Unlock a World of Free Content: Books, Music, Videos & More Await!

๐— ๐—”๐—ฆ๐—ž๐—”๐—ซ ๐—ž๐—”๐—”๐—•๐Ÿง ๐Ÿ“š

Description
โโ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”แƒšโ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ
UNOQO ASTAAN DADKA KALEโœ๐Ÿผ๐Ÿฅฐ
โโ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”แƒšโ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ
Hadii aad wax taqaan Wixii aad๐ŸŽŠ๐Ÿ™Œ
taqaaneyna Aadan sameyn๐Ÿ‘€๐Ÿ’ซ
waxa ay La mid tahay๐Ÿ™Œ๐Ÿ‘€๐Ÿ’ซ
adigoon Waxba Aqoon๐Ÿ•Š๐Ÿ‘
โโ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”แƒšโ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ
Advertising
We recommend to visit

ุจุณู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู… ุงู„ู„ู‡ ุงู„ุฑุญู…ู† ุงู„ุฑุญูŠู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู…
Ku Dhawaad 3000 Buug-Somali
Free Ah
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
https://telegra.ph/HA-DEG-DEGIN-AKHRI-11-15
ยฉ Somalibooks Pro Inc
- All Rights Reserved-โคต๏ธ
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 5ย months, 1ย week ago

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.

Last updated 1ย month ago

Kala soco Xikmad iyo Qormooyin Markasta Io Meelkasta.

Last updated 1ย month, 3ย weeks ago

1ย week, 6ย days ago

Saaxiibti nimada midbaa God kugu ridi doonta ee iska eeg cida aadla saaxiibeysid๐Ÿฅฐ๐Ÿ˜Šโค๏ธ๐Ÿค

1ย week, 6ย days ago

Dumarka badankood allah intey raali galin lahaayeen waxey raali galiyan shaydaan๐Ÿ˜ข

Waxan la yaabey gabdho aan badana said isku qaawin jirin ayaa maalinta arooskooda cawradooda dadka la hor imaada๐Ÿ˜ข

Waxaadba moodaa in aysan aakhiro io xisaab ka danbeynin

Wlhi waa wax laga xumaado in damiirka xishoodka io diinta sidaas ay dilmaan sbxnlh๐Ÿ˜ข

Intaad shaydaan raali gali lahaydeen allahiina ka baqa hablow  adigoon is qaawin ayaad quruxsan kartaa maalinkaaga

Quruxda lama diidana  lkn aakhiradiina ubaqa๐Ÿฅฐ๐Ÿฅฐ

2ย weeks, 1ย day ago

ู…ุง ุฃูุถู„ ุงู„ุฃุนู…ุงู„ ููŠ ุงู„ุฏู†ูŠุง ุŸ
โ€ุฃู† ุชูƒุซุฑ ู…ู† ุงู„ุฃุฐูƒุงุฑ ููŠ ุงู„ู„ูŠู„ ูˆุงู„ู†ู‡ุงุฑ ..

โ€ู‚ุงู„ ุงู„ู†ุจูŠ ๏ทบ :
(ุฎูŠุฑ ุงู„ุนู…ู„ ุฃู† ุชูุงุฑู‚ ุงู„ุฏู†ูŠุง ูˆู„ุณุงู†ูƒ ุฑุทุจ
ู…ู† ุฐูƒุฑ ๏ทฒ).

Waa maxay acmaasha ugu fadliga badan  aduunka ?๐Ÿฅฐ

Waa inaad badisaa digriga rabi Maalin iyo habeenba๐ŸŒผ

Nabiga Sallaahu caleyhi Wasallam wuxu yiri:โค

Camal waxaa ugu khayr badan inaad aduunyada ka faaruqdo carabkaaga oo digriga alle ka qoyan yahay๐Ÿ‚๐ŸŒผ

2ย weeks, 4ย days ago

Kubiira asxabey Chanelkan ๐Ÿฅฐ๐Ÿ˜Š

Halkas Baan idinka fiirin qof qof๐Ÿ˜‚

2ย weeks, 5ย days ago

https://www.facebook.com/profile.php?id=61554373553158

Facebook

Log in or sign up to view

See posts, photos and more on Facebook.

2ย weeks, 5ย days ago

ู„ุง ุชูุชุฎุฑ ุจุดูƒู„ูƒ ู„ุงู†ูƒ ู„ู… ุชุฎู„ู‚ู‡ ูˆู„ุง ุชูุชุฎุฑ ุจู†ุณุจูƒ ูุงู†ุช ู„ู… ุชุฎุชุฑู‡ ุงู†ู…ุง ุงูุชุฎุฑ ุจุงุฎู„ุงู‚ูƒ ูุงู†ุช ุงู„ุฐู‰ ุชุตู†ุนู‡ุงโšก

Ha ku faanin muuqaalkaaga sababtoo ah ma aadan abuurin, hana ku faanin nasabkaaga sababtoo ah ma aadan dooran,ee ku faan akhlaaqdaada, sababtoo ah adigaa sameeya ๐Ÿ‚

๐Ÿค๐Ÿ–ค๐ŸŒผโœ

3ย weeks, 6ย days ago

Ha qancinin dadka Markaad dhimato dhaqsi ayay ku iloobi doonan , Ee qancin Rabbiga Aad u noqon donto๐Ÿ˜ญ

4ย weeks, 1ย day ago
4ย weeks, 1ย day ago

ุงู„ู„ู‡ู… ุตู„ ูˆุณู„ู… ูˆุจุงุฑูƒ ุนู„ู‰ ู†ุจูŠู†ุง ู…ุญู…ุฏ๏ทบ .๐ŸคŽโœจ

1ย month ago

๐—ฆ๐—›๐—˜๐—˜๐—ž๐—ข ๐—ซ๐—”๐—ก๐—จ๐—จ๐—ก๐—Ÿ๐—˜๐—› !!๐Ÿฅบ Qabtii 2aad

Geerida ku dhacda laba qof ee ah aabihi iyo inankiisu Kolkay xaladu noqotay mid Aan lo dul qadan karin Murug Aan joogsanayn Ayu abihi Go'ansaday inu iskaga guuro melaha ku xasuusan karo xaaskiisa Waxayna u guureen Dadkii qarabada ahayen Oo ay qab kamida la dageen Intasi kadib Abihi wuxu bilabay inu shaqo iska raadsado sidi cadada ahay uu soo shaqeeyO wiilkana uu reerkiisa kaga tago Intu soo shaqaynayo wiilku Aragtida hooyada kolku arki wayay wuxu bilabay in si tartiib tartiib ah dabecadiisii gabi ahaanba is bedesho Oo markay Ay wiilasha kale ay raban inay la ciyaran Isgu kaligi ayuu Meel Fariisan jiray halkas ayuna walhtisa badana ku qadan jiray Oo Muunsan Jeclayn inu la ciyaaro Caruuraha kale kaliya maskaxdiisa ku jirtay hooyadii xiliga ay u so noqon lahayD jacaylka uu u qabay hooyadii aya ku sii biiri Jirtay inu u xiiso oo mararka qaarba sawirto inay iyadu la hadlayso Wakhtigasi intas wiilku ku jiro Da'diisuna gaadhay 7 jir isaga iyo caruurtu isku aqli iyo fikir iyo hab nololed iskuma aysan hayan Wilkasi Wuxu ilahay ku deeqsiyay isago intas leg inu fikir iyo aqli iyo garsho ku manaysto....

Aabuhu wiilkiisa halmar ayuu u iman jiray oo ahayd Xilliga uu sexanayo aroortina uu kalihi jiray habenkiina xilli danbe ayu iman jiray wiilkuna waxbarashadii eyeydii ku dartay ayu watay mudo kadib hadaba abihi wiilka dhalay wuxu fikirba ku soo dhoco inu guursado gabdh kale madama uu alle u baneyey 3 Kale Oo uu guursan karo Hadaba qorshayn kadib waxay is barten gabdh Ay isku da' ah is le' eeg yihin ay Is helan halkaasina isbarashadonana ku qadatay mudo 1 sano ah...

Kadib markii ay Gabagabadii soo gadhay ay wada hadal iyo Guurba la isku diyaariyo inu aabihi Sidas ku guursado gabdh kale Oo uu mustaqbal la yeesho Hadaba Guurkii kadib aabihi aya wiilkiisi u wacay oo ku dhahay watan Hooyada wana hoyadadii 2aad Iyadana hada kadib ku xananyn doonta Kuna daryeeli doonta Balse taasi Badalkeega wiilku muunsan ahayn mid qof walba Oo la hor keeno Aan u muujin Wax Farxad ah Ama waji furnan ka muuqato sida caruurta kalena Wayo wiilku muusan helin Daryelki abah looga bahna inu siiyo wiilkiisa Mana uunsan jeclan gabdha uu abihi guursaday inay hooyo u noqoto Halkasina waxa ka bilabmi doona burburka wiilka noloshisa midka ay marin doonto Gabdha Uu guursaday abihi....

La soco P3

QAYBTA KOWAD 1
QAYBTA LABAAD 2

We recommend to visit

ุจุณู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู… ุงู„ู„ู‡ ุงู„ุฑุญู…ู† ุงู„ุฑุญูŠู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู…
Ku Dhawaad 3000 Buug-Somali
Free Ah
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
https://telegra.ph/HA-DEG-DEGIN-AKHRI-11-15
ยฉ Somalibooks Pro Inc
- All Rights Reserved-โคต๏ธ
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 5ย months, 1ย week ago

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.

Last updated 1ย month ago

Kala soco Xikmad iyo Qormooyin Markasta Io Meelkasta.

Last updated 1ย month, 3ย weeks ago