SABA GUDDAA WAAN TAANEEF MIIDIYAA GUDDAATU NUUF MALA!
@Abdii_Sabaa
?NU QUNNAMUUF?
@AbdiiSabaaDm
?BARNOOTAAF
@abdii_sabaa_university
?MARIIF
@Garee_Abdii_Sabaa
Last updated 1 month, 1 week ago
asc بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad- 3000 Buug-Somali ayaa ku jira Akhriso oo ilaali xuquuqda Qoraayada leh.
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
Cabasho/Buug iyo Su,aal ... La Xidhiidh
@Cabasho_Bot
@Tusmobook
Last updated 3 months, 2 weeks ago
Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.
Headquartered in Mogadishu.
Last updated 2 months ago
أَفَلَمْ يَنظُرُوا إِلَى السَّمَاءِ فَوْقَهُمْ كَيْفَ بَنَيْنَاهَا وَزَيَّنَّاهَا وَمَا لَهَا مِن فُرُوجٍ ●
● Miyayna eegin Samada korkooda ah sidaan u dhisnay una qurxinay ayna duleella u lahayn.
وَالْأَرْضَ مَدَدْنَاهَا وَأَلْقَيْنَا فِيهَا رَوَاسِيَ وَأَنبَتْنَا فِيهَا مِن كُلِّ زَوْجٍ بَهِيجٍ ●
● Dhulkana waan waasicinnay waxaana ku sugnay Buuro, waxaana ka soo bixinnay dhexdiisa nooc kasta oo quruxsan.
تَبْصِرَةً وَذِكْرَىٰ لِكُلِّ عَبْدٍ مُّنِيبٍ ●
● Inay aragti iyo waano u noqoto Ruux kasta oo Addoon Eebe oo toobad keen badan ah.
....❤️
Rasuulku (ﷺ) wuxuu yidhi: "Haddii aad gaftaan ilaa uu gaadho gafafkiinu samada, kaddibna aad towbad keentaan, waa la idinka tawbad aqbalayaa."❤️🤲
Ilaahay waa naxariis badane, danbidhaaf baddane ee ahow aduun mar walba ilahy u noqday xitaa haddii inyr oo danbi ah ka dhaco
Seddax seddax baa lagu kabaa:
○ Aqal yar ardaa wanaagsan baa lagu kabaa
○ Aqoon yar aamus baa lagu kabaa
○ Adduun yar iimaan baa lagu kabaa.
Istiqfaartu waa nolosha qalbiga???
Markastoo istiqfarta badisid
Waxa kordhaysa farxadada iyo liibantada.
Waxana rumoobaysa wax kastoo jeceshay oo khayr leh marka aan badaino istiqfarta ???
أستغفر الله العظيم وأتوب إليه ??
Sawirkan wuxuu ka turjumaya salaadaha iyo qofka tukada sida uu nafis uga helayo
Allah ❤️ s.w.t.❤️ha inaga yeelo kuwii joogteeya salaadaha oo xifdiya ??
Alle wuxuu yiri :
﴿الَّذينَ هُم عَلى صَلاتِهِم دائِمونَ﴾ [Al-Ma‘ārij: 23]. ﴿وَالَّذينَ هُم عَلى صَلاتِهِم يُحافِظونَ﴾ [Al-Ma‘ārij: 34
Haddaad ogaan lahayd sida dadka ay kuu ilaabayaan geeridaada ka dib, Alle mooyee cid kale raaligelinteeda kuma aadan mashquusheen.
▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂
?KOOXDA MIDNIMO?
Halkaan waxaa isugu keenay?
Kanaalada somalida ugu wanaagsan
Uguna tayada sareeyo si aad waxbadan uga faa'iido kubiir.⬇️
@Caashaq15
@Qalpijaceyl42 ??
@Lamaane24h ??
@Qalbitabat14 ❤️?
@Riyooyinkeena56?
@NAFTEENNA1
⬇️KU BIIR ⬇️
https://t.me/addlist/TOqj22KD2x0xZDRk
Sadex ku qari sadex :
Xanuunkaaga uusan ogayn cid aan alle ka ahayn (swt) ku qari sadaqo sir kuu ah. ??
Walwalka gudahaaaga ka jira uusan ogeyn cid aan alle ka aheyn, Usamee istiqfaar hoose. ??
Murugada laabtaada dabooshay ee uusan ogayn cid aan alle aheyn, usamee labo rakco habeenkii oo salaatul layl ah, ?✨?
- Ibnul qayim ?
Haka quusan balaarnida raxmada eebe iyo farajkiisa, Ogowna inaa leedahay rabi ka sareeya asbaabtoo idil.
Wuxuu awooda dartaada inuu u dhalanrogo xeer walbo dunida ka jira (Jalla Jalaaluh)
▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂
?KOOXDA MIDNIMO?
Halkaan waxaa isugu keenay?
Kanaalada somalida ugu wanaagsan
Uguna tayada sareeyo si aad waxbadan uga faa'iido kubiir.⬇️
@Caashaq15
@Qalpijaceyl42 ??
@Lamaane24h ??
@Qalbitabat14 ❤️?
@Riyooyinkeena56?
@NAFTEENNA1
⬇️KU BIIR ⬇️
https://t.me/addlist/TOqj22KD2x0xZDRk
SABA GUDDAA WAAN TAANEEF MIIDIYAA GUDDAATU NUUF MALA!
@Abdii_Sabaa
?NU QUNNAMUUF?
@AbdiiSabaaDm
?BARNOOTAAF
@abdii_sabaa_university
?MARIIF
@Garee_Abdii_Sabaa
Last updated 1 month, 1 week ago
asc بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad- 3000 Buug-Somali ayaa ku jira Akhriso oo ilaali xuquuqda Qoraayada leh.
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
Cabasho/Buug iyo Su,aal ... La Xidhiidh
@Cabasho_Bot
@Tusmobook
Last updated 3 months, 2 weeks ago
Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.
Headquartered in Mogadishu.
Last updated 2 months ago