Nolol🥀😊

Description
ilahayow nasii qalbiyo aan marnaba ka caajisin xidhiidhka ay adiga kula leeyihiin🍁
We recommend to visit

SABA GUDDAA WAAN TAANEEF MIIDIYAA GUDDAATU NUUF MALA!

@Abdii_Sabaa

?NU QUNNAMUUF?
@AbdiiSabaaDm

?BARNOOTAAF
@abdii_sabaa_university

?MARIIF
@Garee_Abdii_Sabaa

Last updated 4 months, 2 weeks ago

asc بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad- 3000 Buug-Somali ayaa ku jira Akhriso oo ilaali xuquuqda Qoraayada leh.
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
Cabasho/Buug iyo Su,aal ... La Xidhiidh
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 6 months, 3 weeks ago

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.

Last updated 2 months, 2 weeks ago

2 Monate, 3 Wochen her

Day 11 365

Subax wanaagsan Maalintaada ku qurxiso Saliga nabiga iyo tasbiixda 🥀♥️

2 Monate, 3 Wochen her

Day 10 of 365

“Weligaa ha isku qaldin waxbarashada iyo indheer-garadnimada waxa aad haysan kartaa shahaado PHD ah adiga oo weli nacas ah.”

– Richard p. Feynman

3 Monate her

Bishan Barakeysan ee Shacbaan

Bishan Shacbaan waa bil barakeysan oo ka mid ah bilaha ugu fadliga badan Islaamka. Waa bil lagu diyaargaroobo Ramadaanka, bil lagu xoojiyo cibaadada, lana badiyo soonka, ducadaha, iyo dembi-dhaafka. Waa bil uu Rasuulkeena Muxammad (NNKH) soon badan ku cuni jiray, isaga oo yiri:

“Waa bil ay dadku halmaamaan oo u dhaxaysa Rajab iyo Ramadaan, waana bil la gudbiyo camalka dadka, aniguna waxaan jeclahay in la ii gudbiyo camalkayga anigoo sooman.” (Xadiis saxiix ah).

Ha inoo noqoto fursad aan ku xoojinno toobadda, sadaqada, iyo dhawaanshaha Eebbe. Allaha inaga dhigo kuwa ka faa’iideysta bishan, una diyaar garooba bishii Khayrka ee Ramadaan!

Shacbaan Wanaagsan Dhammaantiin!

5 Monate her
وقل رب زدني علما

وقل رب زدني علما

Linkiyadaa hoose ku dhufo ???

5 Monate her

Salaadda Subax ka dib akhri Quraan. Maalintaadana ku bilow Quraan akhris.

?

5 Monate her
?? ???? ??????? ??????? ???????? ?? …

?? ???? ??????? ??????? ???????? ?? ????? ????? ??????? ????? ???????? ???????? ?????? ?'??? ??????????, ????? ?????? ??? ??? ????? ?????, ????????? ??? ???????? ????? ???????? ?? ???? ????? ???, ?

?????? ??? ???????, ???? ??? ???? ??????? ?? ????? ???? ?????? ?????? ???? ????? ?

@jaceylqore
@Enjoy_boy1
@Cilmu_nafsi_10
@Saxiibka_Nolosha
@HOYGAJACAYLKA
@Aqoonta_kaa_maqan
@Xikmadoiyodhiirigalin

Admin - @Zaxiibka_nolosha

5 Monate her
"Ha ku farxin qof murugadiisa haddii …

"Ha ku farxin qof murugadiisa haddii aad tahay bani'aadam...!"
.
Aristotle

5 Monate, 1 Woche her
▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ …

▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂
?KOOXDA MIDNIMO?

Halkaan waxaa isugu keenay?
Kanaalada somalida ugu wanaagsan
Uguna tayada sareeyo si aad waxbadan uga faa'iido kubiir.⬇️

@Caashaq15
@Qalpijaceyl42 ??
@Lamaane24h ??
@Riyooyinkeena56?
@NAFTEENNA1

©️⬇️KU BIIR ⬇️®️
https://t.me/addlist/Nx8yzuvP7vtmOWQ0

5 Monate, 1 Woche her
آمين***✨***

آمين

5 Monate, 1 Woche her
“Xalay, waxa aan ku riyooday adiga …

“Xalay, waxa aan ku riyooday adiga oo isoo booqday, waxa aan jeclaan lahaa in aanan toosinba.”

(Yacni hurdada aan sii wato, si’aad iila joogtid.)

– Ahmad Algharawi

We recommend to visit

SABA GUDDAA WAAN TAANEEF MIIDIYAA GUDDAATU NUUF MALA!

@Abdii_Sabaa

?NU QUNNAMUUF?
@AbdiiSabaaDm

?BARNOOTAAF
@abdii_sabaa_university

?MARIIF
@Garee_Abdii_Sabaa

Last updated 4 months, 2 weeks ago

asc بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad- 3000 Buug-Somali ayaa ku jira Akhriso oo ilaali xuquuqda Qoraayada leh.
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
Cabasho/Buug iyo Su,aal ... La Xidhiidh
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 6 months, 3 weeks ago

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.

Last updated 2 months, 2 weeks ago