SABA GUDDAA WAAN TAANEEF MIIDIYAA GUDDAATU NUUF MALA!
@Abdii_Sabaa
?NU QUNNAMUUF?
@AbdiiSabaaDm
?BARNOOTAAF
@Abdiisabaa
?MARIIF
@Garee_Abdii_Sabaa
Last updated 2 months ago
https://t.me/joinchat/AAAAAFgrZgMjBcvdBf7YWg
Last updated 1 month, 4 weeks ago
asc بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad- 3000 Buug-Somali ayaa ku jira Akhriso oo ilaali xuquuqda Qoraayada leh.
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
Cabasho/Buug iyo Su,aal ... La Xidhiidh
@Cabasho_Bot
@Tusmobook
Last updated 1 month ago
امسك يديّ فـ أنا شخصٌ يرى يداك موطناً له ♥️ .
Gacantayda qabo, waayo waxaan ahay qof gacmahaaga u arka sidii gurigiisa ♥️ .
Hold my hand, for I am a person who sees your hands as his home ♥️ .
⭕️ Shan Cashar Oo Waaweyn Oo Nolosha Ah:
1. Guuldaradu waa marka aanad isku dayin.
2. Ha isku dayin inaad qof walba ka farxiso hana dan ka gelin waxa ay dadka kale qabaan.
3. Ra'yigu ma beddelaan xaqiiqada.
4. Baro maalin kasta.
5. Adiga ayaa masuul ka ah farxadaada
Calaamadaha quruxda dumarka
waxaa ka mid ah,
in ay gabadhu dhexdhexaad tahay,
wax baratay, akhriska jeceshahay
oo ay leedahay shakhsiyad wanaagsan
iyo gobonimo aad u fog.
Intaa waxa u dheer xishood, kaas
oo ka dhigan in ay bulshada ay
ku dhex leedahay sharaf iyo haybad
lagu ixtiraamo in badan.
Bal u fiirso gabdhaha gaagaaban
waa ku mar kasta faraxsan Qurux badan
oo dhoola cadeeya xataa xiliga murugada
Telegram
DAACAD ACADEMY
Daacad Academy waa hoyga tababarka dhalinta soomaaliyeed
"Waxa laga yaaba waxa aad udaalayso eed uhawlantahay inu noqdo sababti aad u dhiman lahayd”.?
Sawirkaan waxaa lagu tiriyaa sawirradii ugu ashqaraarka badnaa ee la qaaday tobankii sano ee ugu dambayay, maxaa yeelay waxa uu sawirku xaalad niyadjab ah geliyay qofkii qaaday.
Sheekadu waxa ay leedahay: labadaan haramcad waxa ay weerareen deeradaan xilli ay carruurteeda la ciyaaraysay. Deeradu waxa ay haysatay fursad ay ku baxsan karto, nafteedana ku badbaadin karto, balse, waxa ay go'aansatay inay sidaan sawirka ka muuqata haramcadyada isugu dhiibto! Haddaba maxay tahay sababtu?
Sababtu waa inay carruurteeda siiso fursad ay ku baxsan karaan, maxaa yeelay haddii ay cararto carruurteedu ma heli doonaan fursad ay ku baxsadaan, oo haramcadku waxa uu weerari doonaa carruurta, waana hubaal si fudud inuu ku qaban doono, taa baddelkeed waxa ay isku dhiibtay haramcadka si carruurteedu u baxsato.
Sawirku waa daqiiqaddii ugu dambaysay ee hooyada, waxa ay luqunteedu ku jirtaa afka haramcadyada, ayada oo si adag u eegaysa carruurteedii, si ay hubiso inay baxsadeen ka hor inta aan la cunin ayada.
Qofka Guul Darestay Waa Qofka Isku Dhiiba Hadalka Dadka Ee Aan Awoodin In Uu Difaaco Naftiisa.
Telegram
DAACAD ACADEMY
Daacad Academy waa hoyga tababarka dhalinta soomaaliyeed
SABA GUDDAA WAAN TAANEEF MIIDIYAA GUDDAATU NUUF MALA!
@Abdii_Sabaa
?NU QUNNAMUUF?
@AbdiiSabaaDm
?BARNOOTAAF
@Abdiisabaa
?MARIIF
@Garee_Abdii_Sabaa
Last updated 2 months ago
https://t.me/joinchat/AAAAAFgrZgMjBcvdBf7YWg
Last updated 1 month, 4 weeks ago
asc بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad- 3000 Buug-Somali ayaa ku jira Akhriso oo ilaali xuquuqda Qoraayada leh.
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
Cabasho/Buug iyo Su,aal ... La Xidhiidh
@Cabasho_Bot
@Tusmobook
Last updated 1 month ago