All-in-One Cross-Chain DeFi Solution with native token $SWITCH
Partnerships: [email protected]
Last updated 3ย months, 3ย weeks ago
Buy ads: https://telega.io/c/BurqaaIspoortii
Contact us @Burqasupport
Youtube https://www.youtube.com/c/OdeeffannooIspoortii
Last updated 1ย day, 21ย hours ago
SABAย GUDDAA WAAN TAANEEF MIIDIYAA GUDDAATU NUUF MALA!
@Abdii_Sabaa
๐ฌCONTACT US๐ฌ
@AbdiiSabaaDm
๐ฏBARNOOTAAF
@Abdii_Sabaa_University
๐ฏMARIIF
@Garee_Abdii_Sabaa
Last updated 2ย weeks, 2ย days ago
ูุงู ุชูุธูููู
ูููู ุฅูุฐูุง ู
ูุง ููููุชู ู
ูููุชูุฏูุฑููุง
ุงูุธููููู
ู ุชูุฑูุฌูุนู ุนูููุจูุงูู ุฅููู ุงููููุฏูู
ู
ุชูููุงู
ู ุนูููููุงูู ููุงูู
ูุธููููู
ู ู
ูููุชูุจููู
ููุฏูุนูู ุนููููููู ููุนููููู ุงูููู ููู
ู ุชูููู
ู
๏ดฟุงูุฅูู
ูุงู
ู ุนูููููู ุจููู ุฃูุจู ุทูุงููุจ๏ดพ ุฑุถู ุงููู ุนูู
---------------------------------------------
๐๐น ๐ถ๐บ๐ฎ๐ฎ๐บ ๐ฐ๐ฎ๐น๐ถ ๐ถ๐ฏ๐ป๐ ๐ฎ๐ฏ๐ถ๐ถ ๐ฑ๐ต๐ฎ๐ฎ๐น๐ถ๐ฏ :
สทแตหฃแตแต สธโฑแตสฐโฑ
๐พ๐ผ๐ณ ๐ฏ๐ถ๐ป๐ถ ๐ฎ๐ฎ๐ฑ๐ฎ๐บ ๐ฎ๐ต ๐ต๐ฎ๐ฑ๐๐น๐บ๐ถ๐ป ๐บ๐ฎ๐ฟ๐ธ๐ฎ ๐ฎ๐ฎ๐ฑ ๐ฎ๐๐ผ๐ผ๐ฑ๐ฎ ๐น๐ฒ๐ฒ๐ฑ๐ฎ๐ต๐ฎ๐
๐ฑ๐๐น๐บ๐ถ๐ด๐ ๐๐๐
๐๐ ๐ธ๐ ๐ฑ๐ต๐ฎ๐บ๐ฎ๐ฎ๐ป๐ฒ๐๐ฎ๐ฎ ๐๐ต๐ฎ๐น๐ฒ๐๐๐ผ ๐ถ๐๐ผ (๐พ๐ผ๐ผ๐บ๐ฎ๐บ๐ผ)
๐๐ป๐ฑ๐ต๐ฎ๐ต๐ฎ๐ฎ๐ด๐ ๐๐ฎ๐ ๐ต๐๐ฟ๐ฑ๐ฎ๐๐ฎ๐ฎ๐ป ๐พ๐ผ๐ณ๐ธ๐ฎ ๐ฎ๐ฎ๐ฑ ๐ฑ๐๐น๐บ๐ถ๐๐ฎ๐๐ป๐ฎ ๐๐๐ ๐ฏ๐๐ฟ๐ฎ๐ฎ๐ฟ๐ฎ๐ด๐๐ฎ๐ป ๐๐ฎ๐ต๐ฎ๐
๐ผ๐ผ ๐๐๐ ๐ท๐ ๐ต๐ฎ๐ฏ๐ฎ๐ฎ๐ฟ๐ถ
๐๐น๐น๐ต๐ฎโ๏ธ ๐.๐.๐. ๐๐ป๐ฑ๐ต๐ฎ๐ต๐ถ๐ถ๐๐ฎ๐ป๐ฎ ๐บ๐ฎ ๐ต๐๐ฟ๐ฑ๐ฎ๐ฎ๐ป
ุงููููููููููููููููููููููููุงุฑูููู
*๐ชด๐ค Salada duxada ( barqinka)*
ูุงู ุฑุณูู ุงููู ๏ทบ :
ูุง ูุญุงูุธ ุนูู ุตูุงุฉ ุงูุถุญู ุฅูุง ุฃูุงุจ
ู
ุนูู ุขูุงุจ : ูุซูุฑ ุงูุฑุฌูุน ู ุงูุชูุจู ููู.
โฌโฌโขโโฟโโขโฌโฌโฌโฌโขโโฟโ
*๐ชด Yaysan kaa mashquulin cidhiidhiyada nolashu salaada duxada, waa raasamaalka iyo faa'idada maalinta een dhamaan waligood, waxaa kaga filan fadligeeda inay sadaqo u tahay dhamaan xubnaha jidhka, tahayna salaada awaabiinta ( kuwa tawbad keenka badan).*
*๐๐ ุจุงุฑู ุงููู ูููู *๐ ๐ ๐ฅฐ
ุงูููููููููููููููููุงุฑูู ๐
Uma quuro ereyada
Qalbigiisa jabin kara๐
Nafar laabta igu qoray
Qof dhaweysta baan ahay
Qodax ruuxa iidhigay
Waxan ahay qof saamaxa
Wanaaga ruuxi iiqiray
Abaalkiisi waan aqaan๐ฅฐโค๐น๐ฆ๐ซถ๐๐
Drs Asma๐ผ
*๐ชด๐ค Salada duxada ( barqinka)*
ูุงู ุฑุณูู ุงููู ๏ทบ :
ูุง ูุญุงูุธ ุนูู ุตูุงุฉ ุงูุถุญู ุฅูุง ุฃูุงุจ
ู
ุนูู ุขูุงุจ : ูุซูุฑ ุงูุฑุฌูุน ู ุงูุชูุจู ููู.
โฌโฌโขโโฟโโขโฌโฌโฌโฌโขโโฟโ
*๐ชด Yaysan kaa mashquulin cidhiidhiyada nolashu salaada duxada, waa raasamaalka iyo faa'idada maalinta een dhamaan waligood, waxaa kaga filan fadligeeda inay sadaqo u tahay dhamaan xubnaha jidhka, tahayna salaada awaabiinta ( kuwa tawbad keenka badan).*
*๐๐ ุจุงุฑู ุงููู ูููู *๐ ๐ ๐ฅฐ
ุงูููููููููููููููููุงุฑูู ๐
Jaahil ayaa yidhi: โQofka aan ku raadinin, lama raadsado.โ Rasuulkii Alle (Sallallaahu Calayhi Wasallam) wuxuu yidhi: โ Xidhiidhi cidda ku jarta, iska cafi cidda kugu gardaroota, oo wanaaji cidda ku xumaysa.โ ~Dr hamse habiib #RAAXADA_QALBIGA
Jaahil ayaa yidhi: โQofka aan ku raadinin, lama raadsado.โ
Rasuulkii Alle (Sallallaahu Calayhi Wasallam) wuxuu yidhi: โ Xidhiidhi cidda ku jarta, iska cafi cidda kugu gardaroota, oo wanaaji cidda ku xumaysa.โ
~Dr hamse habiib
Xikmado Xul Ah:
- Aqoonta aad naftaada u leedahay, kaga kalsoonow amaanta dadku ku amaanayaaan.
- Qalbiyo badan oo innoo jila wanaag, waxa si lama filaan ah inoogu qeexa shakhsiyadooda dhabta ah, Carabadooda.
- Dadka qaar kuguma arkayaan indhahooda, se waxay kugu arkayaan indhaha qof kale oo kaaga soo sheekeeyey.
- Xushmad sii qofka ku xushmeeya, inta ka soo hadhayna in aad salaanta in aad ka qaadid ayaa kaaga filan.
- Ha u murugoon wax aad wayday, laga yaabee haddii aad sii haysan lahayd in murugadu kugu sii badan lahayd.
@ุงููุงุฑููโ๏ธ
All-in-One Cross-Chain DeFi Solution with native token $SWITCH
Partnerships: [email protected]
Last updated 3ย months, 3ย weeks ago
Buy ads: https://telega.io/c/BurqaaIspoortii
Contact us @Burqasupport
Youtube https://www.youtube.com/c/OdeeffannooIspoortii
Last updated 1ย day, 21ย hours ago
SABAย GUDDAA WAAN TAANEEF MIIDIYAA GUDDAATU NUUF MALA!
@Abdii_Sabaa
๐ฌCONTACT US๐ฌ
@AbdiiSabaaDm
๐ฏBARNOOTAAF
@Abdii_Sabaa_University
๐ฏMARIIF
@Garee_Abdii_Sabaa
Last updated 2ย weeks, 2ย days ago