Unlock a World of Free Content: Books, Music, Videos & More Await!

OGAAL BULSHO

Description
"Jeclaaw Dhammaantood, Ku Kalsoonoow Inyar, Hana Xumeyn Cidna.

www.youtube.com/@OGAALBULSHO
Advertising
We recommend to visit

Waa mareeg lagu aruuriyo duruusta culimada soomaaliyeed.

Waxa ka masuul ah:
https://t.me/IshraqCenter

Kala xidhiidh maamulka halkan:
@Turaasculimobot

Waxaad ka heleysaa buugaag ku qoran Luqadaada Hooyo ee Af-Soomaaliga oo ka liyah

Fadlan wixii Su'alaha la xariir

@liibaanwaasuge
@Mfaratoon

Hoyga Aflaanta Hindiga & Musalsalda Afsomali ah Gaar ahaan Kuwii Hore ee 70aad Kii ilaa 2024 Jaceyl Waali @ALFAGHISTUDIO Halkan Ka Daawo

1 month, 1 week ago

01-Haku kadsoomin ama haku sirmin booska aad joogto wanaaggiisa, ma jiro meel ka wacan oo ka wanaagsan Jannada, halkaas oo Jannaada ah ayuu Nabi Aadam Calayhi Salaam kula kulmay wixii ku sababay in Jannaada laga soo saaro.

02-Haku kadsoomin Cibaado farabadan, sababtoo ah Ibliis ma jirin wax ka cibaado badan, muxuuse ku dambeeyay?!! in laga fogeeyo naxariista Allaah.

03-Haku kadsoomin Cilmi farabadan, sababta oo ah ninkii la oran jiray "Balcaam Ibnu Baacuuraa" wuxuu ahaa nin aad u cilmi badan sidoo kale wuxuu yaqaannay magaca Allaah ee haddii Alle lagu baryo ducada la aqbalo, kadib tolkiisa ayaa ku yiri: waxaan kaa dooneeynaa in aad habaarto Nabi Muuse Calayhi Salaam, kadibna carrabka ayaa ka soo dhacay.

04-Haku kadsoomin la kulanka Saalixiinta iyo aragtidooda, sababta oo ah ma jiro qof ka wanaagsan Nabigeenna Muxammed Sallallaahu Calayhi Wasallam sidaas ay tahay waxaa jiray kumannaan la kulantay Nabiga oo haddane aanan rumeeynin, gaalnimana ku dhintay.

Hadalkaan waxaa qoray:
Al-Imaam Ibnul Qayim.
Kitaabkiisa Madaarij Al-saalikiin.

1 month, 1 week ago
"Halkaan Hoose Waxan Kusoo Gudbinaa Kaliya …

"Halkaan Hoose Waxan Kusoo Gudbinaa Kaliya Qisooyin,  Waxaana Soo Galinay Ilaa 100 Qiso  Fadlan Booqo oo Ka Faaideyso, 👇

https://youtu.be/F7WhaQ2O8rw?si=q2sShWay4a_Q3lK1

1 month, 2 weeks ago

Laba nin oo indhoolayaal ah ayaa maalin kaste fariisan jiray Waddo eey mari jirtay xaaska boqrokii xakumayay waddanka eey ku noolaayeen.

Labada nin mid wuxuu ku celcelin jiray "Ilaaheeyoow Fadligaada naga deeq", kan labaadna wuxuu ku celcelin jiray "Ilaaheeyoow Fadliga Xaaska boqorka naga deeq", Micnaha mid wuxuu leeyahay  Ilaaheeyow Keeydkaada Arsaaqadda naga sii, midka kalana wuxuu leeyahay Ilaaheeyoow Keeydka Xaaska Boqorka Arsaaqad nagasii, Si kale haddaan u dhigo ninkaan dambe halka uu Arsaaqadda ka rabo ayaa ah Keeydka Xaaska Boqorka.

Xaaska boqorka weey la socotaa xaaladda indhoolayaasha, Ninkii Keeydka Allaah wax ka sugayay ayeey maalin kaste 2 Dirham usoo dhiibtaa, Ninkii keeydkeeda wax ka sugayay waxeey usoo dhiibtaa Xabbad Digaag ah oo bisil oo dhexda loogasoo qariyay 10 dirham.

Ninkii Fadliga ilaaheey wax ka sugayay goobta wuu isaga tagay, waxaana soo haray ninkii Fadliga Xaaska boqorka wax ka sugayay, muddo 10 cesho ah kabacdi ayeey kusoo baxday, waxeey ku tiri "Ninyahow muddo 10 maalmood ah ayaan kuusoo dhiibayay Hal Digaag ah oo bisil oo dhexda loogasoo qariyay 10 Dirham, isku geeynta lacagta waa 100 Dirham waana lacag badan oo lagu taajiro ee maxaa kugu dhacay.

Asagoo yaabban ayuu ku jawaabay "Digaaggii karsanaa maalin kaste waxaan 2 Dirham uga iibsan jiray Saaxiibkeeygii indhoolaha ahaa".

Iyadoo dhoola caddeeyneeyso ayeey ku tiri "Fadligeenna ayaad wax ku raadisay ilaaheey ayaa Arsaaqaddiisa kaa xarrimay, isagana Fadliga ilaaheey ayuu wax ku raadiyay ilaaheey ayaa Deeqay".

Subscribe || Ogaal-Bulsho

1 month, 2 weeks ago
"Xabiibu Najaar Asagoo Nool Iyo asagoo …

"Xabiibu Najaar Asagoo Nool Iyo asagoo dhintayba Dadkiis Wuu U Nastexeeyey, Orodkiisa Ayaa Quraanka Lagu Sheegay Raganimo Buuxdana Waloo Marqaati Kacay, Qiso Aad U Cajiib San,

Sheekh Xuseen Cali jabuuti,
https://youtu.be/F7WhaQ2O8rw?si=1J_bJR1--VS2kf5K

1 month, 3 weeks ago

Nabiga scw Maalin Asago Lajoogo madaxda quresh qaar kamid ah asagoo diinta ugu yeerayo oo ku dalaalayo jecleysiinayo isla markas neh rajo ka qabo ine so islaaman Madama Iyago kale hde soo islaaman dad madax ah madama yihiin in badan sabab islaamka ugu noqon karaan

Ayaa waxaa u yimid Saxabigan la dhaho (Abdullahi Ibnu Umi Maktuub) wxy ilmo adeero ahaayen Khadiijo bint khuweyld indhoole ayuuna ahaa madama uusan arkeynin nabiga inoo qof ku mashquulsanyahe ayuu wxuu ku celceliyi oo dhahe علمني مما علمك الله Ibar wxuu ilaahey ku baray kdib nabiga Arinkii dhibsade oo waji tube Asago isleh dadkan uu lajoogo Yeysan kaa xanaqin

Ayuu Ilaahey wxuu soo dajiyi (سورة عبس)  asago ku canaanayo  oo la leeyahay midkaan asagaa Owlaa ah oo ubaahan Inaad wx usheegtid mid aan hanuunka rabin maxaa ugu Ban baxee Adiga,  Qur aankan waa waano walo siman yahe mid madax ah iyo mid aan aheen kuli waa loo simayahe kii ku wantoobo qur aanka asigage anface midkan ku wantobin neh asage dhibe

Aisha (Rc)  Wxy Tiri hduu yahay nabiga mid wx qarinaayo wxuu qarin Lahaa canaantan la canante Scw Bal nabiga wxu qariyi malahn❤️

Markii la dhahe nabiga
عبس wuu waji tube

Lama dhihin nabiga waa waji tubte Takriimin Iyo Ishraaf nabiga la sharfaayo

nabiga wxuu dhahay
ادبني ربي فاحسن تاديبي
Rabigey wuu i idbiyi Edbinteedana wuu wanaajiyi🥰
ما احسن و اجمل
inuu ilaahey ku tarbiyeeyo oo ku idbiyo🥰🥰

https://youtube.com/shorts/DrwE8Ey_R7w?si=kHT01VzoI_Yz0Jv0

1 month, 3 weeks ago
"Haddii Aad Horey Nooga Mid Noqon …

"Haddii Aad Horey Nooga Mid Noqon Hadda Naga midnoqo Ama Soo booqo,👇👇

https://youtu.be/BWj1pZSheMc?si=tycnzAN7LvHMSrc8

https://youtube.com/shorts/DrwE8Ey_R7w?si=kHT01VzoI_Yz0Jv0

1 month, 3 weeks ago
"Nin Eeshiyaan Ah iyo Ciyaal Kiisa …

"Nin Eeshiyaan Ah iyo Ciyaal Kiisa ayaa Tareen Soraacay. Ninkaan Eeshiyaanka Ah Ciyaal Ayuu watay Ciyalkisa Waxaa ay Ku Dhex Ciyarayaan Tareenka Wey Qeylinayaan Wey Bood Boodayaan wax bey tur.turayaan..

"Ugu Damben Nin Tareenka Sarnaa Ayaa Dhibsaday oo Cod Kore Ku YidhiWar Ninkaagaan Eeshiyaanka ah. Maad Ilmahaaga Edbisid.

"Ninkii eshiyaanka Ahaa Wuu Ilmeeyey. Markasu weydiiyay Maxaad U Ilmeeyneysaa. Wuxuu Ugu Jwby Ciyaalkaan Aad Arkaeysaan Hadda ayaan Hooyadood Soo Aasay Oo Waxey U Geeriyootay kansar.

Sidaas Ayaan Ciyaalka Uga Aamusnaa Si Ay U ilawaan Geerida Hoyadood & Murugtaas. Ninki Kale Wuu Ilmeeyay Asna Waxaa Uuna ku yidhi Wallahi Hadaan Ogaan Lahaa Ma dhibsadeny.

Hubsiimo La'an 😔

1 month, 3 weeks ago
𝗔𝗮𝘆𝗮𝗱𝗮 𝗤𝘂𝗿'𝗮𝗮𝗻𝗸𝗮 𝘂𝗴𝘂 𝗿𝗮𝗷𝗮𝗱𝗮 𝗯𝗮𝗱𝗮𝗻.

𝗔𝗮𝘆𝗮𝗱𝗮 𝗤𝘂𝗿'𝗮𝗮𝗻𝗸𝗮 𝘂𝗴𝘂 𝗿𝗮𝗷𝗮𝗱𝗮 𝗯𝗮𝗱𝗮𝗻.

۞﴿قُلۡ يَٰعِبَادِيَ ٱلَّذِينَ أَسۡرَفُواْ عَلَىٰٓ أَنفُسِهِمۡ لَا تَقۡنَطُواْ مِن رَّحۡمَةِ ٱللَّهِۚ إِنَّ ٱللَّهَ يَغۡفِرُ ٱلذُّنُوبَ جَمِيعًاۚ إِنَّهُۥ هُوَ ٱلۡغَفُورُ ٱلرَّحِيمُ﴾ الزمر ٥٣.
{𝑊𝑎𝑥𝑎𝑑 𝑑𝒉𝑎𝒉𝑑𝑎𝑎 𝑁𝑎𝑏𝑖 𝑀𝑢𝑥𝑎𝑚𝑚𝑎𝑑𝑜𝑤: 𝑎𝑑𝑜𝑜𝑚𝑎𝒉𝑎𝑦𝑔𝑎 𝑛𝑎𝑓𝑡𝑜𝑜𝑑𝑎 𝑘𝑢 𝑥𝑎𝑑 𝑔𝑢𝑑𝑏𝑎𝑦𝑜𝑤 𝐡𝐚 𝐤𝐚 𝐪𝐮𝐮𝐬𝐚𝐧𝐢𝐧𝐚 𝐫𝐚𝐱𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐀𝐥𝐥𝐞, 𝐴𝑙𝑙𝑒 𝑑𝑎𝑛𝑏𝑖𝑦𝑎𝑑𝑎 𝑜𝑜 𝑑𝒉𝑎𝑛 𝑤𝑢𝑢 𝑑𝒉𝑎𝑎𝑓𝑎𝑎, 𝑤𝑎𝑎𝑛𝑎 𝑎𝑙𝑙𝑒 𝑑𝑎𝑛𝑏𝑖𝑦𝑎𝑑𝑎 𝑑𝒉𝑎𝑎𝑓𝑎 𝑜𝑜 𝑛𝑎𝑥𝑎𝑟𝑖𝑖𝑠𝑡𝑎}.Zumar 53.

Ka quusashada raxmada Alle macnaheedu waa

●in uu qofku ka tago towbada kadib markii ay macsiyadu ka itaal roonaato.

●In uu qofku Istighfaarta iska daayo kadib markii danbiyadiisu dabraan.

●In qofku uu ducada ka daalo kadib markii uu imtixankii aduunyo ku daba dheeraado horena u arki waayo aqbalkii ducadiisa, sugina kari waayo farajka.

●In uu qofku sii daayo xadhiga alle kadib markii uu maaro u waayo welwelka iyo walbahaarka.

●In qofka uu maluhu ka xumaado markii ay xaaladdu ku adkaato.

Ducaale

10 months, 3 weeks ago

"Kusoo dhawow Channelkeena cusub

OGAAL-BULSHO

10 months, 3 weeks ago
"Dadka Asal Ahaan & Mesha Laga …

"Dadka Asal Ahaan & Mesha Laga yimi waa Afar Nuuc Mid Shanaad Majiro.

  1. Awlaad Aan Laheyn Hooyo Iyo Aabe : Abunaa Aadam Hooyo Dhashay Majirto Aabe Dhalayna Majiro. Qudrada Illahey Ayuu Ku ahaaday Abunaa Aadam.

  2. Awlaad aabe Leh Oo Hooyo Laheyn : waa Hooyo Xaawo Abaheeyna Aadam Feertisaa Laga Uumay/laga Abuuray. Oo waa Dhinac Aadam Kamida

  3. Awlaad Hooyo Leh Oo Aan Aabe Laheeny : Waa nabiyulaahi ciisa Cs maryama Kalya Ayaa Dhashay oo Nabi ciisa Cs Aabe malaha Iilhey Qudradiisa Ayuu Ku dhashay

  4. iyo Awlaad Hooyo Iyo Aabe Leh : Waana Maqluuqa Anaga Ah Ee Shanta qaarad Ku Dhaqan.

Sheikh Nuradiin Rooble 🗣

We recommend to visit

Waa mareeg lagu aruuriyo duruusta culimada soomaaliyeed.

Waxa ka masuul ah:
https://t.me/IshraqCenter

Kala xidhiidh maamulka halkan:
@Turaasculimobot

Waxaad ka heleysaa buugaag ku qoran Luqadaada Hooyo ee Af-Soomaaliga oo ka liyah

Fadlan wixii Su'alaha la xariir

@liibaanwaasuge
@Mfaratoon

Hoyga Aflaanta Hindiga & Musalsalda Afsomali ah Gaar ahaan Kuwii Hore ee 70aad Kii ilaa 2024 Jaceyl Waali @ALFAGHISTUDIO Halkan Ka Daawo