Amiin Isse ⚽️

Description
https://t.me/Amiinisse
Advertising
We recommend to visit

🔞 Eng sara hayotiy hazillar bizning kanalda! 🔞

18 yoshga to'lmaganlarga mumkin emas☝️


G'oyalar, hamkorlik va reklama uchun admin: @XazillashmaBot

💰Reklama: @Reklama_1Q @Social_Energy_UZ @shokin_pricee
Jadval va narx: tg.segroup.me?uz

Last updated 3 days, 21 hours ago

Реклама учун: https://t.me/Championatasianewbot


Наш канал на русском:
https://t.me/olamsport_ru

https://t.me/joinchat/AAAAAD8Gn7Y_0UJvHuG_zg

Last updated 4 days, 10 hours ago

🔯Isportii Jalalaafi🔯
⚽ Oduu isportii yeroo isaa eggatee
💶 Jijjirraa taphatotaa
📒 Seenaa taphatotaa
🖥️ Tamsasaa kallattii
🔊 Oduu bashanasisaa
📳 Yaada qabdanif Fi Naman Cross gochuu bardananii👉 @Abdii1222

Last updated 1 month ago

9 months, 1 week ago
Bitello waa mid ka mid ah …

Bitello waa mid ka mid ah magacyada ku jira Koonfur Ameerika iyo indha-indheeyska kooxada Arsenal

Arsenal ayaa dareensan in ay suuqa ka heshay dooqa ugu fiican ee ay xagaagan.

Arsenal ayaa dhaawan u dhaqaqi doonta la so wareegida Bitello.

9 months, 1 week ago
Jordan Henderson iyo Al Ettifaq, ayaa …

Jordan Henderson iyo Al Ettifaq, ayaa heshiis qarka u saaran in ugu dambeyntii la xiro. dhawaan ayee ku dhawaaqi donta.

9 months, 2 weeks ago
Southampton ayaa si toos ah ula …

Southampton ayaa si toos ah ula xiriirtay Liverpool maanta hishiska Romeo Lavia: waxay rabaan xirmo 50 milyan ginni si ay u dhameystiran.
Liverpool way sii wadi doontaa ka shaqaynteeda hishiiska si ay ugu hesho lacag ka yar qimaha southampton ee rabto.

9 months, 2 weeks ago
Raúl Jiménez ayaa tijaabada caafimaadka u …

Raúl Jiménez ayaa tijaabada caafimaadka u maray Fulham . £5.5m ayaa lagu heshiiyey sida shaaca laga qaaday Sabtidii, waxaana la saxiixi doonaa dhawaan

9 months, 2 weeks ago
Barcelona ayaa qorshaynaysa in ay ku …

Barcelona ayaa qorshaynaysa in ay ku dhawaaqdo oo ay soo bandhigto heshiiska cusub ee Alejandro Balde marka ay ka soo laabtaan dalxiiska xilli ciyaareedka cusub Dukumeentiyada horeyba waa loo saxiixay qandaraas cusub oo shaqeynaya ilaa Juun 2028.

9 months, 2 weeks ago
Liverpool ayaa la xiriirtay Southampton si …

Liverpool ayaa la xiriirtay Southampton si ay u hesho Roméo Lavia - wadahadalada dhanka ciyaartoyga ayaa socday in ka badan hal bil.
Jason Wilcox ayaa hogaaminaya wadahadalada haatan ee Southampton waxana uu ku adkaysanayaa in uu ku iibiyo 50 milyan oo ginni.
Lavia ayaa weli ah mid ka mid ah liiska ciyartoda liverpool ee doneso .

9 months, 2 weeks ago
Madaxweynaha Bayern Hainer: ***🗣️*** "Waxaan u …

Madaxweynaha Bayern Hainer: 🗣️ "Waxaan u maleynayaa in halkan Bundesliga aynaan ku haysan xiddigo badan oo caalami ah, Bayern mar walba waxay isku daydaa inay xiddigo keento".
"Harry Kane waa ciyaaryahan soo jiidasho leh, waa kabtanka England iyo gooldhaliyaha ugu sareeya. anaga iyo Bundesliga wax fiican noo qaban lahaa" .

9 months, 2 weeks ago
Al Hilal waxa ay xidhaysaa dukumentiyada …

Al Hilal waxa ay xidhaysaa dukumentiyada heshiiska Malcom. €60m ayaa lagu heshiiyey, waxa ay ku jiri doontaa qeyb-qaybsi, sidaas darteed faahfaahinta shuruudaha lacag-bixinta ayaa laga wada hadlayaa...kadib, ayuu baxayaa . Malcom ayaa horay heshiis ula galay Al Hilaal.

1 year, 1 month ago

https://t.me/BOQORTOOYOCHANNEL100

Telegram

CADAR MOHAMMED 🦁

Sodhawoow walal inaad kuso birto Channelkeyga Sharaf ayeey i tahay 30/3/2022 ***❤️***

Amiin Isse ⚽️
1 year, 6 months ago
Kylian Mbappé, kuma faraxsana Paris Saint-Germain …

Kylian Mbappé, kuma faraxsana Paris Saint-Germain maadaama xaalada haatan ay tahay mid kacsan. Waxa uu doonayaa inuu ka tago kooxda, sida ugu dhakhsaha badan.

Paris Saint-Germain ayaa dareensan inuu si dhab ah cadaadis u saarayo kooxda – wax niyad ah uma hayaan inay iibiyaan Mbappé bisha Janaayo

We recommend to visit

🔞 Eng sara hayotiy hazillar bizning kanalda! 🔞

18 yoshga to'lmaganlarga mumkin emas☝️


G'oyalar, hamkorlik va reklama uchun admin: @XazillashmaBot

💰Reklama: @Reklama_1Q @Social_Energy_UZ @shokin_pricee
Jadval va narx: tg.segroup.me?uz

Last updated 3 days, 21 hours ago

Реклама учун: https://t.me/Championatasianewbot


Наш канал на русском:
https://t.me/olamsport_ru

https://t.me/joinchat/AAAAAD8Gn7Y_0UJvHuG_zg

Last updated 4 days, 10 hours ago

🔯Isportii Jalalaafi🔯
⚽ Oduu isportii yeroo isaa eggatee
💶 Jijjirraa taphatotaa
📒 Seenaa taphatotaa
🖥️ Tamsasaa kallattii
🔊 Oduu bashanasisaa
📳 Yaada qabdanif Fi Naman Cross gochuu bardananii👉 @Abdii1222

Last updated 1 month ago