Maskax Maal❣️

Description
Never Give up??
Advertising
We recommend to visit

SABA GUDDAA WAAN TAANEEF MIIDIYAA GUDDAATU NUUF MALA!

@Abdii_Sabaa

?NU QUNNAMUUF?
@AbdiiSabaaDm

?BARNOOTAAF
@Abdiisabaa

?MARIIF
@Garee_Abdii_Sabaa

Last updated 2 months ago

https://t.me/joinchat/AAAAAFgrZgMjBcvdBf7YWg

Last updated 1 month, 4 weeks ago

asc بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad- 3000 Buug-Somali ayaa ku jira Akhriso oo ilaali xuquuqda Qoraayada leh.
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
Cabasho/Buug iyo Su,aal ... La Xidhiidh
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 1 month ago

6 months, 2 weeks ago

.

8 months, 2 weeks ago
10 months, 2 weeks ago
**“Xiisaha xanuunkiisa waxaad ka waraysataa qof …

“Xiisaha xanuunkiisa waxaad ka waraysataa qof u xiisay qof aan soo laabanayan”?*?@ABU_CAAMIR ✍️***

10 months, 2 weeks ago
Jacaylku wax madilo waxna ma duleeyo

Jacaylku wax madilo waxna ma duleeyo
Dadka dunida saaran oo dhan haday JacayLka isku fahmi lahayeen dunida maanta jacaylka ayaa ka talin lahaa
?❤️

__?A/Fatah alfaghi

1 year, 2 months ago

ASc

1 year, 5 months ago
“Maxaynu u garan weynaa qiimaha iyo …

“Maxaynu u garan weynaa qiimaha iyo weynaanta qof nolosheena ku jira?
“Qof ka mid ah qaybaha ugu quruxda badan nolosheenna?
“Maxaynu u maamuusi weynaa oo u weynayn weynaa wakhtiga uu qofkaasi nolosheenna joogtada ku yahay?
“Marka uu qofkaasi wax walba diyaarka i noola yahay maxaynu u tusi weynaa baahida aynnu u qabno iyo wanaagga aynnu u hayno?
“Maxaynu u tebnaa oo isugu daynaa in aynu waxaas oo dhan qabanno goor ay xeedho iyo fandhaal kala dhaceen? “Maxaa aynu mararka qaar ugu dhaqanna sidii dad aan kala saari karin midabka madawga ah iyo midabka cadaanka?
“Maxaynu se mar walba habsaan u nahay?
“Maxaynu wax qiimo leh wax aan qiimo lahayn ugu doorsannaa?
“Maxaynu wax yar wax weyn ugu baabi'naa?
“Maxaa aynu dano iyo sababo isugu jeclaanaa, marka aynu iska dhex weyno dantaa iyo sababtaana isugu nacnaa? Qof aynaan ahayn maxaynu u matalnaa?

Jawaab la’aanta su’aalahani waa kuwo dhawaanahan iga dhigaya qof doorbidaya in aan cidna sinnaba ugu lahaan saamayn nolosheeda.

1 year, 5 months ago
Xarigweeye xarafkeyga xeerinkii badnaaye,

Xarigweeye xarafkeyga xeerinkii badnaaye,
Xoojinweeye axdigiisa xiriirkiisii dheeraaye,
Xushmadweye wanaageena xilkasnimadisiye,
Xeerweeye jacaylkeena xushmadisi wacnaye,
Xeendaabweeye adaan ku xiranahaye,
Xeeradaan kadheerada sariir warkiba daaye,
Taarikhweeye xubigeena sumadii lahaaye,

zupax wngsan Dadkeyga❤️?

1 year, 6 months ago
Tix baan ku tilmaamaa taahaan qabe …

Tix baan ku tilmaamaa taahaan qabe e
Godobaan ka galaa hadaan taalo u taagayne
Tiirka dabarka weeye tii lafdabarta taagtay
Tilaabada socodka weeye waxay hablaha taban dheertahaye
Tilmaamteeda wacanbaa maanka ku tirshaaye
Tusaaley utahay hablihii toosnaaye
Kama tagto tubta nolosha dhaqankeedii toosnaaye
Waan tamaniyaa

1 year, 6 months ago
Nasri weeye duni hadaan nafci kula …

Nasri weeye duni hadaan nafci kula quutaaye,
Nacas naftii gabay baa kunaa wileynee,
Nuurkii eebe ku siiyey baa maanka ka go'ayne
Nasiibkaa iikaa kulmiyey.??

Nafis baa laga helaa agtaada nacas baan garaneyne,
Najax baad utahay nolosheyda aan nusqaameyne,
In lagu nacaa waa waxaa nasabkaa galine,
Nasiibkaa iikaa kulmiyey.❤️??

1 year, 6 months ago
Sabab weeye caashaqii

Sabab weeye caashaqii
Sariir dhigay boodhariyoo
Anna saakay baan
Sahmiyaa suuradiisoo
Sina kama ahaado
Sameysankii lagu uumaa
Aanka suuley maankoo
Saldhigatay xiskoo
Safar baan ugu jiraa

Hbn wngsan ❤️❤️??Dadkeygow

We recommend to visit

SABA GUDDAA WAAN TAANEEF MIIDIYAA GUDDAATU NUUF MALA!

@Abdii_Sabaa

?NU QUNNAMUUF?
@AbdiiSabaaDm

?BARNOOTAAF
@Abdiisabaa

?MARIIF
@Garee_Abdii_Sabaa

Last updated 2 months ago

https://t.me/joinchat/AAAAAFgrZgMjBcvdBf7YWg

Last updated 1 month, 4 weeks ago

asc بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad- 3000 Buug-Somali ayaa ku jira Akhriso oo ilaali xuquuqda Qoraayada leh.
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
Cabasho/Buug iyo Su,aal ... La Xidhiidh
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 1 month ago