SABA GUDDAA WAAN TAANEEF MIIDIYAA GUDDAATU NUUF MALA!
@Abdii_Sabaa
?NU QUNNAMUUF?
@AbdiiSabaaDm
?BARNOOTAAF
@Abdiisabaa
?MARIIF
@Garee_Abdii_Sabaa
Last updated 2 months ago
https://t.me/joinchat/AAAAAFgrZgMjBcvdBf7YWg
Last updated 2 months ago
asc بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad- 3000 Buug-Somali ayaa ku jira Akhriso oo ilaali xuquuqda Qoraayada leh.
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
Cabasho/Buug iyo Su,aal ... La Xidhiidh
@Cabasho_Bot
@Tusmobook
Last updated 1 month ago
Ciid mubaarak dhammaan bahda ku jirta kannaalka '@Murti_dahson
Asc walalayal waxa inagu so food leh maalinta wayn Ee Carafa oo kaliya ay Naga Xikto Saacado kooban maalinta Carafo waa
Malinti iLaahay Diintisa udhamaystiray Adomadisa Sido kalana iLaahay uu Nimcadiisa udhamaystiray
Majirto maalin ka badan uu iLaahay Adomadisa Narta ka Xoreyo malinta Carafo
Sonka malinta Carafo iLahay waxa uu ku dhafa Laba sano danbigoda sanadka so socda iyo midkii tagay
Waa Maalinta iLaahay Adomadisa uu ugu faanayo Mala,iktiisa
Duco waxa ogu kheyr badan ducada maalinta Carafo La ducaysto Nabiga waxa uu dhahay SCW "Ducada mida ogu kheyrka badan wa ducada malinta Carafo waxa ogu kheyrka badan Ee Aan Aniga dhaho iyo Nabiyadii iga horeyay waa
لا اله الا الله وحده لا شريك له له الملك وله الحمد وهو علي كل شيء قدير"
Majirto maalin ay qoraxi so baxdo oo ka kheyr badan malinka Carafo
Waxa is wafaqay malinta jimcaha oo ah malinta isbuuca ogu fadliga badan iyo malinta Carafo oo Ah Malinta Sanadka ogu fadliga badan
Hadaba walalayal fadliga malinta carafo inta laguma so koobi karo oo malinta Carafo fadli Aad ubadan ayay Ledahay
Hdaba waxa wanagsan qof walba oo muslim Ah in malinta wayn si fudud aysan ku dhaafin
imaam Al Awzaaci aya Laga wariyay inu dhahay " waxan so HaleeLay qoom kuwaso danahooda udib dhikta maalinta Carafo si ay iLaahay uwaydistan"
Waxay ay dhihi jireen qarkood "50 sano oo Aan iLahay baryay maalinka Carafo sanad kama so wareegi jirin ilaa wan Arki jiray waxa Aan iLahay ka baryay "
ilaahay hanaga dhigo kuwii danbigoda La dhaafo Nartana Laga Xoreeyo ducadoodana La Ajiiibo Amiin yarbi❤
Fadlan sii share garee oo walaalaha kle sii garsii insha alh
Fadliga 10ka dilxij.
1. Waa maalmaha aduunka ugu fadliga badan
2. Ibnu cabaas wuxu yidhi { Camal ilaahay uga fadli badan ma jiro 10kan
Sidee looga faaideystaa.
1. Digriga badi
2. Sadaqo baxso
3. Sunayaasha salaadaha badan
4. Wadooyinka ka leexi waxyaabaha dadka dhibaya
5.Dadka xanuunsan booqo
6. Janaaso raac
7. Hana yareysan khayrka.
Waxay bilaabmayaan jimcaha
Idamka alle.
@Murti_dahson
Qosol ku waligiiba wuxu ka mid ahaa hababka iyo hannaannada ay dadku uwada xidhiidhan ,waa fal celinta uu qofka caafimaadka qabaa uuu bixiyo marka xaaladu ay ku haboon tahay.
Cipmi baadhisyadda la sameeyey waxay caddeeyeen in uu qosolku hoos udhigo cadaadiska dhiiga, oo uu kordhiyo xaddiga oxygen ta ah ee gaadha sambabada, waxa kale oo uu si fiican usocodsiiya wareega dhiiga waxaanu hagaajiyaa bedqabka iyo shaqada wadnaha
Marka aynu qosolno waxa dhaqaaqa 17 muruq oo wajiga ah.
Nabigeenu wuxu yidhi{ صلي الله عليه وسلم}
{ dhoola cadeynta aad walalka udhoolo cadeynaysaa waa sadaqo}.
Nabi maxamed { صلي الله عليه وسلم}
Wuxu yidhi: { Saacad saacad quluubta ucusbooneysiiya, waayo quluubta way duugoobaan, haday duugoobana way caajisaan haday caajisaana way indha beelan}.
Cali binu abii daalibna wuxu yidhi { qalbigu wuu daala siduu jidhkuba udaalo, ee u raadiya sheekooyin xikmad leh}.
Cumar binu khadaabna wuxu yidhi{ waxay ahayd umad umadani ahaayeen kuwo qosla iyadoo iimanka qalbigoodu ka adag yahay buuraha}.
@Murti_dahson
Wax sahalo lagu helaa ma jiro. I aamin. Wax waliba marka dedaal iyo joogtayn la isu raaciyo inuu midha dhalo ayay u badan tahay. Way dhacdaa inay si fudud dadka qaar ku helaan waxay rabaan, waa se farakutiris. Waa nasiib ayaa la yidhaahdaa, mar walba se nasiibka aad raadsato ayaa ka fursad badan helitaanka nasiibka aad niyadda ka dhawrayso. qof miskiin ah uun baa nasiibka fadhiga ku sii suga. Nasiibka waxa hela qofka raadsada ee ma hanto kan sugaa. Kalluunka ninka shabagga u qaatay ee badda ku kallaha iyo ninka barkinta dheeraystay kee ayaa u dhow inuu helo? Haddii ba aad ila qirsan tahay in kallahaaddu muhim tahay waxaad si dadban u baratay 'inaan waxba bilaash lagu helin'.
Waa xaqiiqo khadhaadh oo in badan aan ka indhaqarsanno, dhabtu se waa inaan la hurayn 'Halgan'.
~▪︎Cabdijaliil khadar.
▫️
"Qur'aanku" Waa saaxiibka kaliya an marnaba ku qiyaamen.. ..
Wuxuu kugu wehlinayaa qabriga.. ..
Waxaad ka heleysaa maxsharka.. ..
Sido kale waxaad ka heleysaa janadda dhaxdeeda.. .. !
Qur'aanka: wuu ku anfacayaa , wuu ku shafeecayaa . Kor ayuu kuu qaadayaa.
Meeqa tamanisa Qur'aanka in ay aragooda ku arkaan halka ay aqrinayan o arag La'
Meeqaa jecel in ay maqlaan Qur'aanka o an dhiga aysan ku maqal Leheen
Midkan uu alle siiyay maqalka iyo araga qabso Quranka
Haka go'in Qur'aanka Aqrintiisa sababaha iyo duruufaha ku hessta awgii
Qur'anka ad aqrisid, Wuxuu kugu caawinayaa barako
Naftaada uga dhig Qur'aanka wardi o joogtee aqriskiisa maalin waliba,
sikasta o aad umashquushid ama aad ubaahan tahay, waxaad heleysaa wax waliba inay kuu fududaadan, Laab furnaan iyo in faraj o alle kaaga furo meel aadan fileyn
Sacaadadaadu_waxay_ku_jirtaa_aqrinta_Quraanka_haka_haajirin
@Murti_dahson
SABA GUDDAA WAAN TAANEEF MIIDIYAA GUDDAATU NUUF MALA!
@Abdii_Sabaa
?NU QUNNAMUUF?
@AbdiiSabaaDm
?BARNOOTAAF
@Abdiisabaa
?MARIIF
@Garee_Abdii_Sabaa
Last updated 2 months ago
https://t.me/joinchat/AAAAAFgrZgMjBcvdBf7YWg
Last updated 2 months ago
asc بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad- 3000 Buug-Somali ayaa ku jira Akhriso oo ilaali xuquuqda Qoraayada leh.
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
Cabasho/Buug iyo Su,aal ... La Xidhiidh
@Cabasho_Bot
@Tusmobook
Last updated 1 month ago