@Badbaadi naftaada🔞

Description
Noqo qof xumaanta kadhowrsoon
Yaanuu ku Duufsan shaydaanku
Chanalkeena waxaad kaheli doontaa waanooyin kusaabsan in laga fogaado waxyaabaha xun xun ee ladaawado sida muu'qaalada galmada iyo saamaynta ay ku leeyihiin qofka aduun iyo aakhiroba
@tamatnm
Advertising
We recommend to visit

SABA GUDDAA WAAN TAANEEF MIIDIYAA GUDDAATU NUUF MALA!

@Abdii_Sabaa

💬NU QUNNAMUUF💬
@AbdiiSabaaDm

🎯BARNOOTAAF
@abdii_sabaa_university

🎯MARIIF
@Garee_Abdii_Sabaa

Last updated hace 5 días, 5 horas

asc بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad- 3000 Buug-Somali ayaa ku jira Akhriso oo ilaali xuquuqda Qoraayada leh.
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
Cabasho/Buug iyo Su,aal ... La Xidhiidh
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated hace 2 meses

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.

Last updated hace 2 semanas, 4 días

1 month, 1 week ago
Asc wr wb

Asc wr wb
Subax wanaagsan
Waxaan idiin ku bishaaraynayaa KULIYADA AL ANDALUS OO HADA KAHOR AAD KAFAA,IDAYSATEEN

HADA WAXAY DIYAAR IDIIN LATAHAY BARASHADA (QURAANKA KARIIMKA )
Walaba lguu barayo Sifiican

Maxaa kaa hortaagan inaad barato kalaamka rabbi

Wixii faah faahin ah nagala soo xidhiidh

👇👇👇👇👇👇👇👇👇
@Tamamabdulahi

Ama
+251906877151

1 month, 2 weeks ago
"Waxaan Rabnaa Ama Rajeyneeynaa In Aan …

"Waxaan Rabnaa Ama Rajeyneeynaa In Aan 1k Gaarno Caawa Nagu Tageer Subscribe, 👈

Ogaalbulsho ❤️👇

https://youtube.com/shorts/DrwE8Ey_R7w?si=kHT01VzoI_Yz0Jv0

1 month, 2 weeks ago

🌷gabadha waxa kaliya ee ay mulkido yacni hantido ragana kaga adag tahay waa jidhkeeda

🌷sidaas daraadeed ayay gaalada u adeegsadaan meel walba iyo xaysiis kasta gabdhaha si ay u kasbadaan yicni u hantaan ragga

✔️hadii la asturid waayo waxaa dhacay inuu noqdo Hilib banaan wadhan oo waraaben kasta ka darsado

🧕 asturaad haddii la dhahana ilaahay ayaa ku waajib yeelay xijaab iyaga iyo jidhkooda ilaaliya xijaabkaas haday qaadatana aduunka waxay ku noolaan.boqortooyo nin kasta ku hammiyo inuu mar uun helo aakhrina cadaabka iyo dhibkiisa way ka badbaadi

🧕xijaabka sharciga ah maha mid aad qurqurxisay waa mid jidhkaaga oo dhan asturaya

Xijaabka hadii uu jidhkaaga sawiro xijaab maha kaasi

🧕markaan xafiisyada tagayno dhar noocee ah aya xidhanaa
waa la.is.ogyahay ilaahay haan ka.baqno aduun waa laga tagi

1 month, 2 weeks ago
1 month, 2 weeks ago

🔰Imaaamu maalik ayaa wuxuu dhahay heesta waxa dhagaysta dadka fusaqada iyo dadka liita ee nolosha ka dhacay

Qofka heesaha dhagaysatana markhaati ma galo

1 month, 3 weeks ago

‏صلّى عليكَ اللَّه ماتّسَع الْمَدَى
واشتاقت الأرواحُ للرّحمن
.
نَفْسِي فِداك وَكُلّ أهليَ والورى
الجِذعُ حنّ فكيفَ بِالْإِنْسَان

1 month, 3 weeks ago
1 month, 4 weeks ago

BUSHAARO BUSHAARO BUSHAARO

QORO CV QURXOON
FURSAD MUHIIMA .

MA RABTAA INAAD DIYAARISO CV QURXOON OO AAD MARKIIBA SHAQO KU HESHO.
ALFURQAN ONLINE SCHOOL TABABARKAN MUHIIMKA AH AYAY KUU HAYSAA .
Kaliya afar cisho ayuu soconaya
Kunabeegan maanta.
AYUU BILAABMAYAA.
DIWAAN GALINTUNA MAANTA AYAY SI RASMI AH UBLAABANTAY.
COURSkU WAA FREE AMA LACAG LA'AAN .
KALIYA DIWAAN GALINTA AYAA AH
2$.

YAANAY KAA BUUXSAMIN EE HALKAN ISKA DIWAAN GALI.
KALIYA 50 ARDAY AYAANU SIINAYNAA TABABARKAN.
👇👇👇
@UstaadAbdurisaaq
@UstaadAbdurisaaq.

Si yar oo fudud ku hel shaqo kasta oo aad doonato adoo sita cv qurxoon.

We recommend to visit

SABA GUDDAA WAAN TAANEEF MIIDIYAA GUDDAATU NUUF MALA!

@Abdii_Sabaa

💬NU QUNNAMUUF💬
@AbdiiSabaaDm

🎯BARNOOTAAF
@abdii_sabaa_university

🎯MARIIF
@Garee_Abdii_Sabaa

Last updated hace 5 días, 5 horas

asc بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad- 3000 Buug-Somali ayaa ku jira Akhriso oo ilaali xuquuqda Qoraayada leh.
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
Cabasho/Buug iyo Su,aal ... La Xidhiidh
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated hace 2 meses

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.

Last updated hace 2 semanas, 4 días