Unlock a World of Free Content: Books, Music, Videos & More Await!

Murti_dahson 🙏💓

Description
♻️hadad sogashay meshaan sodhawaw
Channel waxa ka helysa murti iyo sheekoyin faa'iido leh😊❤️
🙏🥰.
Advertising
We recommend to visit

بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad 3000 Buug-Somali
Free Ah
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
https://telegra.ph/HA-DEG-DEGIN-AKHRI-11-15
© Somalibooks Pro Inc
- All Rights Reserved-⤵️
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 5 months, 3 weeks ago

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.

Last updated 1 month, 2 weeks ago

Kala soco Xikmad iyo Qormooyin Markasta Io Meelkasta.

Last updated 5 days, 7 hours ago

5 days, 12 hours ago

▫️

"Qur'aanku" Waa saaxiibka kaliya an marnaba ku qiyaamen.. ..

Wuxuu kugu wehlinayaa qabriga.. ..

Waxaad ka heleysaa maxsharka.. ..

Sido kale waxaad ka heleysaa janadda dhaxdeeda.. .. !

Qur'aanka: wuu ku anfacayaa , wuu ku shafeecayaa . Kor ayuu kuu qaadayaa.

Meeqa tamanisa Qur'aanka in ay aragooda ku arkaan halka ay aqrinayan o arag La'

Meeqaa jecel in ay maqlaan Qur'aanka o an dhiga aysan ku maqal Leheen

Midkan uu alle siiyay maqalka iyo araga qabso Quranka

Haka go'in Qur'aanka Aqrintiisa sababaha iyo duruufaha ku hessta awgii

Qur'anka ad aqrisid, Wuxuu kugu caawinayaa barako

Naftaada uga dhig Qur'aanka wardi o joogtee aqriskiisa maalin waliba,
sikasta o aad umashquushid ama aad ubaahan tahay, waxaad heleysaa wax waliba inay kuu fududaadan, Laab furnaan iyo in faraj o alle kaaga furo meel aadan fileyn

Sacaadadaadu_waxay_ku_jirtaa_aqrinta_Quraanka_haka_haajirin
@Murti_dahson

1 week, 5 days ago
Qofkii ilaahay ka cabsadaa wuxuu u …

Qofkii ilaahay ka cabsadaa wuxuu u furaa makhraj ama wado uu oga baxo dhibaato walba oo haysato wuxuuna u furaa faraj umuurtiisa oo dhan wuu u hagaajiyaa wuxuu ka arzaqaa meel uusan filaynin (Furaha nolasha waa kaliya alle ka cabsi)

Sh.Mustafe xaaji ismaciil❤️

3 weeks, 6 days ago

t.me/somalibooks

Telegram

Somali Books 📚

بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم Ku Dhawaad 3000 Buug-Somali Free Ah Youtube: https://shorturl.at/auGJZ Diclamer: https://telegra.ph/HA-DEG-DEGIN-AKHRI-11-15 ***©*** Somalibooks Pro Inc - All Rights Reserved-***⤵️*** @Cabasho\_Bot @Tusmobook

[t.me/somalibooks](http://t.me/somalibooks)
2 months, 3 weeks ago

Jadwal fiican oo aad raaci kartid Ramdanka kuna anfici doona.

1: xilli hore seexo habenkasta 10pm
2: waxaad soo kacdaa 3am
3: salatul laylka ama tajidka tuko 3:30am ilaa 4:15am
4: 10 ayadood oo quraanka kamid ah macnahooda baro ugu yaraan 20 daqiiqo, 4:15am ilaa 4:35am ducayso ilaa 10 daqiiqo oo illhay waxaad rabtid weydiiso 4:35am ilaa 4:45
5: suxuuro 4:45 am ilaa fajriga inta udhaxaysa.
6: markaat saxuurta cuntid kadib isku diyaari salaada subax
7: salaada subax xiligeeda tuko.
8: waxaad aqrisataa adkaarta subaxa ilaa 6am
9: naso ilaa 7am kadibna isku diyaari malintaada xigta .
10: tuko saalatu duxaa ugu yaraan 4 rakcadood 9:00am ilaa 11:30 am.
11:markasta quraanka dhagyso
12: salaada duhur xiligeeda tuko ducaysana ugu yaraan 20 daqiiqo.
13: salaada casar xiligeeda tuko adkaartana akhri iyo quraanka.
14: ku afur markay qoraxdu dhacdo waxaad haysatid kadibna ducayso oo illahy waydiiso wax walba oo aad rabtid intaadan afurin kahor
15: tuko cishaha wakhtigiisa sidoo kalena tuko taraawiixda ilaa 9:00pm
16: taraawiixda kadib 5 daqiiqo waxaad ka fakartaa malintaadu sidey ahayd iyo waxa kuu qabsoomay nafsadaadana waydii suaalahan.
Maxaan sameeyey ? Maxaa isbadal iiga baahan? Maxaan joojiyaa? Iyo maxaan bilaabaa?.

Intaa kadib badi sadaqada oo caawi dadka baahan
Illhay waxaan ka baryeynaa Ramadanka inuu cafimaad nagu gaarsiiyo.

□ habka quranka aad ku dhamayn kartid 30ka jus 30malmood

Salaada subax kadib :4bog
Salaada duhur kadib : 4bog
Salaada casar kadib : 4bog
Salaada maqrib kadib :4 bog
Salaada cishe kadib : 4bog

□Habka aad ku dhamayn kartid 30ka jus 15 bari

Salaada subax 8bog
Salaada duhur 8bog
Salaada casar 8bog
Salaada maqrib 8bog
Salaada cishe 8 bog

□Habka aad ku dhamayn kartid 30ka jus 12 malmood

Salaada subax 10 bog
Salaada duhur 10 bog
Salaada casar 10bog
Salaada maqrib 10 bog
Salaada cishe 10 bog

□Habka aad ku dhmayn kartid 30ka jus 10 malmood

Salada subax 12 bog
Salaada duhur 12 bog
Salaada casar 12 bog
Salaada maqrib 12 bog
Salaada cishe 12 bog

□Qaybataan waxaa loogu talagalay dadka Hankoodu aadka usareeyo waxay ku dhamayn karaan 30ka jus 6 maalmood

Salaada subax 20 bog
Salaada duhur 20bog
Salaada casar 20 bog
Salaada maqrib 20 bog
Salaada cishe 20 bog

Fadlan ku faafi groupyada iyo dadka aad taqaanid sababtoo ah ma ogid ajarka aad kaheli kartid meqo qof ayaa raacaysa taladan aad share gareysey. quraankana dhamaynaysa.

FG&Copy.

3 months, 1 week ago

Assalaamu calaykum walaalayaal💞

Caawa waa habeen qiimo leh.....

Habeenka ay shacbaan kala barka tahay oo cawada ku beegan waa habeenka uu Allaah SWT daalacanayo adoomadiisa oo u dambi dhaafayo marka laga reebo kan mushrika ah ee ilaahay wax la wadaajiyay iyo kan ay cuqdada iyo cadaawuhu kala dhexeeyaan walaalkiisa muslimka ah...

Marka hore aan annaga is cafinno si ilaahay uu noo cafiyo...

Allaah dambigeenna iyo dambi waalidkeen iyo dhamaan kan muslimiintaba hanoo dhaafo🤲....

4 months, 1 week ago

Channels ka telegramka ee soomaalida.
Waakuwan channelska u caan san ee soomaalida uguna wax tarka badan 
               ❂✿❂✿❂ - ✿❂✿❂

╔═══════ - ════════╗

KOOXDA KULMIS 2⃣

🔆✿❀ - ❀✿🔆 
:Al furqan online academy
Ꙭ: QURAANKA IYO SAYNISKA
BARO TELEGRAAMKA
Ꙭ:   NASIIB 149
Ꙭ: Horumari naftaada
Ꙭ:  Dareenka nolosha
Ꙭ:    maalikat maariya
:xikmad side 2023
Ꙭ:   xikmad side 2023
☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼
Ꙭ: Hormari naftada
Ꙭ: MUCJISADA WAARAYSA
Ꙭ:MUCJISOOYINKA QURAANKA
Ꙭ: AL FURQAN ONLINE SCHOOL
Ꙭ:Hayaanka nolosha
☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼
Ꙭ:  Waayaha nolosha
Ꙭ:  Hoyga akhriska
Ꙭ: xikmad side
Ꙭ: Hoyga sheekoyinka
Ꙭ:  Duruusta nolosha
Ꙭ: Xikmado iyo suugaan

☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼
Ꙭ:MUCJISADA QURAANKA
Ꙭ: isbadalka nolosha
Garnaqsi channel
Ꙭ:  Xikmado iyo sugaan

☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼

Ꙭ: wehelka qalbiga
Ꙭ:  cilmi nafsiga
  philosophy
Ꙭ: ogaansho
Ꙭ:Dhiiri galiye soomaali

☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼

Ꙭ: Qoraaladi qalbiga
Ꙭ: xikmada maanta
Ꙭ: Dhiiriye channel
Ꙭ: Wehel caashaq
Ꙭ :Waddooyinka guusha

☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼

Ꙭ: Aways cishqi side
Ꙭ: Hayaanka nolosha
Ꙭ:  Hogaanka guusha
Ꙭ:  Badbaadi naftaada
Ꙭ: Daaru tafsiir

☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼

Ꙭ: Wanaag media
Ꙭ: Daarul dacwaa
Ꙭ: Xulashada qalbiga
Ꙭ: Ibraahin geedi
Ꙭ: zain sharaf channel
Ꙭ:  Xikmadaha nolosha

☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼

Ꙭ:  Xigasho iyo xaqiiqooyin
Ꙭ: Aqoon raadis
Ꙭ: Daryeel jacayl 
Ꙭ: sain sharaf channel
☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼
Ꙭ: Xikmad murti jacayl
Ꙭ: kuliyda online ka ah ee Alfurqaan
Ꙭ:  Fursado wax barasho 
Ꙭ: Burqad  forex academy                                        
Ꙭ: OGaansho
Ꙭ: fursado waxbarasho
Ꙭ: Burqad forex academy
Ꙭ:  Aqoon yahan com

☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼
☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼

𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹
𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹                     
        ❂✿❂✿❂ - ✿❂✿❂

╚═══════ - ════════╝

❂✿❂✿❂ - ✿❂✿❂

Xogta link'yadan:  @kooxda_kulmis

Si aad kannaalkaaga link'yadan ugu darto,laxidhiidh:@Abdirahmanmohamed1

▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂ 
➦ SPONSORED BY

☞︎
     ☞︎︎︎ QURAANKA IYO SAYNISKA
    ☞︎︎︎DUNIDA DAHSOON
     ☞︎︎︎XIKMAD BADAN
     ☞︎︎︎HOYGA SHEEKOOYINKA
      ☞︎︎︎  NASIIB 124
➡️   Kayd books

■□■□■□■□ - ■□■□■□■

■□■□■□■□ - ■□■□■□■

ma tahay arday raba inuu barto computerka isticmaalkiisa.
Waliba si bilaash ah kaliya diwaan galinta oo 6 dollar ah ayaad  bixinaysaa.
Kuliyada wayn ee alfurqan online academy waxay ku haysaa fasalo cusub oo bilow ah.
Lahadal ciwaankan hoose  si aaad isku diwaan galiso.kana faa'idayso fursada waa caawa oo kaliya.

Halkan hoose isk diwaan gali
👇👇👇👇
@UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq

🄺🄾🄾🅇🄳🄰 🅺︎🆄︎🅻︎🅼︎🅸︎🆂︎

Telegram

AL: FURQAN ONLINE TEACHING ACADEMY

Dugsiga alfurqaan waa dugsi ku baxa habka online ka kaas oo ay wax ka dhigtaan arday farabadan oo ku kala sugan daafaha dunida. Maamulka***👉******👉******👉*** @UstaadAbdurisaaq Ku xidhnow facebook pagekayaga . https://www.facebook.com/profile.php?id=100091495486407.

Channels ka telegramka ee soomaalida.
4 months, 2 weeks ago
Saliga Nabiga NNKH wuxuu kamid yahay …

Saliga Nabiga NNKH wuxuu kamid yahay dikriga uu fiican caafimaadka maskaxda, haddii aad badsato waxaa xaqiiq ah in hami kasta oo ku haysta kaa dulqaadayo!!!❤️

4 months, 2 weeks ago

Sir wayn oo aan doonaayo inaan kuu sheego,
"Waxaa ku jira saacad la ajiibo ducada taas oo ah casir liiqi maalinka jimcaha"

4 months, 3 weeks ago
(**WAXAANU SOO CELINAY FURSADAN MAR sadexaad** …

(WAXAANU SOO CELINAY FURSADAN MAR sadexaad )

KU BARO COMPUTERKA 6 DOLLAR OO KALI AH .****

ma tahay arday ay usora gali wayday inu helo fursadan doorkii hore .
Maanta ka faa'idayso .ku baro computerka  si bilaash ah.kuna baro si  online ah adoo gurigaaga jooga oon wax daal ahi kaa bixin ama adoo jooga goobtada shaqo.
Ka faa'idayso fursadan ay kuliyada wayn ee Alfurqan online school kusoo kordhisay.

Shuruudaha.
Fursadan kaliya waa maanta .oo cidii is diwaan galisa ayaa helysa .
inay kaa go'antay wax dhigashadu.
inaad ka wayn tahay 15 jir.
inaad bixiso lacagta diwaan galinta oo ah 6 dollar oo kaliya .

Prograsmka la dhiganaayo waxa ka  mida:
●Introduction to windows
● Microsooft  word
●Microsooft ppt
●Microsooft excel
●Microsooft access
●Microsooft publisher
●Microsooft outlook

Mudada koorasku waa 3 bil .
Shahadaduna waa diploma.

Nasiib fiican.

24 saac ayaad uhaysataan deeqadan wax barasho.

HALKAN ISKA DIWAAN GALIN👇👇👇👇

@UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq
@UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq

6 months, 1 week ago

Subax wanaagsan inta caafimaad ku soo toostay Alle ha u siyaadiyo inta xanuunsan Alle ha caafiyo qof walbana muraadka uu leeyahay Alle ha u sahlo.💕😘❤️

We recommend to visit

بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad 3000 Buug-Somali
Free Ah
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
https://telegra.ph/HA-DEG-DEGIN-AKHRI-11-15
© Somalibooks Pro Inc
- All Rights Reserved-⤵️
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 5 months, 3 weeks ago

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.

Last updated 1 month, 2 weeks ago

Kala soco Xikmad iyo Qormooyin Markasta Io Meelkasta.

Last updated 5 days, 7 hours ago