Beri-samaad( dumar kaliya)

Description
Waxaad ka heleysaa sheekoyin, buugaag,dhiiragalin iyo madadaalo .🌿 Nagu so biir🌺 dumar kaliya ( hablo tashaday)♥️🥰🍀
Advertising
We recommend to visit

بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad 3000 Buug-Somali
Free Ah
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
https://telegra.ph/HA-DEG-DEGIN-AKHRI-11-15
© Somalibooks Pro Inc
- All Rights Reserved-⤵️
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 5 months, 3 weeks ago

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.

Last updated 1 month, 2 weeks ago

Kala soco Xikmad iyo Qormooyin Markasta Io Meelkasta.

Last updated 5 days, 7 hours ago

4 days, 13 hours ago
(**FURSAD QAALI AH** ): ***COMPUTERKU WAA …

(FURSAD QAALI AH ): COMPUTERKU WAA FURAHA SHAQO KASTA!
KU BARO COMPUTERKA 6 DOLLAR OO KALI AH .****

ma tahay arday ay usora gali wayday inu helo fursadan doorkii hore .
Maanta ka faa'idayso .ku baro computerka  si bilaash ah.kuna baro si  online ah adoo gurigaaga jooga oon wax daal ahi kaa bixin ama adoo jooga goobtada shaqo.
Ka faa'idayso fursadan ay kuliyada wayn ee Alfurqan online school kusoo kordhisay.

Shuruudaha.
Fursadan kaliya waa maanta .oo cidii is diwaan galisa ayaa helysa .
inay kaa go'antay wax dhigashadu.
inaad ka wayn tahay 15 jir.
inaad bixiso lacagta diwaan galinta oo ah 6 dollar oo kaliya .

Prograsmka la dhiganaayo waxa ka  mida:
●Introduction to windows
● Microsooft  word
●Microsooft ppt
●Microsooft excel
●Microsooft access
●Microsooft publisher
●Microsooft outlook

Mudada koorasku waa 3 bil .
Shahadaduna waa diploma.

Nasiib fiican.

24 saac ayaad uhaysataan deeqadan wax barasho.
HALKAN ISKA DIWAAN GALIN👇👇👇👇
@UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq
@UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq

1 week, 1 day ago
Yanan. Isxasidin yanan isxamanin yanan is …

Yanan. Isxasidin yanan isxamanin yanan is colaadin yanan is caayin ilaahayba dumaar caara oo aa ceeb lahayn inaga dhigay

1 week, 1 day ago

Habalaho iwrama

2 months, 1 week ago

Part4..... Gormee ayeey muslimtay marwo killinton?

Cidna uma sheegin hadalkii gabadhii yarayd ee uu dhalay RIP James, waxa aan goaansaday in aan fiiro gaara Ku haayo marwada, waxaa aan soo qaadatay boogo sigaara, dhalo yaroo qamriya iyo gaarigeygii casaa waxa aan gariga Ku baagintay meel aad ugu dhaw guriga mudane James , habeenkii oo dhan waa aan saama leylay anigoo isku mashquulinaayo cabitaanka qamriga iyo qiiqida sigaarka. Markii ay saacadu ahayd 5:00 subaxnimo waxa aan arkay marwada oo kasoo baxeyza guriga waliba iyada oo xidhan dharkii madoowaa ee musliminta , dabadeed wxaa ay u dhaqaaqday xaga laamiga waxa ayna aayar istaajisay gaadhi cad oo an garaneyn cida iskaleh Maya taxi buu ahaa, anigana intaan gaadhigii kiciyay ayaa aan daba galay ilaamaa ay Ka gaadhay masjiid , meesha ay musliminta ilaahooda Ku caabudaan, anigana dhakafaar ayaa aan dhabanada qabsady anigoo is weydiinaya gormee ayay marwada islaamtay? Waxa aan halkaas meel udhaw Ku hakiyay gaadhigeygii , saacadu markay ahayd 6:20 ayay so baxday dabadeed waxa ay so raacdy gaadhi anigiina sidii ayaa an so dab galay sidookale intii aan daba galka Ku hayay xoogaa sawiraan ah ayaa an Ka qaaday si aysan u dafirin. Subaxdii dambe ayaa aan utagay marwada waliba Ku idhi adigoon wax beena iisheegin iiga faaloo arimahaagoo dhan iyo diin badalashadaada?! Iyadoo indho cadho le igu eegeysa ayay igu tidhi ugu horeyn hadalka sax diin badalasho ha odhane gormee ayaad diinta saxda ah ee qudha aamintay idheh! Waxa aan idhi hadaba manihin wadaad diimeed mana ojoogo halkaan in aan diin kaala doodo ee WA maxay arinkaaga , ninkaaga ma waxaad u dishay diin nacyb darteed Mise waxa aad ogaatay in uu naag kle kugu qayaami jidhy ? Mudane Askari aniga ma dilin qofna , waayahay habeenkii la dilayay ninkaaga xagee baad joogtay ? Eeg waxa aan umaleynayaa in aadan xaq ulahayn in aad wareysato qof aanad uheysan warqad ogolaanshiyo ah. Hagaag waxa aan kuu Iman doonaa anigoo sita warqadii ogolaanshiya ah adiguna aad Ku qasban tahy in aad iiga jwbto suaalahayga.

2 months, 2 weeks ago
2 months, 2 weeks ago

MAXAA XIGA .....

Majiro wax Ka xanuun badan markii ay naftaadu xoogeysato oo aad xakameyn weydo xitaa sheydanka ayaa u dhaafa arimaha qaar oo kalideed ayaa samysa....

Taasi waxaa Ka sii xun makuu sheegaa? Dabcan waxaad ad si niyada uleedahay "Haa" wayahay waa an kuu sheegayaa... Waxa kasii xun markii uu sanad dhamaado mid kalena dhasho , oo aad naftaada xisaabiso oo aad ogaato in sanadkii hore iyo Kan UU faqri weyn kuu dhaxeynin balee ad hoos usii socoto.
Midba mid baa ka daranee kwrn adigoo garanaya wadada halaagaaga hadii aad u kaba gashato si aad u marto. Bal kawrn hadii ay noloshaaada Ku xidhnaato qof oo aad eegto fariintii whtsup ee so dhacdy in uu qofkaa yhy markii aad ogaatana in uusan ahayn aad is dhaafiso hadii uu isaga yahay na ad si yaroo qafiifa u dhoola cadeyzo.

Waa maxay farqiga idin dhaxeeya Kan meydka ah ee lasoo aasay isagoo salaadii casir Ka tagtay iyo adigoo nool oo salaadii casir maqlaya inlaga baxay hadana aad tiktok Ku mashquulsan tahay , kan meydka ah wxa uu leeyahay mar qudhaata yaa dib kuu celiya adna waxaad leedahy waqtigaan isku dhaafinayaa.

Bal iiga waran balamihii aad qaaday ma oofisay?! Mise ogthy in balantu tahay shey cadiima, Mise waxaad I heysataa dheel dheel.

Peace and love ❤️👍

4 months, 1 week ago
WAXYAABO CADEYNAYO IN AAD QAAN-GAADHAY...

WAXYAABO CADEYNAYO IN AAD QAAN-GAADHAY...

qaan-gaadhka aan ka hadlayo maahan ki caadiga ahaa e wa in aad ka qaan gaadhay ruuxi ahaan ...

  1. Waxaad joojineysaa xidhiidhadii faraha badnaa ee aad sameyn jidhay.
  2. Waxaad iska indha tireysaa dhamaan hadalada dadka ay kaa sheegayaan.
  3. Moobilkaaga heeso fara badan kuma shubatid ambaba hees oo dhan
  4. Meelaha ay dadka isugu yimaadaan ma tagtid hadii aad tagtana hadalkaagu ma badna.
  5. Kama xishootid waxyaabaha uu ilaahay ku siiyay sida waalidkaa in aad dadka Barto si walba uu muuqooga yahay ama guriga aad Dagan thiin waad ku faantaa.
  6. Durba waxaad dareentaa qofka iska kaa indha tirayo oo waad ka leexataa xitaa hadii aad sayid u jeceshahay.
  7. Ma jeclid dadka waxa ay wada jeclaadaan.
4 months, 1 week ago
Physiological facts

Physiological facts

XAQIIQOYIN CILMU NAFSI AG

1.Hadii aad asbuuc kaamil ah ku qaadato aamusnaan ama aad aamusnaato waxaa siyaadi doono kalsoonida naftaada.
2.Hadaa aragto qof aan marnaba ooyneeyn waa qof daciif ah.
3.Hadii aad rabto inaad ku riyooto qofkaad jeceshahay inta aadan seexan magaciisa oo sadexan 30 jeer ku dhawaaq.
4.wadada ugu fiican ee aad ku xoojin karto maskaxdaada waa in aad naftaada la shekeysataa.
5.markaad noqoto qof murugeysan waxaad dareemi doontaa dadka oo dhan inay faraxsan yhiin.

INTAAN QODOB MIDKEE KUGULA YAAB BDN.

4 months, 1 week ago
(**WAXAANU SOO CELINAY FURSADAN MAR sadexaad** …

(WAXAANU SOO CELINAY FURSADAN MAR sadexaad )

KU BARO COMPUTERKA 6 DOLLAR OO KALI AH .****

ma tahay arday ay usora gali wayday inu helo fursadan doorkii hore .
Maanta ka faa'idayso .ku baro computerka  si bilaash ah.kuna baro si  online ah adoo gurigaaga jooga oon wax daal ahi kaa bixin ama adoo jooga goobtada shaqo.
Ka faa'idayso fursadan ay kuliyada wayn ee Alfurqan online school kusoo kordhisay.

Shuruudaha.
Fursadan kaliya waa maanta .oo cidii is diwaan galisa ayaa helysa .
inay kaa go'antay wax dhigashadu.
inaad ka wayn tahay 15 jir.
inaad bixiso lacagta diwaan galinta oo ah 6 dollar oo kaliya .

Prograsmka la dhiganaayo waxa ka  mida:
●Introduction to windows
● Microsooft  word
●Microsooft ppt
●Microsooft excel
●Microsooft access
●Microsooft publisher
●Microsooft outlook

Mudada koorasku waa 3 bil .
Shahadaduna waa diploma.

Nasiib fiican.

24 saac ayaad uhaysataan deeqadan wax barasho.

HALKAN ISKA DIWAAN GALIN👇👇👇👇

@UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq
@UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq

4 months, 2 weeks ago

Habeen wanaagsan 😁😁

Kawaran hadii saq badh ama xili dambe aad so istaagto wado dheer adigoo raba in aan taxsi raacdo dabeetana aad aragto taxi uu kuu istaago kana dalbato in uu ku geeyo gurigaaga dabeetana aad raacdo , in yar markii aad saarneyd uu gaadhigii xowli usocdo dabeetana uu shaki ku galo shufeyrkii/darawalkii aad ku tidhaahdo walaal gaadhiga aayari oo aayar ukaxee uu kugu yidhaahdo waayahy marwo raali noqo hadana uu u kaxeyo gaadhigii si aad iyo aad uyar ama la siman socodka dadka ookale , hadana aad ku tidhaahdo walaal gaadhiga aad u wad , dabeetana cod aad iyo aad u weyn oo uu shanqadh guux badani ku jiro kugu yidhahdo Naa ma anagaad na waaleysaa waan kaaga tagay gadhigoo dhami adiga wado gaadhigii isagoon istaagin aad weydo darawalkii gaadhigiina uu aad usocdo isagoo cidina isteetiga haayn , qal qal iyo cabsi qeylo hadaad isku darto.... Maxaad sameyn lhyd ?

We recommend to visit

بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad 3000 Buug-Somali
Free Ah
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
https://telegra.ph/HA-DEG-DEGIN-AKHRI-11-15
© Somalibooks Pro Inc
- All Rights Reserved-⤵️
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 5 months, 3 weeks ago

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.

Last updated 1 month, 2 weeks ago

Kala soco Xikmad iyo Qormooyin Markasta Io Meelkasta.

Last updated 5 days, 7 hours ago