SABAย GUDDAA WAAN TAANEEF MIIDIYAA GUDDAATU NUUF MALA!
@Abdii_Sabaa
?NU QUNNAMUUF?
@AbdiiSabaaDm
?BARNOOTAAF
@Abdiisabaa
?MARIIF
@Garee_Abdii_Sabaa
Last updated 2ย months ago
https://t.me/joinchat/AAAAAFgrZgMjBcvdBf7YWg
Last updated 2ย months ago
asc ุจุณููููููููููููู
ุงููู ุงูุฑุญู
ู ุงูุฑุญูููููููููููููู
Ku Dhawaad- 3000 Buug-Somali ayaa ku jira Akhriso oo ilaali xuquuqda Qoraayada leh.
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
Cabasho/Buug iyo Su,aal ... La Xidhiidh
@Cabasho_Bot
@Tusmobook
Last updated 1ย month ago
"HA is ku dayin inaad qof walba ka dhaadhiciso fikradahaaga madaama ay caqliyada kala duwan yihiin.
Daacad nimadu ma.ahan doqonimo halka dadku kuu maleeyaan doqon aa dan tiisa aqoon๐ฅบ๐ค
Hben qurux bdn kuwa qlbigooda kabuuxa dacad nimada๐ฅบโค๏ธโ๐ฉน๐
ุณูุจุญุงู ุงููู .
โ- ุงูุญู
ุฏููู .
โ- ูุง ุฅูู ุฅูุง ุงููู .
โ- ุงูููู ุฃูุจุฑ .
โ- ุณูุจุญุงู ุงููู ู ุจุญู
ุฏูู .
โ- ุณูุจุญุงู ุงููู ุงูุนุธูู
.
โ- ุงุณุชุบูุฑ ุงููู ู ุฃุชูุจู ุฅููู .
โ- ูุง ุญูู ู ูุง ููุฉ ุฅูุง ุจุงููู .
โ- ุงููููู
ุตูู ูุณูู
ุนูู ูุจููุง ู
ุญู
ุฏ .
โ- ูุง ุฅูู ุงูุง ุงููู ู
ุญู
ุฏ ุฑุณูู ุงููู .
-ุงุณุชุบูุฑ ุงููู ุงูุฐู ูุง ุงูู ุงูุง ูู ุงูุญู ุงููููู
ูุงุชูุจ ุงููู.โค๏ธ๐ค
Rasuulku โช๏ทบโซ wuxuu dhahy:
`Anas binu mucaaadยดยด wlhi wan ku jeclahy "anasow"ee haka tagin salad walba gadasheda in aad dhahto erayadan,
ยดยดุงูููู
ุฃุนูุง ุนูู ุฏูุฑู ูุดูุฑู ูุญุณู ุนุจุงุฏูุ` "Allow iku cawi digrikaga mahad
Naqada iyo cibadata wngsn,๐ค๐๏ธ๐ฆ๐ธ
Badi saliga xabib keena scw๐ค๐ฆ
โโโโโโโโฏโโโโโโโ
โงโ๐๐ข๐ข๐ซ๐๐๐ค๐ช๐๐๐๐๐๐ฅโโง
๐๐ฒ๐๐ ๐ฆ๐ผ๐บ๐ฎ๐น๐ถ ๐ง๐ฒ๐น๐ฒ๐ด๐ฟ๐ฎ๐บ ๐๐ต๐ฎ๐ป๐ป๐ฒ๐น๐.๐
๐ฆ๐ต๐ฎ๐ฟ๐ฎ๐ณ ๐ถ๐๐ผ ๐ธ๐ฎ๐ฟ๐ฎ๐ฎ๐บ๐ผ, ๐ก๐ฎ๐ด๐ ๐๐ผ๐ผ ๐ฏ๐ถ๐ถ๐ฟ ๐๐พ๐ฟ๐ถ๐๐๐ฒ ๐ผ๐ผ ๐ธ๐ฎ๐บ๐ถ๐ฑ ๐ป๐ผ๐พ๐ผ ๐ฏ๐๐น๐๐ต๐ผ ๐๐ฒ๐๐ป๐๐ฎ ๐ป๐ฎ๐ด๐ ๐
๐ถ๐ฟ๐ฎ๐ป ๐ก๐ฎ๐ด๐ ๐๐ผ ๐ฏ๐ถ๐ถ๐ฟ ๐
๐ฅ https://t.me/addlist/q7rE7mI8Hc82YzFk
๐ง๐ฒ๐ฎ๐บ . ๐ช๐ถ๐
๐ถ๐ถ ๐๐ฎ๐ฎ๐ต-๐ณ๐ฎ๐ฎ๐ต๐ถ๐ป๐ฎ ๐ธ๐ฎ๐น๐ฎ ๐
๐ถ๐ฟ๐ถ๐ถ๐ฟ: ๐๐๐ฑ๐ผ๐ผ๐บ๐ถ๐๐ฒ: @cilmooge1
โโโโโโโฏโโโโโโโ
โ_-๐๐ต๐ฎ๐บ๐ฎ๐ฎ๐ฑ-_โ
Haddii aad rabto inaad kasbato; Malaayiin xasanaad ah ilbiriqsiyo gudahood?
Waa ku muhiim xadiskaan,
ุนู ุนุจุงุฏุฉ ุจู ุงูุตุงู
ุช ุฑุถู ุงููู ุนูู ูุงู: ูุงู ุฑุณูู ุงููู ๏ทบ: ยซู
ู ุงุณุชุบูุฑ ููู
ุคู
ููู ูุงูู
ุคู
ูุงุช ูุชุจ ุงููู ูู ุจูู ู
ุคู
ู ูู
ุคู
ูุฉ ุญุณููยป.
"Nabigu waxa uu yiri csws:
Qofka mumininta iyo muuminaadka ilahay dambidhaaf uga dalba ,
Ilaahay waxa uu uga qoraa muumin kasta iyo mu'minad kasta hal xasano,
Kaliya waa intaan
ุงูููู
ุงุบูุฑ ููู
ุคู
ููู ูุงูู
ุคู
ูุงุช โค๏ธ๐คฒ
Ducooyinka quruxda badan isla markiiba lama ajiibo.
Lkn illahay ma iloobo ee wuu ku siinayaa wakhtigeeda kan ugu quruxda badan.๐ค๐ซ
โโโโโโโโฏโโโโโโโ
โงโ๐๐ข๐ข๐ซ๐๐๐ค๐ช๐๐๐๐๐๐ฅโโง
๐๐ฒ๐๐ ๐ฆ๐ผ๐บ๐ฎ๐น๐ถ ๐ง๐ฒ๐น๐ฒ๐ด๐ฟ๐ฎ๐บ ๐๐ต๐ฎ๐ป๐ป๐ฒ๐น๐.๐
๐ฆ๐ต๐ฎ๐ฟ๐ฎ๐ณ ๐ถ๐๐ผ ๐ธ๐ฎ๐ฟ๐ฎ๐ฎ๐บ๐ผ, ๐ก๐ฎ๐ด๐ ๐๐ผ๐ผ ๐ฏ๐ถ๐ถ๐ฟ ๐๐พ๐ฟ๐ถ๐๐๐ฒ ๐ผ๐ผ ๐ธ๐ฎ๐บ๐ถ๐ฑ ๐ป๐ผ๐พ๐ผ ๐ฏ๐๐น๐๐ต๐ผ ๐๐ฒ๐๐ป๐๐ฎ ๐ป๐ฎ๐ด๐ ๐
๐ถ๐ฟ๐ฎ๐ป ๐ก๐ฎ๐ด๐ ๐๐ผ ๐ฏ๐ถ๐ถ๐ฟ ๐
https://t.me/addlist/riJZHkCMkCw3OGZk
๐ฅ ๐ธ๐ฎ๐ฎ๐น๐ฎ๐ ๐๐ผ๐ผ๐
๐ฑ๐ฎ ๐๐ฎ๐ฑ๐ฎ๐ท๐ถ๐ฟ ๐ค. ๐ง๐ฒ๐ฎ๐บ . ๐ช๐ถ๐
๐ถ๐ถ ๐๐ฎ๐ฎ๐ต-๐ณ๐ฎ๐ฎ๐ต๐ถ๐ป๐ฎ ๐ธ๐ฎ๐น๐ฎ ๐
๐ถ๐ฟ๐ถ๐ถ๐ฟ: ๐๐๐ฑ๐ผ๐ผ๐บ๐ถ๐๐ฒ: @cilmooge1
โโโโโโโฏโโโโโโโ
โ_-๐๐ต๐ฎ๐บ๐ฎ๐ฎ๐ฑ-_โ
Rasuulkii allow diinta ayay naga xigsadeen diintii ayay diin labeed la dhigeen waxay xooga saaranoo badankood oo ay ka hadlaan ragga asxaabta,ragga hala adeeco,ragga jihaadka ha galaan,ragga xasaas wanaagsan u noqoda, ragga baahidooda galmo
Maxaan u wayay sheekh si qoto dheer uga hadla dumarka saxaabiyaadka,dumarka cilmiga ha bartaan,dumarka baahidooda galmo,dumarka ragg wanaagsan u noqda Sabab? Xaqaas ma mudnin miyaa ina ragoow?
Rasuulkii allow Xaqii aad dumarka siisay shaar dhaqameed ayay u xereyn! Caruurtii ayay nagu dayaceen,meherkeeni ayay inkireen,way na liidaan,Libinteena way xaqiraan,
Rasuulkii allow Naagnimada ayay isku caayaan
Hadal jilcanaa ma dumaraa,sidii dhoocilaha ayuu u socdaa,naag naag weeye! Ilaahay rasuulkiisiyoow Maxaan ka galabsanay Raggas?
duul dumar u taliyey khayr ma leh!
Rasuulkii allow hooyooyinkooda xitaa kama aysan xishoon waxay isku caayaan hooyadaa ws,hooyadaa slkeeda xaqii hooyada aad siisay nabbi allow afka uun baa laga sheegaa
Halkeey diintu kaga taala dumarku waa 50leey? Ragguna waa 100low?
Nabbi allow dumarkii maysan fulin dardaarankaagii ahaa "diintaan ha iga daxasho cidii i rumaysay dadkana ha gaarsiiyo"
Diintii ayay diin labeed moodaan dumarkii!
Cilmi dhagood ayay diinta ka heestaan
Waan maqlay,sheekh hebel baa yidhi
Lama arag gabadh leh aqoontii hooyadeen Aisha oo loo daba fadhiisan jiray "masalo kasta oo fiqi ku saabsan"
Gabdho diinta marti miyaad ka tihiin?
Maxay u yartahay sheekhad heblaayo?
Haa waxaad ileedahay way jidhaan gabdho leh aqoon diimeed balse adiga ayaan arag somahn!
Maxay uga aamusanyihiin Beenahaan Faafay!
Gabdhahaasoow Gacalooyin waan idin baahanay kalaya inooga faaiideeya cilmigiina
Rasuulkii allow culayso aysan diinta ina saarin ayaa ina saaran!
Nabbi allow way nagu gafaan!
mid haday dumarka baraaruji maagto magacyo ayay ula bexeen waa gaalo raac,reergalbeed ayaa wada,rag nacayb baa ka buuxa,diinta ku yar,waa wax aan ayadaba aqlaaq leheen
Nabbi allow diinta ayeey noogu gambadaan naguma dhaqaan!
Waa dacwad ka timid naag
Waana u sheegi lahaa hadaan nabbiga La kulmo!
"Ku saliya nabbiga scw"
Warqadaan ma khusayso shaqsi gooniya!
W/Q:Suuban diiriye
?Arimaha waxay leeyihiin rabi maamulaโฅ๏ธ
SABAย GUDDAA WAAN TAANEEF MIIDIYAA GUDDAATU NUUF MALA!
@Abdii_Sabaa
?NU QUNNAMUUF?
@AbdiiSabaaDm
?BARNOOTAAF
@Abdiisabaa
?MARIIF
@Garee_Abdii_Sabaa
Last updated 2ย months ago
https://t.me/joinchat/AAAAAFgrZgMjBcvdBf7YWg
Last updated 2ย months ago
asc ุจุณููููููููููููู
ุงููู ุงูุฑุญู
ู ุงูุฑุญูููููููููููููู
Ku Dhawaad- 3000 Buug-Somali ayaa ku jira Akhriso oo ilaali xuquuqda Qoraayada leh.
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
Cabasho/Buug iyo Su,aal ... La Xidhiidh
@Cabasho_Bot
@Tusmobook
Last updated 1ย month ago