Why Pay for Entertainment? Access Thousands of Free Downloads Now!

Udhawoow alle ❤️

Description
Dhiirigilin midda u wanagsan waa in aakhiradaada lagugu dhiirigiliyo🤍
Advertising
We recommend to visit

بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad 3000 Buug-Somali
Free Ah
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
https://telegra.ph/HA-DEG-DEGIN-AKHRI-11-15
© Somalibooks Pro Inc
- All Rights Reserved-⤵️
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 5 months, 1 week ago

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.

Last updated 1 month ago

Kala soco Xikmad iyo Qormooyin Markasta Io Meelkasta.

Last updated 1 month, 3 weeks ago

4 days, 2 hours ago
Haddaad meel mugdi ah ku keli …

Haddaad meel mugdi ah ku keli noqoto naftuna xadgudub iyo macsi kuugu yeedho;ka xishood inuu Allah kuu jeedo, waxaadna nafta ku dhahdaa 'nafyahay joog Allihii mugdiga abuuray waa ii jeedaaye'🤍🥺☝🏽

1 week ago

أكثروا من قول
" لاحول ولا قوة الإ بالله العظيم"
فإنها كنز من كنوز الجنة

Badiya inaad dhahdan
" لاحول ولا قوة الإ بالله العظيم"

Maxa yelay Waxay ka mid tahay khasnadaha Jannada.❤️🩷🩷🩷

1 week, 2 days ago

Allaah SWT  Waxu Ku leyhay Qur,aankisa

وَمَنْ أَحْسَنُ قَوْلًا مِمَّنْ دَعَا إِلَى اللَّهِ وَعَمِلَ صَالِحًا وَقَالَ إِنَّنِي مِنَ الْمُسْلِمِينَ❤️

Ayaa Ka Oraah Wangsan Hadal Ahaan Qof Dadka Xaga alle Ugu yeedhay Oo Camal Wanagsan Sameyay  Oo Yidhi
Waxan Kamid Ahey Muslimnta

1 week, 5 days ago

🦋KOOXDA MIDNIMO🦋

Halkaan waxaa isugu keenay🧭
Kanaalada somalida ugu wanaagsan
Uguna tayada sareeyo si aad waxbadan uga faa'iido kubiir.⬇️

@Qalpijaceyl42 💔😢
@Lamaane24h 🫂💝
@Erayojaceyl23 ❤️‍🩹
@Riyooyinkeena56?
@NAFTEENNA1
⬇️KU BIIR ⬇️
https://t.me/addlist/U1FMn-6CwW4yYmZk

Telegram

Midnimo

Gud Kooxda Midnimo invites you to add the folder “Midnimo”, which includes 89 chats.

1 week, 5 days ago
Shay Qof isku qurxiyo waxa ugu …

Shay Qof isku qurxiyo waxa ugu qurux badan kalsoonida Nafta.)

Hu’ lagu lebistana waxa u mudan taqwada
(وَلِبَاسُ التَّقْوَىٰ ذَٰلِكَ خَيْرٌ ۚ)

Sahay la qaatana waxa ugu qiimo badan , dabeecada wanaagsan (akhlaaqda wanaagsan ) 💯

قال عليه الصلاة والسلام : { اتق اللّه حيثما كنت، وأتبع السيئة الحسنة تمحُها، وخالق الناس بخُلق حسن }

Wuxuu yidhi suubanuhu ﷺ : illaahay ka baq meelkasta oo aad joogto, xumaantanna wanaag ku xiji wey masaxaysaaye, dadkana kula dhaqan dabeecad wannaagsan. 🌿🌏❤️😊

2 weeks ago
Nabiga ﷺ Waxuu yiri"Waxaad ogaataan waxa …

Nabiga ﷺ Waxuu yiri"Waxaad ogaataan waxa ugu khayr badan Camaladiina Wa Salaada '"Weysadana Maxifdiyo ilaa Qof Mu'min ah ma ahane"

Allah naga yeelo kuwa xifdiya SALAADA.🤲

2 weeks, 5 days ago

🦋KOOXDA MIDNIMO🦋

Halkaan waxaa isugu keenay🧭
Kanaalada somalida ugu wanaagsan
Uguna tayada sareeyo si aad waxbadan uga faa'iido kubiir.⬇️

@Qalpijaceyl42 💔😢
@Lamaane24h 🫂💝
@Erayojaceyl23 ❤️‍🩹
@Riyooyinkeena56?
@NAFTEENNA1

@Gud_Kooxda_Midnimo

👇KU BIIR👇
https://t.me/addlist/W5Ssn2v38oVlMTBk

Telegram

Midnimo

Gud Kooxda Midnimo invites you to add the folder “Midnimo”, which includes 87 chats.

2 weeks, 5 days ago
***💎***

💎

-
‏☽︎ وَقُل رَّبِّ زِدْنِى عِلْمًا ☾︎

🍃 ibnu mascuud "Allah haka raali noqdee", aayadan marka uu aqrinayo Wuxuu dhihi jiray :-

اللهم زدني علمًا وإيمانًا ويقينًا.

•√ [ allow iikordhi cilmi iyo iimaanka iyo yaqiinsanaanta ]
-

💎

2 weeks, 6 days ago
*Markastood firaaqo haysid ood bilaa camal …

Markastood firaaqo haysid ood bilaa camal tahay Shaydaanku wuu ku damcayaa Wuxuuna isku dayayaa inuu kugu rido danbi

Qorshe udag mustaqbalkaaga dhabtaa shaydaankana boos ha siinin ❤️❤‍🩹

3 weeks, 6 days ago

https://t.me/addlist/kCc9TGF9doNlOTQ0

Via @team_kordhis B2

Ma iska Joogtay Aalada telegram Oo wakhti badan makaaga baxay raadinta Kannaalo Faa'iido u leh Noloshaada. Jawabtaadu hadday tahay; haa ''Waxan halkan kuugu soo xulay aqristaha sharfanow channelskaad baadi goobka ugu jirtay mudada dheer oo nooc kastaba leh. 😇

𝗦𝗵𝗮𝗿𝗮𝗳 𝗶𝘆𝗼 𝗸𝗮𝗿𝗮𝗮𝗺𝗼 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝗯𝗶𝗶𝗿 𝗔𝗸𝗵𝗿𝗶𝘀𝘁𝗲 𝗼o 𝗸𝗮𝗺𝗶𝗱 𝗻𝗼𝗾𝗼 𝗯𝘂𝗹𝘀𝗵𝗮 𝘄𝗲𝘆𝗻𝘁𝗮 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘅𝗶𝗿𝗮𝗻, 💙😘

▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂ 
➦ SPONSORED BY
  ❂✿❂✿❂ - ✿❂✿
↪️ @jaceylqore
↪️ @TAFSIIRKA_QURAANKA1
↪️ @learn_english012
↪️ @Hagaajinaftaada
↪️ @Wadada_Guusha
↪️ @Arabic023
↪️ @taladaqoyska
↪️ @mustaqbalkacaafimaad
↪️ @Xikmadle
↪️ @kadisaqoon
↪️ @kalandarka_Hijriyada
↪️ @wadnojacayl
↪️ @Lamaane24h
↪️ @Qalpijaceyl42
↪️ @kaahanolosha
╚═══════ - ════════╝

♧Guddoomiyaha kooxda♧
http://t.me/Wll_musab

Telegram

KORDHIS

Wll Muscab invites you to add the folder “KORDHIS”, which includes 95 chats.

We recommend to visit

بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad 3000 Buug-Somali
Free Ah
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
https://telegra.ph/HA-DEG-DEGIN-AKHRI-11-15
© Somalibooks Pro Inc
- All Rights Reserved-⤵️
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 5 months, 1 week ago

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.

Last updated 1 month ago

Kala soco Xikmad iyo Qormooyin Markasta Io Meelkasta.

Last updated 1 month, 3 weeks ago