SABA GUDDAA WAAN TAANEEF MIIDIYAA GUDDAATU NUUF MALA!
@Abdii_Sabaa
?NU QUNNAMUUF?
@AbdiiSabaaDm
?BARNOOTAAF
@Abdiisabaa
?MARIIF
@Garee_Abdii_Sabaa
Last updated 2 months ago
https://t.me/joinchat/AAAAAFgrZgMjBcvdBf7YWg
Last updated 1 month, 4 weeks ago
asc بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad- 3000 Buug-Somali ayaa ku jira Akhriso oo ilaali xuquuqda Qoraayada leh.
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
Cabasho/Buug iyo Su,aal ... La Xidhiidh
@Cabasho_Bot
@Tusmobook
Last updated 1 month ago
Shimbir yahay lalaysaa
Adna laydha guudkaad
Leexaysanaysaa
Ragna laba diblaa geed
Xadhig loogu loodshoo
Luguhuu ka xidhan yahay
Sida aad u looshiyo
Liirtaanyadaan qabo
Laba kala fog weeyee
Lurka wali ma kulanteen
Mise laaca ubaxiyo
Maad dhaafin laamaha
Inan yahay la moodaa
Labigiyo madheedhkee
Reerkoodu ladanyahay
Nimaan laac adduunyiyo
Aan lahayn Lo’ iyo geel
Hadduu laabta kaa rabo
Illayn lahashadiisiyo
Halka aad ka lulataa
Laba kala fog weeyee
Maad garan si loo ladho
Mise laba jir baad tahay
La garaada raaxada
Wakhtiyahow legdamayaa
Habeenkaaga laaciyo
Mallintaada luulka ah
Nimay kala lunsheenoo
Kala leexiyeenoo
Leel leel qabaanee
Sida aan u liitiyo
Laftay iga wareemeen
Laba kala fog weeyee
Laxaadkaaga culus iyo
Luggooyada ma daysaa
Mise ruuxa Laag gala
Sii liici Mooyee
Soo loodi maad odhan
Geeddiga cabdi qays ee uu qoray cali gurey ayey sidani ku qoran tahay, anna wan idin yara naash-naashay uun.
🥰🥰🥰🥰🥰Sugaaanta sidees isku tihiin ? Maaansada lurka wali ma kulan teen ayaan qisadeda soo wada 🔝🔝
Dhibatada inad mobile uun isticmasho wakhtiyada firaqada ( qol uun aad ku jirto)
Inaad muddo dheer keligaaga ku jirto waxay keeni kartaa in aad dareento kelinimo iyo go'doon bulsheed. Tani waxay sababi kartaa hoos u dhac ku yimaada farxadda iyo kalsoonida, taasoo kor u qaadi karta halista walbahaarka iyo niyad-jabka.
Xiriirka tooska ah ee dadka kale waa muhiim si loo helo farxad iyo taageero nafsi ah. Isticmaalka moobilka oo aan isdhexgal bulsho lahayn waxay ka dhigtaa maskaxda mid daalan, waxayna kordhin kartaa welwelka, niyad-jabka, iyo walbahaarka.
Ku fadhiga moobilka muddo dheer adigoo ku jiro xaalad aan dhaqdhaqaaq lahayn waxay keentaa dhibaatooyin caafimaad oo jireed sida:
Muruqyada iyo lafaha oo xanuuna gaar ahaan dhabarka, qoorta, iyo gacmaha.
Indhaha oo daala isticmaalka muddada dheer ee shaashadda waxay saameyn kartaa caafimaadka indhaha.
Hurdo la'aan: Iftiinka buluuga ah ee ka soo baxa shaashadda moobilka wuxuu faragelin karaa hormoonka melatonin, kaasoo mas'uul ka ah hurdo wanaagsan, taasoo keenta hurdo la'aan.
Marka aadan si joogto ah ula hadlin dadka kale ama aadan la falgelin bulsho, xirfadahaaga bulsheed (social skills) waxay noqon karaan kuwo daciif ah. Waxaad yeelan kartaa dhibaato ku saabsan isfahamka iyo la dhaqanka dadka kale.
Waxaa laga yaabaa inaad ku tiirsanaato moobilka si aad uga baxsato dareenka kelinimada, taasoo keenta in aad isticmaasho moobilka si xad dhaaf ah. Tani waxay sababi kartaa dhibaatooyin caafimaad oo kale
Maxaad ugu huri qudhaada
Ruuxaan isba kuu hibeynin ?
Inta Liiti Lagu Dago
Yaan Doqoni Kugu Deyin
Hadaladda Badhkood Diid ?
Azc
Kuma hayo saluug kale
Oon soo sax ku dhaho
waadse suuro badan tahay
Ana samir ma wadi kar
Inta Yar inu ku qatay ahayd ?
Ma idinka helaya dhawr qof oo luqa iso gala
Oo noo share gareeya chanelka si dad badan uu u gaadho??
SABA GUDDAA WAAN TAANEEF MIIDIYAA GUDDAATU NUUF MALA!
@Abdii_Sabaa
?NU QUNNAMUUF?
@AbdiiSabaaDm
?BARNOOTAAF
@Abdiisabaa
?MARIIF
@Garee_Abdii_Sabaa
Last updated 2 months ago
https://t.me/joinchat/AAAAAFgrZgMjBcvdBf7YWg
Last updated 1 month, 4 weeks ago
asc بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad- 3000 Buug-Somali ayaa ku jira Akhriso oo ilaali xuquuqda Qoraayada leh.
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
Cabasho/Buug iyo Su,aal ... La Xidhiidh
@Cabasho_Bot
@Tusmobook
Last updated 1 month ago