Writter__cadaani✍️?

Description
Ereyo jecel aad kuu xiiso galiya❤️‍???
Advertising
We recommend to visit

SABA GUDDAA WAAN TAANEEF MIIDIYAA GUDDAATU NUUF MALA!

@Abdii_Sabaa

?NU QUNNAMUUF?
@AbdiiSabaaDm

?BARNOOTAAF
@Abdiisabaa

?MARIIF
@Garee_Abdii_Sabaa

Last updated 2 months ago

https://t.me/joinchat/AAAAAFgrZgMjBcvdBf7YWg

Last updated 1 month, 4 weeks ago

asc بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad- 3000 Buug-Somali ayaa ku jira Akhriso oo ilaali xuquuqda Qoraayada leh.
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
Cabasho/Buug iyo Su,aal ... La Xidhiidh
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 1 month ago

1 year, 3 months ago
"Aqoon Uma Lehi Mana Qiyaasi Karo …

"Aqoon Uma Lehi Mana Qiyaasi Karo ilaa
Intaan ku jeclahay Balse Jaceylka aan ku
Qawo Inuu Xad Laheyn Qalbigeyga
Ayaa Cadeyn U Ah Waayo Ma Awoodo
Wax Yar Xitaa Inaa Adiga Ka Maqnado
Xbbti___>❤️??

Writtercadaani ?

1 year, 6 months ago
Sawiro ka turjuma dareen jacayl oo …

Sawiro ka turjuma dareen jacayl oo dhab ah labo wada jooga misna aan midba midka kale
Daryeeli karin Ax?

Ileen dunidani dhamaan
Malaha isu dheeli tiran

Dharaaro waxa kujira
Dhibtood xalba aysan layn

Waxa kala dheer lamaane
Jismigood isu soo dhawanay

Midkood dhimirkiisu yahay
mid aan noooleyn ?

@Writtercadaani

1 year, 6 months ago
♡ Canab ♡

♡ Canab ♡

?Canabey amaan dumar?
?idilkeda adiga ku amanan caishoy?
?Cindigeygay culmad ka dhalato?
?Cisiyo sharaf adiga mudan?
?Canabey ceynkada oo kale dunida?
?Kumaan arage waxad tahay?
?sagal dhalad qurux rabi siiyo?
?Qeyrked aduumyada adiga ugu sito?
? Canabey cimri dheer iyo cibaado igu noolow
?Magacee kusoo xigsiya azxaapta❤️?
@Writtercadaani ?

1 year, 6 months ago
Ruuxdiyo jirkeygaad

Ruuxdiyo jirkeygaad
Ku dhax nooshoo
Fikirkeygaad ku maran tahay
Halkaan eegaba suuradaadaa
Wacaney iiga muuqaneysoo
Bu'da isheydaad malaha
Ku sawiran tahay??❤️?

Subax wanagsan sxiipoyal?

@Writtercadaani

1 year, 6 months ago
Quruxdaada ila qabadka leh

Quruxdaada ila qabadka leh
Ayaa qalbiga ku saaqdoo
Dhaayahaaan kaa jeesan
Ku sarqaamey suuradaada
Wacan ayaan sina dhigaa
Dhadig kale u eegin xabbi❤️?

@Writtercadaani ??

1 year, 7 months ago
Jacaylka waa wax jira waana aaminsanahay …

Jacaylka waa wax jira waana aaminsanahay aniga Qof aan jeclaa dartiisa ayaa sun u cabay isbitaal u jiifay maalmo dhan walina kama quusan mana ka harin jacaylka lamaanayaasha waxaan leeyahay isku Naxriista oo si dhab isku jeclaada ayey Tiri gabadhan.

Kusoo biiristadu waa idhiiro galin??

@Writtercadaani

1 year, 7 months ago
♡ Intaan Dumar jeclaada ***??***

♡ Intaan Dumar jeclaada ??
♡ Dookhu ila hababee ?
♡ Sida aan Dardaranahy ?‍?
♡ Iska daba wareegee ??‍♂️
♡ Jacaylkii cilmba Dilay ⚰️
♡ Igu Dooganaayoo ?
♡ Dadka kale ma Aadee ??
♡ Anaa layga Daba Ridey ?
♡ Midaan daawadoo kale ?
♡ Dunidaba ma Joogtee ?
♡ Meeday Dahabadaydiiii...............?? ??❤‍?
#Writtercadaani

1 year, 7 months ago
Marka lagu jecelyahay waad kibir badantahay, …

Marka lagu jecelyahay waad kibir badantahay, markaad wax jeceshahayna waad samir badantahay markaad isjeceshihiina waad dagaal badantihiin?

Bal seddexdas qaybtee kaga jirtaa adiga?

https://t.me/muhiimchannel

https://t.me/Writtercadaani

1 year, 7 months ago
Waxaa jiro dad haddii aad qalbiga …

Waxaa jiro dad haddii aad qalbiga ka jabiso ama waxaysan rabin aad ku sameyso, hadana weli sidii kuugu faraxsan, qofkaasi si niyad ah ayuu kuu jecelyahay! Waana dadka kaaga baahan inaad xaq dhowrto.

https://t.me/Writtercadaani

https://t.me/muhiimchannel

We recommend to visit

SABA GUDDAA WAAN TAANEEF MIIDIYAA GUDDAATU NUUF MALA!

@Abdii_Sabaa

?NU QUNNAMUUF?
@AbdiiSabaaDm

?BARNOOTAAF
@Abdiisabaa

?MARIIF
@Garee_Abdii_Sabaa

Last updated 2 months ago

https://t.me/joinchat/AAAAAFgrZgMjBcvdBf7YWg

Last updated 1 month, 4 weeks ago

asc بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad- 3000 Buug-Somali ayaa ku jira Akhriso oo ilaali xuquuqda Qoraayada leh.
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
Cabasho/Buug iyo Su,aal ... La Xidhiidh
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 1 month ago