Shacraawi Fx ?

Description
( price Action Strategy ) @shacraawi4
We recommend to visit

All-in-One Cross-Chain DeFi Solution with native token $SWITCH

Partnerships: [email protected]

Last updated 1 year, 12 months ago

Buy ads: https://telega.io/c/BurqaaIspoortii

Contact us @Burqasupport

Youtube https://www.youtube.com/c/OdeeffannooIspoortii

Last updated 1 year, 8 months ago

👉👉 Sʜᴀʀᴇ ɪʏᴏ xᴀʏᴇʏsɪɪɴ sᴏᴏ ᴅᴀʟʙᴏ👉👉 @Ibiiye_online
MY ᴄʜᴀɴɴᴇʟs 👇👇🔥💀

0619425303👈👈👈👈 qofkii xareesiiska rabo luuqa iga soo qabo

Last updated 1 year, 5 months ago

2 years, 1 month ago
Ugudanbayn Hit Tp

Ugudanbayn Hit Tp

2 years, 1 month ago
Gu A+ Entry ***?******?***

Gu A+ Entry ??

2 years, 1 month ago
Aqoonta saxan waxay kuu horsedaa Guul …

Aqoonta saxan waxay kuu horsedaa Guul ?.

2 years, 1 month ago

Asc dhalinyaro waxaan rajaynayaa dhamaantiin in aad fiicantihiin . Waa week cusub maalin cusub Iyo fursad cusub oo aad noloshada waxbadan kaga badali karto , Kanu hor marinkarto ??

2 years, 1 month ago

loss -0.41

2 years, 1 month ago

Asc dhalinyaro maalin kloo cusub waa fursad aanu ku sixi karno wixii shalay iga xumaday ama isdal cusub ayaynu ku samayn karnaa . wakhtiga ha laga faaidaysto ?

2 years, 1 month ago

Asc dhalinyaro in aad fiicantihiin ayaan rajaynayaa . waa bil cusub maalin cusub isbuuc cusub fursad cusub oo aad noloshada wax badan kaga badali karto

2 years, 1 month ago

Waa inaad Qorshe yeelataa meelna kugu qoranyahy

2 years, 1 month ago
Qofkaste riyo ( Dream ) waa …

Qofkaste riyo ( Dream ) waa leyahy .
Qofkaste Hadaf ( Goal ) waa leyahy.
Balse Qof kastaa Qorshe ( Plan ) uu ku hawl galo oo wax qabadkiisa haga malaha , waana halka laysku dhaafay . somalidu waxay tidhaa " Arin xumo abaar ka daran " inagu waxaynu lenahah Qorshe la aani waa indho la aan oo doqon Qorshe leh ayaa ka awood badan Geesi bilaa Qorshe ah . Qorshaa lagu meel maraa ???.

2 years, 2 months ago
GU A+ Entry Ny Session

GU A+ Entry Ny Session

We recommend to visit

All-in-One Cross-Chain DeFi Solution with native token $SWITCH

Partnerships: [email protected]

Last updated 1 year, 12 months ago

Buy ads: https://telega.io/c/BurqaaIspoortii

Contact us @Burqasupport

Youtube https://www.youtube.com/c/OdeeffannooIspoortii

Last updated 1 year, 8 months ago

👉👉 Sʜᴀʀᴇ ɪʏᴏ xᴀʏᴇʏsɪɪɴ sᴏᴏ ᴅᴀʟʙᴏ👉👉 @Ibiiye_online
MY ᴄʜᴀɴɴᴇʟs 👇👇🔥💀

0619425303👈👈👈👈 qofkii xareesiiska rabo luuqa iga soo qabo

Last updated 1 year, 5 months ago