Cabbasiyiinta ayuu ahaa Yuusuf Binu Ayuub. Alaabana waxa uu ku hawraari jiray, waan jeclaan lahaa inaan guursado gabadh Ilaahay ka dhawrsata oo wiil ii dhasha, kaasoo xoreeya Qudus. Maalin isaga oo kobtiisii kambadhuudha, waxa ay dhegihiisu dhugteen, nin maamusleh oo gabadh ka codsanaya guur.
Balse ay ugu warcelisnayso, waxaan sugayaa nin Alle ka cabsi leh, Ilaahayna nakala siiyo wiil xeeladaha dagaalka yaqaana, oo farda fuul sooma jeesta ah. Magaalada Qudusna xoreeya. Kanshadaa kama uusan daahin ee, inta uu doontay ayuu guursaday. Waxayna dhaleen Salaaxu Diin Al-Ayuubi. Sidii ay filayeenna waxa uu furtay Qudus. Kaliya may ahayn inuu iska furtay ee, waa lagu soo barbaariyay. Waxaanuu aamminsanaa inuu furanayo.
Doorta qofka aad ogtihiin in uu idinku habboon yahay, oo aad isku wadiiqo jaanta u wada rogaysaan. Waxay u badantahay, inaad wada gaadhaan ee. Oo qofna maal iyo mood midna haku xulanina. Kuna xusha han iyo hannaan qofnimo. Sideedabana in ubad adduunka wax kabadala aad dhashaayi ma fududa. Se waa haddii aabaha iyo hooyaduba isku jabadyihiin.
Soomaalidii horena waxay halhays ka tagtay, "Wiilkaagu wuxuu hiil kaaga baahanyahay, maalinta aad hooyadii raadinayso." Maadama oo dadkeennii hore ay ku yarayd caaddifadu, waxay ahaayeen kuwo wax walba sal uga dhiga garaadka. Jacaylkuna ceeb ayuuba la'aahaaba. Kuwa maanta joogaana, jacayl iyo calaacal ayaa isu xiga. Qalbi jab iyo oohinbaa lala dadanyahay. Waa duul aan aqoon sababaha jacaykoodu ku dhidbanyahay iyo udub dhexaadkiisa. Waar u jeedku waa caqligaa horeeya, dareenka jacayl ee ay caaddifadu hor booddaana waa ka danbe.**
**Haddii aad soo qaaddo 100 qudhaanjo oo madaw ah iyo 100 kale oo casaan/guduud ah, kadibna aad isugu keento weel quraarad ah, wax dhibaato ahi ma dhacayaan. Balse haddii aad ruxdo weelka ay kuwada jiraan waxooga ah, kadibna aad miis ku dul yaaciso, dagaal ayaa ka dhex qarxaya.
Madawgu waxay u malaynayaan in casaanku/guduudku yahay cadawgooda. Guduudkuna/casaankuna waxay u qaadanayaan, in madawgu yihiin cadawgooda. Balse cadawga saxda ahi waaka weelka isu galiyay, ee isku ruxay/diray.
Isla tabtan oo kale ayaa bulshadeenna mar walba ka dhex dhacda. Ragga iyo dumarka ayaa is haysta. Laandheere iyo laan gaab ayaa la isu eryanayaa. Hantiile iyo faqiir ayaa is dullaynaya. Wad uun oo la dhacan ilaa fayta. Ka hor inta aynnaan dagaalamin, waxaa mudan inaynu is warsanno, waar yaa isku keen diray? Wa'ayo cidda ruxday weelka aynnu kuwada jirno?**
https://t.me/addlist/esgCNVgxcOs1NDU0
Via @team_kordhis B2
Ma iska Joogtay Aalada telegram Oo wakhti badan makaaga baxay raadinta Kannaalo Faa'iido u leh Noloshaada. Jawabtaadu hadday tahay; haa ''Waxan halkan kuugu soo xulay aqristaha sharfanow channelskaad baadi goobka ugu jirtay mudada dheer oo nooc kastaba leh. ?
?????? ??? ??????? ???? ??? ???? ???????? ?o ????? ???? ?????? ?????? ???? ?????, ??
▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂
➦ SPONSORED BY
❂✿❂✿❂ - ✿❂✿
↪️ @jaceylqore
↪️ @TAFSIIRKA_QURAANKA1
↪️ @learn_english012
↪️ @Hagaajinaftaada
↪️ @Wadada_Guusha
↪️ @Arabic023
↪️ @taladaqoyska
↪️ @Caafimaad7
↪️ @Xikmadle
↪️ @kadisaqoon
↪️ @kalandarka_Hijriyada
↪️ @mustaqbal7
↪️ @Iibiye_online
╚═══════ - ════════╝
♧Guddoomiyaha kooxda♧
http://t.me/Wll_musab
Telegram
KORDHIS
Wll Muscab invites you to add the folder “KORDHIS”, which includes 99 chats.
SABA GUDDAA WAAN TAANEEF MIIDIYAA GUDDAATU NUUF MALA!
@Abdii_Sabaa
?NU QUNNAMUUF?
@AbdiiSabaaDm
?BARNOOTAAF
@abdii_sabaa_university
?MARIIF
@Garee_Abdii_Sabaa
Last updated 1 month, 1 week ago
asc بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad- 3000 Buug-Somali ayaa ku jira Akhriso oo ilaali xuquuqda Qoraayada leh.
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
Cabasho/Buug iyo Su,aal ... La Xidhiidh
@Cabasho_Bot
@Tusmobook
Last updated 3 months, 2 weeks ago
Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.
Headquartered in Mogadishu.
Last updated 2 months ago