Why Pay for Entertainment? Access Thousands of Free Downloads Now!

@Badbaadi naftaada🔞

Description
Noqo qof xumaanta kadhowrsoon
Yaanuu ku Duufsan shaydaanku
Chanalkeena waxaad kaheli doontaa waanooyin kusaabsan in laga fogaado waxyaabaha xun xun ee ladaawado sida muu'qaalada galmada iyo saamaynta ay ku leeyihiin qofka aduun iyo aakhiroba
@tamatnm
Advertising
We recommend to visit

بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad 3000 Buug-Somali
Free Ah
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
https://telegra.ph/HA-DEG-DEGIN-AKHRI-11-15
© Somalibooks Pro Inc
- All Rights Reserved-⤵️
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 5 months, 1 week ago

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.

Last updated 1 month ago

Kala soco Xikmad iyo Qormooyin Markasta Io Meelkasta.

Last updated 1 month, 3 weeks ago

1 week ago
"Postiyo Aad Qurux Badan Ayaan Kusoo …

"Postiyo Aad Qurux Badan Ayaan Kusoo Bandhignaa Halkaan Hoose Maka Wadda Socon Karnaa Si Aan U Faaidno, 👇👇

https://www.facebook.com/Ogaalbulsho?mibextid=ZbWKwL

1 week, 1 day ago

🌼🌼من الفوائد النادرة🌼🌼

🌸《 مال الزوجة شفاء 》🌸

🎀من مرويات السلف الصالح🎀

إذا أطعمت الزوجة زوجها المريض من مالها
شُفي بإذن الله تعالى

🍥ذكر السيوطي في تفسيره " الدر المنثور للسيوطي 2/432 " وابن كثير " في تفسيره 1/453 و2/577 " عند قول الله تعالى في مهر النساء :

{ فإن طبن لكم عن شيء منه نفسا فكلوه هنيئا مريئا } [النساء: ٤ ] :

📨ما رُوي عن عليٍّ رضي الله عنه

●قال: إذا مرض أحدُكم فليسألْ امرأتَه أن تعطيَه ثلاثةَ دراهم أو نحوها، فليشترِ بها عسلاً، وليأخذ شيئاً من ماء السماء، فيشرب ذلك، فيجتمع له هنيئاً مريئاً وشفاء مباركاً. ..

وهـو يتأول قول اللـه تعالى في اﻵية الآنفة. وقولـه:

{يخرج من بطونها شراب مختلف ألوانه فيه شفاء للناس } [ النحل: ٦٩ ]

●وقولـه: {ونزلنا من السماء ماء مباركا } [ ق: ٩ ].

💠و ذكروا : أن علقمة أحد كبار التابعين كان يقول لامرأته : أطعمينا من ذلك الهنيِّ المَرِي ِّ. أيْ : من مالها ، وهو يتأول قوله تعالى في اﻵية اﻷولى.

🍥وجاء في تفسير الآلوسي 4/200 :
أن رجلاً جاء إلى علي رضي الله عنه ●فقال : إن في بطني وجعاً،
○فقال له عليٌّ: ألك زوجة؟
●قال: نعم،
○قال: اذهب فاستوهب منها شيئاً من مالها طيِّبة به نفسُها،
ثم اشتر به عسلاً، ثم اسكبْ عليه من ماء السماء، ثم اشربْه،

♦️فإن الله تعالى يقول في كتابه في مال الزوجة:
وقرأ عليه اﻵية اﻷولى.

♦️ويقول في العسل:
وقرأ عليه اﻵية الثانية.

♦️ويقول في المطر:
وقرأ عليه اﻵية الثالثة .

🌸فإذا اجتمعت البركة والشفاء والهنيِّ والمريِّ شُفيتَ إن شاء الله.
فذهب الرجل ففعل ذلك فشُفي...

⚜️فهنيئا لكن معشر الزوجات بهذه الفضيلة والمكرمة.

🗂️ذكره السيوطي في تفسيره " الدر المنثور للسيوطي 2/432 " وابن كثير " في تفسيره 1/453 و2/577 "

#قناة_الجزائر_السلفية

2 weeks, 2 days ago
2 months ago

مَنْ عَمِلَ صَالِحًا مِّن ذَكَرٍ أَوْ أُنثَىٰ وَهُوَ مُؤْمِنٌ فَلَنُحْيِيَنَّهُ حَيَاةً طَيِّبَةً ۖ وَلَنَجْزِيَنَّهُمْ أَجْرَهُم بِأَحْسَنِ مَا كَانُوا يَعْمَلُونَ.💙

Ruuxii Fala Camal Wanaagsan oo Rag ama Haween ah isagoo Mu'mina Waxaan Noolaynaynaa Nolol Wanaagsan, Waxaana Ku Abaal Marinaynaa Ajirkooda Waxa ugu Wanaagsan Oo ay falayeen💙 .

2 months ago

Nimanyahoow aduunyadii rogee
Lumiyay iimaanki
Ninmanyahoow asluubtii katagay
Ee anshixi xooray
Ninmanyahoow islaam sheegto
Een laga arkeyn diinta
Ninmanyahoow iloowshada kujiro
Aakhiruu jeesta

Qabrigoon gallaa dhaanta qaab ka aan nahaye qumaati kaca toosa soomaaliyey waad qalibanteene

2 months, 1 week ago

Ramadaan laba wax baa muhiim ah in aad gaarto, oo aad ku dadaasho.

1: In alle kuu danbi dhaafo bishaan,oo uu kugu daro kuwa loo danbi dhaafo.

2: in aad ajar badan shaqeysatid oo sahay kuu noqda bilaha kale ee sanadka, qalbiga oo aad daahirisid, dikri badan oo aad la timaatid....

4 months, 1 week ago

فالتاريخ أعظم معلم للبشرية، فيه الحِكم والعبر، فيه التجارب والسير، منه نعرف الصواب فنتبناه، ونعرف الخطأ فنتفاداه.
Dadka maanta ku doodaya inay badda 50 sanno kieaynayaan haku tusaale qaataan sida loola wareegay herer,diri,dhaba,ikk
Cid kastoo maanta ka qayb qaadata waxay taariikhda ka gali doonaan baal madaw soomalidana gumaysi bur bur iyo baa'ba u horseedi doonaan

5 months, 3 weeks ago

🌷gabadha waxa kaliya ee ay mulkido yacni hantido ragana kaga adag tahay waa jidhkeeda

🌷sidaas daraadeed ayay gaalada u adeegsadaan meel walba iyo xaysiis kasta gabdhaha si ay u kasbadaan yicni u hantaan ragga

✔️hadii la asturid waayo waxaa dhacay inuu  noqdo Hilib banaan wadhan oo waraaben kasta ka darsado

🧕 asturaad haddii la dhahana ilaahay ayaa ku waajib yeelay xijaab iyaga iyo jidhkooda ilaaliya xijaabkaas haday qaadatana aduunka waxay ku noolaan.boqortooyo nin kasta ku hammiyo inuu mar uun helo aakhrina cadaabka iyo dhibkiisa way ka badbaadi

🧕xijaabka sharciga ah maha mid aad qurqurxisay waa mid jidhkaaga oo dhan asturaya 

Xijaabka hadii uu jidhkaaga sawiro xijaab maha kaasi

🧕markaan xafiisyada tagayno dhar noocee ah aya xidhanaa
waa la.is.ogyahay ilaahay haan ka.baqno aduun  waa laga tagi

5 months, 3 weeks ago

عَنْ أَبِي ذَرٍّ ، عَنِ النَّبِيِّ صَلَّى اللَّهُ عَلَيْهِ وَسَلَّمَ قَالَ : " ثَلَاثَةٌ لَا يُكَلِّمُهُمُ اللَّهُ يَوْمَ الْقِيَامَةِ، وَلَا يَنْظُرُ إِلَيْهِمْ، وَلَا يُزَكِّيهِمْ، وَلَهُمْ عَذَابٌ أَلِيمٌ
- rasuulku scw scw wuxuu yidhi maalinka qiyaamaha ilaahay lama.hadlayo ycani hadal.naxariisle il naxariis leh kuma eegaya umanaya dambi dhaafayo
cadaab xanuun kulul wuu u sugnaaday
1. ninka guntiskiisa dhaafiya (surwaalka uu xidhan yahay ama wixii kale uu xidhayan )kuraanta ama aanqawga dhaafiya cadaab xanuun kulul ayaa u sugnaaday dharkeena haan ka warhayno
2. iyo isku diraha dadka isku dira
3. ninka beenta sheegaya si alaabta looga iibsado

6 months ago
kitaab kasta iyo buug kasta oo …

kitaab kasta iyo buug kasta oo la qoraya qoraagu wuxuu ka horaysiiya cudurdaar ah inuu wixii khalad ah u kasin ama uu qalinka ku ilduufay yacni qalinka ayaa si khaldan ugu dhacay

lkn kitaabka rabbi waxa lagu bilaabay
ذَٰلِكَ الْكِتَابُ لَا رَيْبَ ۛ فِيهِ ۛ هُدًى لِلْمُتَّقِينَ

macnaha:- kani waa kitaab uuna shaki ku jirin haba yaraatee wax shaki ah kuma jiro wuxuu hanuun iyo wado toosan u yahay kuwa rabbi ka baqa (mutaqiinta )

haka daalin inaad mar walba ka dhigato sxp khaas kuu ah

We recommend to visit

بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad 3000 Buug-Somali
Free Ah
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
https://telegra.ph/HA-DEG-DEGIN-AKHRI-11-15
© Somalibooks Pro Inc
- All Rights Reserved-⤵️
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 5 months, 1 week ago

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.

Last updated 1 month ago

Kala soco Xikmad iyo Qormooyin Markasta Io Meelkasta.

Last updated 1 month, 3 weeks ago