SABAÂ GUDDAA WAAN TAANEEF MIIDIYAA GUDDAATU NUUF MALA!
@Abdii_Sabaa
💬NU QUNNAMUUF💬
@AbdiiSabaaDm
🎯BARNOOTAAF
@abdii_sabaa_university
🎯MARIIF
@Garee_Abdii_Sabaa
Last updated hace 5Â dÃas, 5Â horas
asc بســــــــــــم الله الرØمن الرØيــــــــــــم
Ku Dhawaad- 3000 Buug-Somali ayaa ku jira Akhriso oo ilaali xuquuqda Qoraayada leh.
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
Cabasho/Buug iyo Su,aal ... La Xidhiidh
@Cabasho_Bot
@Tusmobook
Last updated hace 2Â meses
Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.
Headquartered in Mogadishu.
Last updated hace 2Â semanas, 4Â dÃas
Ma og tahay in sababta geeridaada loo ga naxaa ay tahay in la ga wahsanayo xambaarista maydkaaga💔😔
Qancinta dumarka ayuu farxad ka helaa, xilligii balanta waa ka soo hormaraa, hadyadaha iyo casha gayntu waxa ay u tahay waajib isaga oon cidna dirsan, waa midka gabadhu haday marka qaban waydo ku cel celiya ku dhawaad toban jeer, xilliga uu la hadlayo waxa uu ku meeraystaa xaafadii iyo saxaabadii ka sheekayntooda, waa ninka dumarka ay u yaqaanan sharaf.
midka telka markay toban jeer so wacdo marka qabta, midka isaga la raali galiyo een wax raali galin, midka xili walba la soo raadsho isaga, midka gabadha xilliga uu lahadlayo kala hadla ajandihiisa iyo qorshihiisa, waa ninka dumarku u yaqaanaan nin rag ah.
Labadaas nin, dumarku midna wa jecelyahiin midna waa ku wiswisaan, adigay kuu taal kaad ahaanayso inan ragoow.
~Cilmi aziz cilmi
Dhaqan rag ma aha nin weyn oo afka buuraya, xeerka raggana kuma jirto in ninku afka u buuro innanta uu la haasaawo.
Sidoo kale xeerka haasaawaha kama mid aha in aad yeelato dabeecad ka duwan kolkii ugu horreysay ee aad qofta isbaranayseen. Waa waxa 80% xidhiidhka burburiya in aad u dhaqanto qaab ka duwan sidii aad markii hore qofka isku barateen.
Ma garan karo ragga aadka ugu dadaala sidii ay u heli lahaayeen gabadha ay rabaan bilowga hore, ka dibna marka ay helaan, joojiya wax walba ama samaynta waxyaabaha ay sameeyeen si ay u helaan.
Ha noqon nin marka hore wanaagsan, marka hore macaan, baashaal iyo xamaasad leh, dabadeedna waji kale yeesha. Sidaa waxa aad ku niyadjabin ama ku waayin cidda aad xidhiidhka la leedahay. Haddaad hadal badan tahay, iyo haddaad xanaaq badan tahay, iyo haddaad naxariis badan tahay, iyo haddaad dabeecad xun tahay, iyo haddaad deeqsi tahay - sidaa uun ahow. Ha isbedbeddelin.
Wixii qaali ah waa dumar, wixii gooyaanna waa dumar. Waa run, oo dumarka ayaa lagaga arooraa ililaha naxariista. Jannada xuuralcayn baa la isku abaal marinayaa, mooji waxa ay galab saddeen, ase wax naftu ay ku degto waa tahay laabta haweennaydu. Waa naxariis oo waa nabad. Laba jeerraalaba waa nolol. Abuurteennu waxa ay magan u tahay haweenay. Mid iyo labo: Hooyaddii ku dhashay ee naaskeeda kuu dhigtay, iyadaa loo gabbaad dhigtaa oo laga helaa galaha heemaale. Ooridda aad wehel isaga doorataan dunnida iyaduna waa irridahaad ku aroortiyo halkuu ubaxa saarnaa.
~turjumaad.
Qofka wanaagga badan naftiisa ayuu u daranyahay.
In aad noqoto qof macaan, khilaafka neceb, wax kasta aqbala, cid kasta raalligeliya, oo markasta dadka farxadooda ka shaqeeyaa waxa ay halis ku tahay naftaada, akhlaaqdaada iyo waaritaankaaga. Haddii aad waxba diidi weydo, waxba ka dhiidhin weydo, oo waxba ka diiri weydo waxa aad cadaadis iyo culeys ku haysaa shakhsiyaddaada iyo qiyamkaaga.
Marwalba adigu ha tanaasulin, wax walba ha yeelin, arrimaha qaar ha ka dulqaadan. Ha noqon qof haddii gacanta afka laga geliyo aan qaniinin—markasta oo aad noqoto qof aan halis ba laga filan waa markasta oo laguu soo kaadi tegi doono, qiimahaaga iyo qiyamkaagu na burburi doonaan.
"Haddii aad cid walba saaxiib la tahay waxa aad cadow ku tahay naftaada" — Mike Tyson
Hablaha hal baan leeyahay. In aad xiriir la yeelato nin dadaal badan ma aha hawl sahlan.
Inaad xiriir la yeelato nimanka hawl-karka ah oo subax walba kaca oo maalin walba u dadaala sidii ay ugu noolaan lahaayeen nolol ay ku hammiyaan, waa in aad fahanto inuusan ahayn nin saacad walba la heli karo ama mar walba kaa qabanaya telka, oo waqti kula qaadanaya.
Tani waa sababta dumarka qaarkood ay maalmahan u xiiseynayaan ragga aan lahayn aragti nololeed. Waxaa laga yaabaa in aad u maleyneyso in uu yahay nin aan dan iyo heello ka lahayn xidhiidhkaga, waayo waxaa jira waqtiyo uusan had iyo jeer u muuqan nin wax kula wada, laakiin arrinku sidaa ma aha, waa cagsiga.
Waxa uu subax kasta u kallahaa oo uu u baxaa sidii uu nolol qurux badan ugu raadin lahaa adiga, isaga iyo ehelkiisa. Waxa uu raadinayaa fursad kasta oo uu ku abuuri karo mustaqbal. Waxaad u baahan tahay in aad fahamto in ay jiri doonaan habeenno iyo maalmo badan oo uu heli doono waqti uu ku siiyo shumis iyo wadahadal qotodheer.
Ninka caynkaas oo kale ah waxa laga yaabaa in uu yara qallafsan yahay, laakiin waxa xaqiiq ah ninkani waxa uu ku jeclaan doonaa nooc jacayl aanad hore u arag. Sidaa darteed ka daaya buuqa iyo doodda ragga idin maqan; bal ku dhiirrigeli ninka aad xidhiidhka leedihiin in uu nolosha eryado in ka badan inta uu adiga kugu mashquulsan yahay.
Muuqaagii i dhayi jiray
Hadda wuu i dhibaya?
Naga mid ma ahan nimanka farriimaha iyo wicitaanada dumarka degdegga uga jawaaba, kuwa raggana dib u dhiga ama ismoogeysiiya. Ama ninka nin kale u caaya si uu isaga dhaadhiciyo gabar!
U soo laabta ragannimada, doqoma yahow.?
Naxariis iyo nabad galyo korkooga ha ahaato kuwa la dhaawacay ee hadana cafiska bixiyey iyagoo aargoosan karaya..
Gobonimo
SABAÂ GUDDAA WAAN TAANEEF MIIDIYAA GUDDAATU NUUF MALA!
@Abdii_Sabaa
💬NU QUNNAMUUF💬
@AbdiiSabaaDm
🎯BARNOOTAAF
@abdii_sabaa_university
🎯MARIIF
@Garee_Abdii_Sabaa
Last updated hace 5Â dÃas, 5Â horas
asc بســــــــــــم الله الرØمن الرØيــــــــــــم
Ku Dhawaad- 3000 Buug-Somali ayaa ku jira Akhriso oo ilaali xuquuqda Qoraayada leh.
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
Cabasho/Buug iyo Su,aal ... La Xidhiidh
@Cabasho_Bot
@Tusmobook
Last updated hace 2Â meses
Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.
Headquartered in Mogadishu.
Last updated hace 2Â semanas, 4Â dÃas