Why Pay for Entertainment? Access Thousands of Free Downloads Now!

Walaalaha Qalbiga - Channel

Description
Coming soon....... Blue Tick βœ…οΈ

https://telegra.ph/About-the-Heart-Sisters-Channel-01-06


𝗖ʀᴇᴀᴛᴇᴅ: 25 January 2022
Advertising
We recommend to visit

α΄α΄‡Ι΄Ι’α΄‡α΄α΄œα΄‹α΄€α΄‹α΄€Ι΄ ɴᴏᴛᴀ sᴘᴍ α΄‹ssᴍ

Last updated 2Β weeks, 2Β days ago

Profilingiz uchun ajoyib niklar olamiπŸ₯°

Nik yasash xizmati bepulπŸ’Έ

Murojaat uchun:πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡
https://t.me/+XXvO-UVUd4QzYjUy
https://t.me/+XXvO-UVUd4QzYjUy

Last updated 1Β day, 9Β hours ago

α΄˜α΄€Κα΄α΄œα΄› ʟᴏɒꜱ κœ°Κ€α΄α΄ @Gamifyr_ContestBot

Last updated 2Β months, 3Β weeks ago

7Β hours ago

πŸ…±:π‚πŽπŒπˆππ† π’πŽπŽπ 𝐒𝐔𝐁𝐀𝐂 9:00pm i.a

8Β hours ago

πŸ…±:π‚πŽπŒπˆππ† π’πŽπŽπ 𝐒𝐔𝐁𝐀𝐂 9:00pm i.a

1Β day, 20Β hours ago

Sunayaasha jimcaha

1 Maydhi 🚿
2 CadaraysiπŸ“¦ ( raga )
3 Xidhashada dharka ugu qurxda badanπŸ₯Ό
4 Rumay ( caday )πŸͺ₯
5 Masaajidka loo kalahoπŸšΆβ€β™‚οΈ πŸ•Œ
6. Akhrinta suuratul kahfiπŸ“–
7 Badinta saliga nabiga ο·Ί
8 Badinta ducada si aad u hesho saacda ducada la aqbalo πŸ•’πŸ“Ώ

F.G:- Waxaa ku jirta maalinta jimcaha saacad uu Allaah sw ducada aqbalo, Waxaana loogu rajo wayn yahay inay tahay markuu imaamku soo istaago ee uu khudbada akhrin arbo iyo saacada u danbaysa maalinta jimacaha ( salada casar kadib) ❀

Waxaa hubaala hadaad malinka dhan saliga Nabiga ο·Ί afka ku hayso inaad heli sacadaas, waayo saliga Nabi Muxammed ο·Ί danbigaaga lagu dhaafi, faqriga ayaa lagaaga dulqaadi, murugta iyo walbahaarkaa lagaaga tirtiri, waxaad jeceshahayna waad ku heli. πŸ’—

Ψ£Ω„Ω„Ω‡Ω… Ψ΅Ω„ΩŠ ΨΉΩ„Ω‰ Ω…Ψ­Ω…Ψ― ΩˆΨΉΩ„Ω‰ Ψ‘Ψ§Ω„ Ω…Ψ­Ω…Ψ― ΩƒΩ…Ψ§ Ψ΅Ω„ΩŠΨͺ ΨΉΩ„Ω‰ Ψ₯Ψ¨Ψ±Ψ§Ω‡ΩŠΩ… ΩˆΨΉΩ„Ω‰ Ψ’Ω„ Ψ₯Ψ¨Ψ±Ψ§Ω‡ΩŠΩ… Ψ₯Ω†Ωƒ Ψ­Ω…ΩŠΨ― Ω…Ψ¬ΩŠΨ― ΩˆΨ¨Ψ§Ψ±Ωƒ ΨΉΩ„Ω‰ Ω…Ψ­Ω…Ψ― ΩˆΨΉΩ„Ω‰ Ψ‘Ψ§Ω„ Ω…Ψ­Ω…Ψ― ΩƒΩ…Ψ§ Ψ¨Ψ§Ψ±ΩƒΨͺ ΨΉΩ„Ω‰ Ψ₯Ψ¨Ψ±Ψ§Ω‡ΩŠΩ… ΩˆΨΉΩ„Ω‰ Ψ’Ω„ Ψ₯Ψ¨Ψ±Ψ§Ω‡ΩŠΩ… Ψ₯Ω†Ωƒ Ψ­Ω…ΩŠΨ― Ω…Ψ¬ΩŠΨ―

1Β week ago

πŸ…±:π‚πŽπŒπˆππ† π’πŽπŽπ 𝐒𝐔𝐁𝐀𝐂 9:00pm i.a

1Β week ago

πŸ…±:π‚πŽπŒπˆππ† π’πŽπŽπ 𝐒𝐔𝐁𝐀𝐂 9:00pm i.a

1Β week, 1Β day ago

‏قال Ψ±Ψ³ΩˆΩ„ Ψ§Ω„Ω„Ω‡ ο·Ί ( Ψ£ΩŽΩƒΩ’Ψ«ΩΨ±ΩΩˆΨ§ ΨΉΩ„ΩŠΩŽΩ‘ Ω…ΩΩ†ΩŽ Ψ§Ω„Ψ΅ΩŽΩ‘Ω„Ψ§Ψ©Ω في ΩŠΩˆΩ…Ω الجمعةِ Ψ› فΨ₯Ω†ΩŽΩ‘ Ψ΅ΩŽΩ„Ψ§Ψ©ΩŽ Ψ£ΩΩ…ΩŽΩ‘Ψͺي ΨͺΩΨΉΩ’Ψ±ΩŽΨΆΩ ΨΉΩ„ΩŠΩŽΩ‘ في كلِّ ΩŠΩˆΩ…Ω Ψ¬ΩΩ…ΩΨΉΩŽΨ©Ω ، ΩΩ…ΩŽΩ†Ω’ ΩƒΨ§Ω† Ψ£ΩƒΨ«Ψ±ΩŽΩ‡ΩΩ…Ω’ ΨΉΩ„ΩŠΩŽΩ‘ Ψ΅ΩŽΩ„Ψ§Ψ©Ω‹ Ψ› ΩƒΨ§Ω† Ψ£ΩŽΩ‚Ω’Ψ±ΩŽΨ¨ΩŽΩ‡ΩΩ…Ω’ Ω…ΩΩ†ΩΩ‘ΩŠ Ω…ΩŽΩ†Ω’Ψ²ΩΩ„ΩŽΨ©Ω‹ )

Rasuulku (scw) waxa uu yidhi (badiya saligayga. maalinta jimcaha
Waayo. salaadaha umadayda waxa la ii soo bandhigaa jimce kasta, markaa qofka ugu badan ee igu salliya waa ka iigu dhaw. Boos ahaan aakhiro

ο·Ίο·Ίο·Ίο·Ίο·Ίο·Ίο·Ίο·Ίο·Ίο·Ίο·Ίο·Ίο·Ί

2Β weeks, 2Β days ago
𝐂𝐀𝐀𝐖𝐀 𝐈𝐘𝐎 ππ€π‘ππ€π€πŒπˆπ‰ πŠπ€π‹π„ 𝐎𝐎 𝐂𝐔𝐒𝐔𝐁

𝐂𝐀𝐀𝐖𝐀 𝐈𝐘𝐎 ππ€π‘ππ€π€πŒπˆπ‰ πŠπ€π‹π„ 𝐎𝐎 𝐂𝐔𝐒𝐔𝐁

π†πŽπŽππ“π”__𝐖.𝐐

πŸ…±:π‹π€πŒπ€π€ππ€π‡π€ Λ’α΄΄α΄Όα΅‚πŸ”₯🎀

𝐁𝐄𝐒𝐓:πƒπ€π€πƒπˆπ‡πˆπ˜π€π€π‹::ππˆπŠπŽπ‹π„>ππ€π’π‘πˆπ 𝐈𝐍 𝐂𝐀𝐁𝐃𝐒

𝐃𝐉::ππˆπ† πŒπ€πβš‘οΈπŸ”₯

2Β weeks, 2Β days ago

Nolosha Quruxdeeda Iyo Qiimaheeda Waxaay Ku Jiraan Caqabadaheeda, Nolosha Fudud Waxaay Noqon Kartaa Mid Caajis Ah.
Balse Caqabadaha Iyo Culeyska Ayaa Had Iyo Jeer Naga Dhigayaan Mid Aan Waxbadan Ka
Barano Kuna Ogaano Qiimaha Nolosha.

✍️ ...!!

2Β weeks, 3Β days ago

Waxaan marayaa heerkaas noloshayda oo aan iska ilaaliyo muranka.
1+1=5  xitaa hadaad iisheegto dhab ahaantii waad saxantahay.

Ee ii bashaal 😁

3Β weeks, 4Β days ago
*****πŸ…±οΈ***ARNAMIJKA FIIDNIMO::πƒπŽπŽπ‘πŽ ᴬᴹᴬ πŠπ€π‘ππ€π€π’π‡***πŸ¦…***.

*πŸ…±οΈARNAMIJKA FIIDNIMO::πƒπŽπŽπ‘πŽ ᴬᴹᴬ πŠπ€π‘ππ€π€π’π‡πŸ¦…*.

BEST DAADIHIYE LEGEND:: @GEESI_KLY 🫑πŸ”₯πŸ’―

πŸ³οΈπ–πšπ₯𝐚𝐚π₯𝐚𝐑𝐚 𝐐𝐚π₯π›π’π πš | πŸ’œβ€οΈ

Madal Lawada Dhistey, Lawada LeeyahaY, Loona Siman YahaY 4 Ever W.Q❀️*🀍**πŸ”₯*πŸ€πŸ™πŸ»**

We recommend to visit

α΄α΄‡Ι΄Ι’α΄‡α΄α΄œα΄‹α΄€α΄‹α΄€Ι΄ ɴᴏᴛᴀ sᴘᴍ α΄‹ssᴍ

Last updated 2Β weeks, 2Β days ago

Profilingiz uchun ajoyib niklar olamiπŸ₯°

Nik yasash xizmati bepulπŸ’Έ

Murojaat uchun:πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡
https://t.me/+XXvO-UVUd4QzYjUy
https://t.me/+XXvO-UVUd4QzYjUy

Last updated 1Β day, 9Β hours ago

α΄˜α΄€Κα΄α΄œα΄› ʟᴏɒꜱ κœ°Κ€α΄α΄ @Gamifyr_ContestBot

Last updated 2Β months, 3Β weeks ago