قناة معلومات وفائدة| XOG IYO FAA’IIDO

Description
Kusoo dhawaw kanaalka XOG IYO FAA’iido kaa oo aan ugu tala galnay bulshadeena soomaliyeed hadduu eebe idmo.
waxaan idin kugu soo gudbin doonna: wacdi,waano,wargalin,xikmado,iyo wax walba oo waxtar inoo ah.
Mahadsanidiin.

Wabillabi tawfiiq.
Advertising
We recommend to visit

SABA GUDDAA WAAN TAANEEF MIIDIYAA GUDDAATU NUUF MALA!

@Abdii_Sabaa

?NU QUNNAMUUF?
@AbdiiSabaaDm

?BARNOOTAAF
@Abdiisabaa

?MARIIF
@Garee_Abdii_Sabaa

Last updated 1 Monat, 2 Wochen her

https://t.me/joinchat/AAAAAFgrZgMjBcvdBf7YWg

Last updated 1 Monat, 2 Wochen her

asc بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad- 3000 Buug-Somali ayaa ku jira Akhriso oo ilaali xuquuqda Qoraayada leh.
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
Cabasho/Buug iyo Su,aal ... La Xidhiidh
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 2 Wochen, 3 Tage her

8 months ago

Saddex saacadood ha dayicin maalin walba oo ramdaan kamid ah:

1: Saacadda afurka ; saacaddaan afurka waxaad la gaar noqotaa alle barri ama duco, waayo qofka sooman ducadiisa waa mid la aqbalo xilliga afurka.

2: Xilliga saxarka ama suxuurta ka hor ama loo yaqaana habeenka 3 meelood marka loo dhigo qrybta danbe, waxaad la gaar noqootaa xilligaan sidii aad alle ula kaliyoobi lahyd, khalwa aad u sameyn lahyd, alle aad u baryi lahyd, waayo waa waqti qaali ah, waana xilliga alle sw uu soo dago, ducadana waa mid la aqbalo xilliga saxarka.

3: Xilliga salaadda fajar ka danbeeya, ku dadaal in aad booskaga fadhido inta qoraxda kasoo baxayso oo ad adkaartada wadato, dadku badanaa waqtigaan hurdo ayey ku qaataan, waana waqti waqti aad u qiima badan.

8 months ago

Ramadaan acmaasha la qabto afar baa ugu weyn, marka laga soo tago soonka qofka uu soomanyahy.

1: Salaatul layl: taraawiixda ayaa kaga filan.
2: qur,aanka oo aad akhrido
3: masaajidka oo aad maalinkaga ku qaadato.
4: sadaqada oo aad la baxdo.

8 months ago

Ramadaan laba wax baa muhiim ah in aad xaqiijiso, oo aad ku dadaasho.

1: In alle kuu danbi dhaafo bishaan,oo uu kugu daro kuwa loo danbi dhaafo.

2: in aad ajar badan shaqeysatid oo sahay kuu noqda bilaha kale ee sanadka, qalbiga oo aad daahirisid, dikri badan oo aad la timaatid....

8 months ago
Rasuulka scw waxa uu ugu bishaareyn …

Rasuulka scw waxa uu ugu bishaareyn jiray asxaabtiisa soo galitaanka bisha ramadaan, waxa uu dhihi jiray :

" waxa idin timid bisha ramadaan, bil barakeysan, alle wuxuu idinku waajibiyey in aad soontaan, waxaa la furaa albaabada jannada, waxaass la xiraa albaaba jaxiimo, waxaa la xirxiraa shayaadiinta maradada, waxaa dhex ahaaday bishaan habeen ka khayr badan kun bilood, qofkii khayrkeeda laga xarimaa waa qof la xarimay " .

8 months, 1 week ago

Ma rabtaa in aad seexato adigoo laguu danbi dhaafay.

Nabiga Scw waxa uu yiri " qofkii dhahaa marka uu firaashkiisa ( sariirtiisa ) tagaayo.
( لا إله إلا اللهُ وحده لا شريك له ، له الملكُ ، وله الحمدُ ، وهو على كلِّ شيءٍ قديرٌ ، لاحولَ ولا قوةَ إلا بالله العليِّ العظيمِ ، سبحان اللهِ، والحمدُ لله ، ولا إله إلا اللهُ ، واللهُ أكبرُ ).
Waa loo danbi dhaafaa xittaa haddii ay danbigiisu la egtahy Hirka badda.

Xadiith saxiix.

8 months, 1 week ago

Qiimaha iyo Faa,iidooyinka ay leedahay salaadda subax.

1: Nabiga Scw waxa uu leeyahy " 2 rakaco ee salaadda subax ka horeysa waxa ay ka khayr badantahay aduunyada iyo wixii dhex ahaadayba ".

2: Nabiga Scw waxa uu leeyahy " Qofkii tukada salaadda subax, waxa uu ku jiraa maganta alle sw ".

3: Nabiga Scw waxa uu leeyahy " Hadday ogaan lahaayeen dadka waxa ku jira Salaadda cishaha iyo salaadda subax waxay imaan lahaayeen iyagoo guurguuranaayo ".

4: Nabiga Scw waxa uu leeyahay " Qofkii tukada labada qabow ( Casar & fajarka ) jannada ayuu galayaa".

5:Nabiga Scw waxa uu leeyahay " qofkii ku tukadaa salaadda cishaha jamaaco, waxa uu lamid yahay isagoo habeenkii kala bar istaagay, qofkiise ku tukadaa salaadda fajar ( subax ) jamaaco, waxa uu lamid yahay isagoo istaagay habeenkoo idil " .

6: Salaadda fajar waa mid ay imaanayaan Maaikta alle, oo alle sw waxa uu ku tilmaamay in ay tahay.
"وقرآن الفجر إن قرآن الفجر كان مشهودا ".

9 months, 3 weeks ago

https://www.facebook.com/share/p/2aAF7do71XQw8u6V/?mibextid=qi2Omg

Facebook

Log in to Facebook

Log in to Facebook to start sharing and connecting with your friends, family and people you know.

1 year, 2 months ago

Imaam Ibn Al-Qayyim wuxuu yidhi: "Markaad daboolayso baahida dadka, waxaa jirta farxad aan cidina garanayn, marka laga reebo kuwa sameeyay ee tijaabiyay, Ee wanaag fala haba yaraade, ma ogid camalka wanaagsan ee Jannada ku gelinaya”.

We recommend to visit

SABA GUDDAA WAAN TAANEEF MIIDIYAA GUDDAATU NUUF MALA!

@Abdii_Sabaa

?NU QUNNAMUUF?
@AbdiiSabaaDm

?BARNOOTAAF
@Abdiisabaa

?MARIIF
@Garee_Abdii_Sabaa

Last updated 1 Monat, 2 Wochen her

https://t.me/joinchat/AAAAAFgrZgMjBcvdBf7YWg

Last updated 1 Monat, 2 Wochen her

asc بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad- 3000 Buug-Somali ayaa ku jira Akhriso oo ilaali xuquuqda Qoraayada leh.
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
Cabasho/Buug iyo Su,aal ... La Xidhiidh
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 2 Wochen, 3 Tage her