Haqabtire Online College

Description
Haqabtire Online College waxad ka helaysa koorso aqooned oo iskugu jira Technology iyo caafimad iyo Maadoyinka diinta ah oo lagu baranayo qaab Online ah.

Kala xiriir Whatsapp: +252637162101
We recommend to visit

SABA GUDDAA WAAN TAANEEF MIIDIYAA GUDDAATU NUUF MALA!

@Abdii_Sabaa

?NU QUNNAMUUF?
@AbdiiSabaaDm

?BARNOOTAAF
@abdii_sabaa_university

?MARIIF
@Garee_Abdii_Sabaa

Last updated 1 month, 1 week ago

asc بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad- 3000 Buug-Somali ayaa ku jira Akhriso oo ilaali xuquuqda Qoraayada leh.
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
Cabasho/Buug iyo Su,aal ... La Xidhiidh
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 3 months, 2 weeks ago

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.

Last updated 2 months ago

1 month, 1 week ago
***🚨***Waxa ogaysiinayna ardayda jecel barashada cilmiga …

🚨Waxa ogaysiinayna ardayda jecel barashada cilmiga caafimadka in aanu bilaabi doono short course ku saabsan asaaska kalkaalnimada kas uu dhigayo macalin khibrad u leh kooraska hore udhigi jirey , hadaba kooraska waxa lagu dhigaya qaab online ah .

Certificate Available
Duration : 1Month
Limit students

Fg: Arday kasta waa dhigan kara kooraska, Hore isu diwan geli inta ka buuxsamin.🤗

Fadlan WhatsApp ka iska diwan geli lingixan taabo:

👇👇👇👇👇👇

https://wa.link/rdd8fw

3 months ago
[#OGEYSIIS](?q=%23OGEYSIIS) [#Ogeysiismuhiimah](?q=%23Ogeysiismuhiimah)

#OGEYSIIS #Ogeysiismuhiimah

Kor u qaad aqoontaada oo ka faa'ideyso koorsooyinka uu kuu diyaariyey Haqabtire Online College .

  1. Dhamaan koorsooyinku waxaa lagu qaadanayaa hab online ah .

  2. Waxay leeyihiin shahaado cadeyneysa cilmiga aad baratay.

  3. Waxa aad ku baraneysaa waqti kooban iyo cilmi tayo leh .

Hadaba haddii aad dooneyso faah-faahin dheeri ah kala xiriir: what's app https://wa.me/+252770704228

Sidoo kale waxa aad kala soo xiriir kartaa barta Telegram-ka:- adiga oo raacaya link-ga - https://t.me/Haqabtireonlinecollege

Haqabtire waa hagaha ardayga Hamiga leh .

#muqdisho #hargeysa #somalia.

3 months, 3 weeks ago
Waxaa heer gabagaba ah maraya isdiiwaangelinta …

Waxaa heer gabagaba ah maraya isdiiwaangelinta kooriska cunta karinta lagu baranaayo hab online ah .

Haqabtire online ayaana kuu diyaariyey:
Casharo iyo buugaag af-soomaali ku qoran misana aad ku fahmi karto, kuna baranto kooriska .

Hadaba si aad kaga mid noqoto la soo xiriir whats app https://wa.me/+252770704228

4 months, 1 week ago
4 months, 1 week ago
[#BigDiscount](?q=%23BigDiscount)***?***

#BigDiscount?

Waxaanu idinku bushaareynaynaa in aanu bixinayno course General Toxicology ( Daawoyinka Sumowga ama sunta ah) kaas u dhigayo macalin Dictor ku takhasusay cilmiga daawada . Waxa casharada lagu dhiganaya online .

Mudada: 5 cisho

Tirada la qadanayo aad bay ukoobantahay fadlan hore isu Diwangeli si aan kaga buuxsamin✍️

Register fee and certificate : 2$ Only

Nagala soo xiriir WhatsApp si aad fursad uga faaidaysato: https://wa.link/rdd8fw

4 months, 2 weeks ago
Fadlan ka faaidaysta fursadan qaaliga ah***?******?******?******?***

Fadlan ka faaidaysta fursadan qaaliga ah????

https://t.me/hamstEr_kombat_bot/start?startapp=kentId877880646

4 months, 2 weeks ago
[#Big\_Discount](?q=%23Big_Discount) 50%✓

#Big_Discount 50%✓

Waxa aanu bilaabayna kooraska Nutrition and malnutrition waxa uu soconaya kooraska maalmo kooban ayu soconaya . Waxa lagu dhigayaa kooraska qaab maqlo iyo muuqal ah waxa dhigaya khabiir ku takhusasay dhanka Nafaqada. Is diwaan gelintisu wuu socda.

Fg: tirada la rabo waa 30 Arday keliya , marka hore ha lo so degdego Insha Allah . Wuxu xidhmaya maalinka khamiista Insha Allah.

Qiimaha kooraska iyo isdiwan gelinta iyo shahadada waa : 5$ keliya

WhatsApp: https://wa.link/rdd8fw

4 months, 2 weeks ago
?????? ????? | SECOND CHANCE

?????? ????? | SECOND CHANCE

Haqabtire online college wuxuu idiin hayaa kooras cusub waxaa la yidhaahdaa Basic computer applications.

▫️Duration: 1 month.
▫️Certification: Available.

????? ???????? ????????????

✅️ ?????? ??????

?MODEL ONE
▫️Overview of computer / fahan-guud kambiyuutarka.
▫️Definitions of computer /Qeexitaanada kambiyuutarka.
▫️Functions of computer / shaqooyinka kambiyuutarka.

? MODEL TWO
▫️Overview of Ms word / fahan-guud Ms word.
▫️Use of Ms word / isticmaalka Ms word.

? MODEL THREE
▫️Overview of Ms Excel / fahan-guud Ms Excel.
▫️Ways to use Ms Excel / qaab loo isticmaalayo Ms Excel.
▫️Calculations in Excel / Xisaabaadka Ms Excel

? MODEL FOUR
▫️Overview of Ms power point / fahan-guud oo ku saabsan program-ka Ms point.
▫️Way to use Ms power point (with practical lessons / qaab loo isticmaalayo Ms power point oo la socdaan practical.
▫️present uaing Ms power point / Bandhigaysid adigoo istimaalaya Ms power point.

RIIX LINK-GAN ?

https://wa.link/rdd8fw

We recommend to visit

SABA GUDDAA WAAN TAANEEF MIIDIYAA GUDDAATU NUUF MALA!

@Abdii_Sabaa

?NU QUNNAMUUF?
@AbdiiSabaaDm

?BARNOOTAAF
@abdii_sabaa_university

?MARIIF
@Garee_Abdii_Sabaa

Last updated 1 month, 1 week ago

asc بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad- 3000 Buug-Somali ayaa ku jira Akhriso oo ilaali xuquuqda Qoraayada leh.
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
Cabasho/Buug iyo Su,aal ... La Xidhiidh
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 3 months, 2 weeks ago

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.

Last updated 2 months ago