Dive into the Ultimate Free Library: Your One-Stop Hub for Entertainment!

๐—›๐—ผ๐—ฟ๐—บ๐—ฎ๐—ฟ๐—ถ_๐—ต๐—ฎ๐—ป๐—ธ๐—ฎ๐—ฎ๐—ด๐—ฎ ๐Ÿ–คโœจ๐Ÿฆ‹๐Ÿ“š๐Ÿ”๐ŸŒ

Description
๐—ฆ๐—ผ๐—ผ ๐—ฑ๐—ต๐—ฎ๐˜„๐—ผ๐˜„ ๐˜„๐—น๐—น๐—ธ๐—ฎ/๐˜„๐—น๐˜€๐—ต๐—ฎ ๐—ค๐—ถ๐—ถ๐—บ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—ค๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ฟ๐—ถ๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—บ๐˜‚๐—ฑ๐—ฎ๐—ป๐—ผ๐˜„

Waxad mar waliba ka helaysaa channelkan talo iyo tusaale ku dhiirigaliya si'aad u gaadho hadafyadaada nololeed., โ˜‘๏ธ

Today reader tomorrow a reader ๐Ÿ“š
Advertising
We recommend to visit

ุจุณู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู… ุงู„ู„ู‡ ุงู„ุฑุญู…ู† ุงู„ุฑุญูŠู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู…
Ku Dhawaad 3000 Buug-Somali
Free Ah
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
https://telegra.ph/HA-DEG-DEGIN-AKHRI-11-15
ยฉ Somalibooks Pro Inc
- All Rights Reserved-โคต๏ธ
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 4ย months, 3ย weeks ago

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.

Last updated 2ย weeks, 3ย days ago

Kala soco Xikmad iyo Qormooyin Markasta Io Meelkasta.

Last updated 1ย month, 1ย week ago

6ย days, 10ย hours ago

U sheeg naftaada in ay diido dib u dhaca

Usheeg naftaada in ay so wajahi doonaan waqtiyo adag oo aaney hada fahansaneyn

Usheeg naftaaada in ay ahaato mid ay iimaanka iyo diinta ay hogaamiso

U sheeg naftaada in ay dadka oo dhan kula rabin hammigaaga

U sheeg naftaada in wax kasta dadaal lagu gaaro

U sheeg naftaada in aanay jirin wax dib u dhac keeni kara ilaa aad adiga aqbasho dib-u dhacas

Usheeg naftaada in aan aniga kuu sheegay waxa dantada kugu jirto

Naftaydaay wacaneey noqo mid dabacsan si kastoo ay dadka kuu dulmiyaan, ahaaw mid aan is badaleyn ilaa qadarta rabigaaga mooyaane

Dr's riyaaq

1ย week ago

ู„ุงุญูˆู„ ูˆู„ุง ู‚ูˆุฉ ุงู„ุง ุจุงู„ู„ู‡ โค๏ธ

1ย week ago

Usheeg qalbigaga murugaysan inuu rabigii unaxariisanayo

2ย weeks, 1ย day ago

Hadafkeenu Waa Kobcinta Garaadka Bulshadeena Waxan Halkan Ku Kulminay Kanaalada Ugu Sareeya Uguna wanaagsan Iyo Qaar Kamid Ah Dhalinta Udiyaarsan Sidii Ay Bulshadooda U Dhiirigalin Lahaayen, Nagu Soo Biir Kama Qoomameyn Doontid,

Sponsored โฌ‡๏ธ
@QALINKA24
@HOYGAJACAYLKA
@KAAHANOLOSHA
@WADNOJACAYL

Admin || @Timow1

2ย weeks, 4ย days ago

Salamu calaykum Waxaan rabba ina igu qanciso inan akhriyo buug aad akhrisey odhaah ku dhaxjirta darteed yacnii ina igula wadagto odhaahdaas commentiga sababteedana aan buugaas u akhriyo Aan aragno buuga ixado odhaahdiisu ๐Ÿ‘๐Ÿ˜

2ย weeks, 5ย days ago
3ย weeks ago

๐—ฆ๐—ถ๐—ฑ๐—ฎ๐—ป ๐˜‚๐—ฑ๐—ฎ๐—ฟ๐˜†๐—ฒ๐—ฒ๐—น ๐—พ๐—ผ๐—ณ๐˜๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐˜€๐—ฎ๐˜…๐—ถ๐—ฏ..! ๐Ÿง

Sii indhaha marka ay kula hadlayso, waayo waxay midasi dareensiinaysaa in ay muhim tahay. ๐Ÿฅบ

Marka ay afka furato u'ogolow in ay hadasho, waayo sidas ayay xasilooni ku dareemaysaa kuuguna sheegaysaa waxay gudaha ka dareemayso. ๐Ÿ™‚

Marka ay ka shakido quruxdeeda. Xasuusu quruxdeeda iyo in ay tahay boqorda ugu qorxoon ee dunidan dul saaran. Si ay kalsooni iyo deganaan udareento. ๐Ÿคฉ

Marka ay xanaaqsan tahy oo ay deganaansho la'aan dareemayso, haku biirin adina balse deji iyada, noqo nin aysan ka cabsan waqtiyada ay xanaaqsan tahy, kula hadal cod degan oo qabow, oo niyada uqaboojinaya, si ay udareento difaac. ๐Ÿ˜ƒ

Umahad celi oo ku dheh mahad sanid, ogsoonow oo ha iloobin waxa ay adi dartaa usamaysay oo dhan, mararka qaarkood tani waxay ka dhigaysaaa in ay ay dareento in la jecel yahy. ๐Ÿ˜˜

Marka ay oynoyso, haka tagin oo haku fiirsanin xaladaas ee oo qolka haka bixine, isku duub oo laabta geli una qalbi qabooji, hadday adigaa darta u oysay ama haddii ay arrin kle darteeda u oysayba.! ๐Ÿซ‚๐Ÿซ€๐Ÿฅบ

Dareen ahaan haku xad gudbin oo haku hadlin erayo dhaawac ugeysanaya qalbigeeda, dabcan hadaladaas xun xun waxay ku qaadan kartaa in ay ilowdo sannado.! ๐Ÿ˜ญ

Baro sida ay udhaqmaan ay dumarku xilliga caadada, gabdhaha qaar ayaa niyyada ka cuslaada marka lagu guda jiro xiligaas. Baro boqoradaada qaab dhaqankeeda saxiib, ๐Ÿ˜Œ

Marka aad kala shaqeyso arin aadan wax weyn u arkin, ha usheegin fududahay oo ay yar tahay, Tani waxay dareensiinaysaa in aad fahantay. ๐Ÿ˜ฉ

Haddii ay ka shikido in aydaan isku waari doonin labadiina, sii damaanad qaad, oo uu usheeg in aadan sii deyn doonin wax kasta oo dhaco iyo si kasta oo ay duruufuhu isku badalaan, ๐Ÿ’ฏ๐Ÿซ€๐Ÿฅน

Xiriiri oo ka war haay xaaladeeda ogow xaaladeeda, weydii sida ay tahay, in ay xalay seexatay xalau, nabadna ku soo toostay saakay, sida ay ahayd maalinteeda, dabcan tani waxay dareensiinayaa in ay heshay qof daryeelaayo. ๐Ÿฅฐ

Una ducee iyada horteed dumar badan aya aad ujeclaa in nimankoodu udeceeyaan kuna duceystaan ruux ahaan. โ˜บ๏ธ

Raali noqo ku dheh marka aad khalad sameyso, waayo dumarka qaarkood ayu qalbigoodu jabsanaa sannado badan, sababtoo ah, waxa kaliya ay sugayeen ayaa ahaa iga raali noqo wanka xumahay in aan sidas kuula dhaqmay..! โค๏ธโ€๐Ÿฉน๐Ÿฅฒ

Ugu dambayntii, saxiib hoos udhig madax adeygaaga oo noqo mid daciif markad iyada la joogto si ay udareento ixtiraamka iyo qadarinta aad uheyso. ๐Ÿ’ฏ

โ•ญโ”ˆ - Mส€ แดŠแด‡แด„แด‡สŸแดแดก ๐Ÿ˜

3ย weeks ago

Salamu calaykum

Waxaan rabba ina igu qanciso inan akhriyo buug aad akhrisey odhaah ku dhaxjirta darteed yacnii ina igula wadagto odhaahdaas commentiga sababteedana aan buugaas u akhriyo

Aan aragno buuga ixado odhaahdiisu ๐Ÿ‘๐Ÿ˜

3ย weeks ago

Waxyaabaha hore marka lagu laabto waa sidee waan ashqaraareybeeโค๏ธ๐Ÿ˜‚๐Ÿ˜ญ

3ย weeks, 6ย days ago

Wuxuu ahaa rasuulku mid ramadan maca salameeya odhaha sidan :

โ€ุงู„ู„ู‡ู… ู„ุง ุชุฌุนู„ู‡ ุขุฎุฑ ุงู„ุนู‡ุฏ ู…ู† ุตูŠุงู…ู†ุง ุฅูŠุงู‡ุŒ ูุฅู† ุฌุนู„ุชู‡ ูุงุฌุนู„ู†ูŠ ู…ุฑุญูˆู…ู‹ุง ูˆู„ุง ุชุฌุนู„ู†ูŠ ู…ุญุฑูˆู…ู‹ุงุŒ ุงู„ุญู…ุฏ ู„ู„ู‡ ุนู„ู‰ ุงู„ุชู…ุงู…ุŒ ุงู„ุญู…ุฏ ู„ู„ู‡ ุนู„ู‰ ุงู„ุจู„ุงุบ ุงู„ุญู…ุฏ ู„ู„ู‡ ุนู„ู‰ ุงู„ุตูŠุงู… ูˆุงู„ู‚ูŠุงู…ุŒ ุงู„ู„ู‡ู… ุงุฌุนู„ู†ุง ู…ู…ู† ุตุงู… ุงู„ุดู‡ุฑ ุฅูŠู…ุงู†ู‹ุง ูˆุงุญุชุณุงุจู‹ุง ูˆุฃุฏุฑูƒ ู„ูŠู„ุฉ ุงู„ู‚ุฏุฑ ูˆูุงุฒ ุจุงู„ุขุฌุฑ.
Ramadan way dhamatey laakiin khayrkii wali madhamaan
ducadasna ha hilmaamina
allaha inaga yeelo kuwa uu unaxariistey una danbi dhaafey naartana ka xoreeyey . โค๏ธ

We recommend to visit

ุจุณู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู… ุงู„ู„ู‡ ุงู„ุฑุญู…ู† ุงู„ุฑุญูŠู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู…
Ku Dhawaad 3000 Buug-Somali
Free Ah
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
https://telegra.ph/HA-DEG-DEGIN-AKHRI-11-15
ยฉ Somalibooks Pro Inc
- All Rights Reserved-โคต๏ธ
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 4ย months, 3ย weeks ago

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.

Last updated 2ย weeks, 3ย days ago

Kala soco Xikmad iyo Qormooyin Markasta Io Meelkasta.

Last updated 1ย month, 1ย week ago