SABA GUDDAA WAAN TAANEEF MIIDIYAA GUDDAATU NUUF MALA!
@Abdii_Sabaa
💬NU QUNNAMUUF💬
@AbdiiSabaaDm
🎯BARNOOTAAF
@abdii_sabaa_university
🎯MARIIF
@Garee_Abdii_Sabaa
Last updated 6 days, 5 hours ago
asc بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad- 3000 Buug-Somali ayaa ku jira Akhriso oo ilaali xuquuqda Qoraayada leh.
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
Cabasho/Buug iyo Su,aal ... La Xidhiidh
@Cabasho_Bot
@Tusmobook
Last updated 2 months ago
Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.
Headquartered in Mogadishu.
Last updated 2 weeks, 5 days ago
615044097 number naga soo xiriir
Xaqirada dadka?**
In aad dadka u qirto waxa ay kaaga fiican yihiin waa gobannimo iyo dhaqan aan ka dhaxalnay anbiyada.
Nabi Muuse CS waa kii yiri: "Allow, walaalkey Haaruun ayaa iga aftahansan.."
( وأخي هَارُونُ هُوَ أَفْصَحُ مِنَي)
In la dafiro hibada dadka kale waa xaasidnimo
sheydaan. Ibliis waa kii lahaa "Allow, Aadan aniga ayaa ka fiican"
( قَالَ أَنَا خَيْرٌ مِنْه)..
#jiilka 5aad??✍?❤️
Bilaal isaga oo ooyaya ayuu inta uu usoo dhowaaday ayuu Abaa-Dar daanka ka dhunkaday, waxana uu yiri: Ilaah baan ku dhaartaye ku istaagi maayo weji Alle hal jeer kol ay ku tahay u sujuuday”.
Keddib inta ay labadoodii istaageen oo hab isa siiyeen bay isku ooyeen ? ? ?
Maantana qaarkeen baa qaarka kale kumanaan sano Liidaya ama xumaynaya, ama dulmiyay iney hal mar “raalli ahow” yiraahdaanna aan u quurin. Markaas baan leennahay: “Muxuu Alle inoogu gargaari la’yahay”.
Xigasho:-Eng Salah Shek Osman
SABA GUDDAA WAAN TAANEEF MIIDIYAA GUDDAATU NUUF MALA!
@Abdii_Sabaa
💬NU QUNNAMUUF💬
@AbdiiSabaaDm
🎯BARNOOTAAF
@abdii_sabaa_university
🎯MARIIF
@Garee_Abdii_Sabaa
Last updated 6 days, 5 hours ago
asc بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad- 3000 Buug-Somali ayaa ku jira Akhriso oo ilaali xuquuqda Qoraayada leh.
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
Cabasho/Buug iyo Su,aal ... La Xidhiidh
@Cabasho_Bot
@Tusmobook
Last updated 2 months ago
Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.
Headquartered in Mogadishu.
Last updated 2 weeks, 5 days ago