➧Нᴇᴨᴏʙᴛᴏᴩиʍый ᴋᴏнᴛᴇнᴛ 🧨
➧Мᴇдᴧᴇннᴏ нᴏ уʙᴇᴩᴇннᴏ 🔥
➧Тᴏᴨᴏʙыᴇ ᴋᴀᴩᴛинᴋи 🔝
➧Оᴛ дуɯи, дуɯᴇʙнᴏ, ʙ дуɯу 🖤
➧Бᴏʍбᴏʙыᴇ ᴛᴩᴇᴋи 💣
➧Цᴇᴧь:200к💰
Rek: @Rek_gold
Last updated 1 month, 1 week ago
ᴍᴇɴɢᴇᴍᴜᴋᴀᴋᴀɴ ɴᴏᴛᴀ sᴘᴍ ᴋssᴍ
Last updated 5 months, 3 weeks ago
Miisanka culus🔥
Xafiiska dhaqanka iyo Dalxiiska DDS ayaa Xuska Maalinta Caalamiga ah ee Afka Soomaali ku soo bandhigay Eray bixino cajiib ah.
Goor habeen ah ayay iigu timid gurigeyga. Iridda ayay soo garaacday, waan ka furay, waxayna igu tiri: Alle ayaan kugu dhaariyay ee igu caawi in aad ila asturto ceebteyda! Anigoo yaabban ayaan ku iri: Walaal maxaa qaldan? Waxayna tiri: Nin ayaa hadda ka hor i kufsaday, kadibna uur ayaan qaaday, haddana xaamilo ayaan ahay, haddii uu qof uurkaan wax iga weydiiyana waan ka qariyaa in la i kufsaday, waxaana u sheegaa in aan ahay xaaskaada, oo aan uurkaan adiga kuu leeyahay. Waxaan kaa filayaa kheyr iyo wanaag ee fadlan walaal ii ceebqari, adna waxaan Alle kuu weydiinayaaa in uu asturo ceebahaada. Kadibna anigoo aan u jawaabin ayay iga dhaqaaqday.
Muddo kadib way dhashay gabadhii. Kadibna imaamka iyo koox ka mid ah jamaacada masjidka ayaa guriga iigu yimid, iyagoo iigu hambalyeynaya dhalashada cunuggaan!
Farxad ayaan ku soo dhoweeyay, waana ka guddoomay hambalyada, kadibna waxaan galay qolkeyga oo aan ka soo bixiyay 100 Dirham, waxaan u dhiibay imaamka masjidka, waxaana ku iri: walaal gabadhaas waan qabi jiray, balse hadda waan kala tagnay, bil kastana waxaan kuugu dhiibi doonaa 100 Dirham oo biil iyo nafaqo u ah iyada iyo cunugga ay ii heyso, adigana waxaan kaa rajeynayaa in aad iga gaarsiiso. Imaamkii wuu iga aqbalay, sidaas ayaana lacagtaas ugu dhiibi jiray bil kasta.
Laba sano kadib waxaa dhintay cunuggii, waxaana ii yimid dad iiga tacsiyeynaya!
Maalmo kadib geeridii cunugga, ayuu xilli habeen ah qof soo garaacay iridka gurigeyga, waan ka furay, waaba gabadhii ii timid labo sano kahor oo boorso gacanta ku waddo, kadibna iyadoo ooyneysa ayay boorsadii ii dhiibtay, waxayna igu tiri: walaal halkaan waxaa ku jira lacagihii aad imaamka masjidka iigu soo dhiibi jirtay, waad ii ceeb qarisay, adna Alle ha usturo ceebahaada. Kama qaadin lacagtii oo waan ku celiyay, waxaana u sheegay in aan sadaqo u niyeysan jiray. Kadibna waxay iga tagtay iyadoo faraxsan oo ii mahadcelinaysa.
Sanad kadib, gabadhii waxaa guursaday nin ganacsade ah. Ninkii ayaa maalin iigu yeeray in aan shirko(share) kula noqdo ganacsigiisa. Waan ku farxay, waana aqbalay, wixii xiligaas ka dambeeyayna wuxuu Alle ii waasiciyay nolosha, wuxuuna ii furay ilo dhaqaale oo iga xirnaa.
Qisadaan waxay ku dhacday, kana sheekeeyay Axmed Binu Mahdi oo qarnigii saddexaad ee Hijriyada ku noolaa magaalada Baqdaad ee dalka Ciraaq. Imaamu Ibnu Kathiir ayaana ku wariyay kutubkiisa Al-Bidaayah Wannihaayah.
۞ ???????? ?????? ?? ۞
•Waxaan wargelineyna Tartamayaasha iyo dhamaan walaalaha Ku xiran Hoyga { ????????? ??????? } in la baajiyay {???????? ???? ????????} ee Dhici Laheyd Habeen Dambe.
•Waxaa Xanuunsaday Qof ka mid Ah Gudiga Tartanka. Waxaana idinka codsaneyna inaad uso duceysan Walaalka xanuunsan in uu ilahey Caafimad siiyo insha allah.
•Waqtiga Laga dhigi Doona Xaflada waa idinla socodsiin donna insha allah. Wanna idin Kaga mahadcelinyna Dulqaadka iyo sabarkiina.
”?????????????✍️
۞ ???????? ?????? ?? ۞
☞??????? ???? ?????????✁
•Waxaan wargelineyna Tartamayaasha iyo dhamaan walaalaha Ku xiran Hoyga { ????????? ??????? } in Xaflada {???? ????????} ay Dhaceyso 19-12-2024.
????? ?? ?????? ?? ??????? ????? ??? ?????? ?????.
”?????????????✍️
War-bixin laga yaabbo inay maalin uun noloshaada badbaadiso.
Hadii aad joogtid meel keyn ah oo libaax gaajaysani kaa soo hor baxo, ha isku dayin inaad orodo, maxaa yeelay waxaad kicinaysaa dareen ka ugaadhsi ee libaaxa. Wuxu kuu arkayaa inaad tahay sagaaro ka ordaysa oo kale, lagamana yaabo inaad ka dheerayso.
Ha ka ordin ee si geesinimo leh ku waajah, indhihiisa eeg oo ha ka jeesan, gacmahaaga kor u qaad waxaad u muuqanaysaa qof laxaad weyn. Xagiisa u carar, adiga oo ku ordaya xawaare sare, si ay libaaxa baqdin u gasho, illaahayna waydiiso in uu qabrigaaga ka dhigo beer ka mida beeraha jannada. ??
? ?? ?ℍ???????
Team A. Team B
1:30.
??????????? ?????
?️:???? ????❤️
ᴡᴜxᴜᴜ sɪ ᴛᴏᴏs ᴀʜ ʜᴀᴡᴀᴅᴀ ᴜsᴏᴏ ɢᴀʟɪ ᴅᴏᴏɴᴀᴀ sᴀᴀᴄᴀᴅᴜ ᴍᴀʀᴋᴇʏ ᴛᴀʜᴀʏ
{????:22:00ᵖᵐ}
??????????:?????? ???️?
???? ??:????????
KASO QAYBGAL-WACAN
♡ ❍ㅤ ⎙ ⌲
ˡᶦᵏᵉ ᶜᵒᵐᵐᵉⁿᵗ ˢᵃᵛᵉ ˢʰᵃʳᵉ
??????????? ?????
?️:???? ????❤️
ᴡᴜxᴜᴜ sɪ ᴛᴏᴏs ᴀʜ ʜᴀᴡᴀᴅᴀ ᴜsᴏᴏ ɢᴀʟɪ ᴅᴏᴏɴᴀᴀ sᴀᴀᴄᴀᴅᴜ ᴍᴀʀᴋᴇʏ ᴛᴀʜᴀʏ
{????:22:00ᵖᵐ}
??????????:?????? ???️?
???? ??:????????
KASO QAYBGAL-WACAN
♡ ❍ㅤ ⎙ ⌲
ˡᶦᵏᵉ ᶜᵒᵐᵐᵉⁿᵗ ˢᵃᵛᵉ ˢʰᵃʳᵉ
➧Нᴇᴨᴏʙᴛᴏᴩиʍый ᴋᴏнᴛᴇнᴛ 🧨
➧Мᴇдᴧᴇннᴏ нᴏ уʙᴇᴩᴇннᴏ 🔥
➧Тᴏᴨᴏʙыᴇ ᴋᴀᴩᴛинᴋи 🔝
➧Оᴛ дуɯи, дуɯᴇʙнᴏ, ʙ дуɯу 🖤
➧Бᴏʍбᴏʙыᴇ ᴛᴩᴇᴋи 💣
➧Цᴇᴧь:200к💰
Rek: @Rek_gold
Last updated 1 month, 1 week ago
ᴍᴇɴɢᴇᴍᴜᴋᴀᴋᴀɴ ɴᴏᴛᴀ sᴘᴍ ᴋssᴍ
Last updated 5 months, 3 weeks ago