SABA GUDDAA WAAN TAANEEF MIIDIYAA GUDDAATU NUUF MALA!
@Abdii_Sabaa
💬NU QUNNAMUUF💬
@AbdiiSabaaDm
🎯BARNOOTAAF
@abdii_sabaa_university
🎯MARIIF
@Garee_Abdii_Sabaa
Last updated 4 days, 5 hours ago
asc بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad- 3000 Buug-Somali ayaa ku jira Akhriso oo ilaali xuquuqda Qoraayada leh.
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
Cabasho/Buug iyo Su,aal ... La Xidhiidh
@Cabasho_Bot
@Tusmobook
Last updated 2 months ago
Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.
Headquartered in Mogadishu.
Last updated 2 weeks, 3 days ago
"Naftaada jeclow si aad u horumariso"🪻❤️🩹
Marka aad wakhti geliso daryeelkaaga nafsadeed, waxaad u diyaargarowday in aad koboc ku sameyso dhammaan dhinacyada noloshaada. Waxaad xaq u leedahay inaad si naxariis leh naftaada ula dhaqanto, oo aad ka shaqeyso riyooyinkaaga, hamigaaga, iyo caafimaadkaaga maskaxeed iyo jireed. Ha ilaawin, horumarkaaga waa midka kaliya muhiimka ku ah aduun iyo akhiraba Talaabo yar oo maalin kasta aad qaadid ayaa kuu horseedi karta horumar weyn oo naftaada ah.!❤️🫶
https://t.me/empirebot/game?startapp=hero5346166063
Waxa dib loo bilabay s2
Many of life's failures are people who did not realize how close they were to success when they gave up.
—
https://t.me/addlist/esgCNVgxcOs1NDU0
Via @team_kordhis B2
Ma iska Joogtay Aalada telegram Oo wakhti badan makaaga baxay raadinta Kannaalo Faa'iido u leh Noloshaada. Jawabtaadu hadday tahay; haa ''Waxan halkan kuugu soo xulay aqristaha sharfanow channelskaad baadi goobka ugu jirtay mudada dheer oo nooc kastaba leh. ?
?????? ??? ??????? ???? ??? ???? ???????? ?o ????? ???? ?????? ?????? ???? ?????, ??
▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂
➦ SPONSORED BY
❂✿❂✿❂ - ✿❂✿
↪️ @jaceylqore
↪️ @TAFSIIRKA_QURAANKA1
↪️ @learn_english012
↪️ @Hagaajinaftaada
↪️ @Wadada_Guusha
↪️ @Arabic023
↪️ @taladaqoyska
↪️ @Caafimaad7
↪️ @Xikmadle
↪️ @kadisaqoon
↪️ @kalandarka_Hijriyada
↪️ @mustaqbal7
↪️ @Iibiye_online
╚═══════ - ════════╝
♧Guddoomiyaha kooxda♧
http://t.me/Wll_musab
Telegram
KORDHIS
Wll Muscab invites you to add the folder “KORDHIS”, which includes 99 chats.
The most important thing is to enjoy your life–to be happy–it's all that matters.
Life is a succession lessons wich must be lived to be understood.
-Ralfa waldo Emerson
Rabow dunidaada weyn
Dabaylo fayow ku xeer
Intii dulin baas dhextaal
Rabbow digo_xaadh ku fiiq
AHUN Hadraawi
Waxa la soo weriyaa, in uu nin kula kulmay reer-miyi ah meel biyo u dhow. Inta uu ufiirsaday rarka awrkiisa ayuu weydiiyay waxa uu sido.
Ninkii reer-miyiga ahaa: "waa rar agabkaygii a kiish ahaani, ka kalena waa ciid aan ku miisaamay awrka si aanu u dheelliyin!"
Ninkii: "oo maxaad uga maarmi weyday kiishkaaw ciidda ah ee aad kiishkan alaabta ah awrka uga kala ridi weyday, sidaasna aad miisaanka isugu dheellitini weyday?"
Ninkii reer-miyiga ahaa: "waa runtaa!" Inta mu yidhi ayuu sidii yeelay. Xoogaa ka dib markii uu Soo dhammaaday hawshaas ayuu weydiiyaday ninkii: "ma waxa aad tahay oday-dhaqameed mise wadaad caalim ah?"
Ninkii ayaa ugu war celiyay: "midna ma ihi."
Inta uu ninkii reer-miyiga ahaa xanaaqay ayuu yidhi: "Ilaahay ku dooriye ma adiga oo aan labadaas midna ahayn ayaad aniga wax ii tilmaamaysaal Markaasuu rarkii awrka sidii uu ahaa dib ugu celiyay!
Maxaad ka fahamtay sheekadan?
SABA GUDDAA WAAN TAANEEF MIIDIYAA GUDDAATU NUUF MALA!
@Abdii_Sabaa
💬NU QUNNAMUUF💬
@AbdiiSabaaDm
🎯BARNOOTAAF
@abdii_sabaa_university
🎯MARIIF
@Garee_Abdii_Sabaa
Last updated 4 days, 5 hours ago
asc بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad- 3000 Buug-Somali ayaa ku jira Akhriso oo ilaali xuquuqda Qoraayada leh.
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
Cabasho/Buug iyo Su,aal ... La Xidhiidh
@Cabasho_Bot
@Tusmobook
Last updated 2 months ago
Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.
Headquartered in Mogadishu.
Last updated 2 weeks, 3 days ago