Ururka ardayda jaamacadda Najaax -Burco

Description
Halkani waa barta rasmiga ah ee Ururka ardayda jaamacadda Najaax uu ku leeyahay Telegram.
We recommend to visit

ነጻነት ለህዝባችን - ብልጽግና ለአገራችን!

Bilisummaan uummata keenyaaf - badhaadhinni biyya keenyaaf!

Freedom to our People – Prosperity to our Nation!

Last updated 1 year, 2 months ago

OLA/OLF

Last updated 1 year ago

[ ﴿﴿ إنما المؤمنون الذين إذا ذُكرَ الله وجلت قلوبهم 💔 وإذا تُلِيَت عليهم ءايٰته زادتهم إيماناً وعلى ربهم يتوكلون ﴾﴾]

For any ideas. 👇👇👇👇👇👇👇. Use

@F118994

Last updated 11 months ago

10 months, 2 weeks ago
Berri oo khamiis ah ayay inoo …

https://www.facebook.com/share/1AGKdZ6XTY/?mibextid=wwXIfr

Berri oo khamiis ah ayay inoo bilaabmaysaa dawradii 'Xirfadaha Qorista Cilmi-baadhista.
mawduuca ayaynu ku qaadan doonaa dawradda waxa ayna inoo socon doonta 2aacadood.

Waxa aad iska diwaangelisa linkigan:
https://chat.whatsapp.com/BkNJWcSqfhSGsoY7biXI15

1 year ago
Berri waxa inoo bixi doona lecture-kii …

Berri waxa inoo bixi doona lecture-kii 3aad ee dawrada diyaarinta barbaarisada waxa inoo geli doona U. Siciid Cawad. 4:00 Galabnimo iyo hallka jaamacadda Najaax.

1 year ago
Ururka ardayda jaamacadda Najaax, waxa uu …

Ururka ardayda jaamacadda Najaax, waxa uu soo agaasimay dawro loogu magac daray 'Diyaarinta barbaarisada' dawradaas waxa lagu qaadan doonaa afar kooras oo soconaya laba maalmood waxanaa laga istaagi doonaa dhinacyada kala duwan ee barbaarinta toolmoon. Qofkasta oo dawraddan qaata waxa uu heli doonaa shahaado. Fadlan is diwaangeli si aad uga mid noqoto dadka kooban ee dawraddan qaadanaya.

Iska diwaangeli WhatsApp linkigagan:
https://wa.me/qr/HJ4YGEDGSMWBO1

1 year, 3 months ago
Ururka ardayda jaamacadda Najaax -Burco
1 year, 3 months ago
Ururka ardayda jaamacadda Najaax -Burco
1 year, 3 months ago
Ururka ardayda jaamacadda Najaax -Burco
We recommend to visit

ነጻነት ለህዝባችን - ብልጽግና ለአገራችን!

Bilisummaan uummata keenyaaf - badhaadhinni biyya keenyaaf!

Freedom to our People – Prosperity to our Nation!

Last updated 1 year, 2 months ago

OLA/OLF

Last updated 1 year ago

[ ﴿﴿ إنما المؤمنون الذين إذا ذُكرَ الله وجلت قلوبهم 💔 وإذا تُلِيَت عليهم ءايٰته زادتهم إيماناً وعلى ربهم يتوكلون ﴾﴾]

For any ideas. 👇👇👇👇👇👇👇. Use

@F118994

Last updated 11 months ago