Infinite Entertainment, Zero Cost: Get Your Free Books, Music, and Videos Today!

قصص في القرآن الكريم

Description
Kanaalkaan waxaan kusoo gudbinaa Qisooyinka Qur'aanka kujiro ee xikmada badan.

Su'aalo diini ah 👇
https://t.me/su_aalo_Diini

Tafsiir sh umal👇
https://t.me/tafsiir_sheikh_umal
Advertising
We recommend to visit

Waa mareeg lagu aruuriyo duruusta culimada soomaaliyeed.

Waxa ka masuul ah:
https://t.me/IshraqCenter

Kala xidhiidh maamulka halkan:
@Turaasculimobot

Waxaad ka heleysaa buugaag ku qoran Luqadaada Hooyo ee Af-Soomaaliga oo ka liyah

Fadlan wixii Su'alaha la xariir

@liibaanwaasuge
@Mfaratoon

Hoyga Aflaanta Hindiga & Musalsalda Afsomali ah Gaar ahaan Kuwii Hore ee 70aad Kii ilaa 2024 Jaceyl Waali @ALFAGHISTUDIO Halkan Ka Daawo

3 weeks, 5 days ago

Ku dadaal inaad dunida ku iftiimisid jiritaankaaga🥰

Nagu soo biir😊

https://chat.whatsapp.com/KYlV04tLmWzFsb4YlxyeyK

WhatsApp.com

🦋ذوات الهمم العالية🦋

WhatsApp Group Invite

Ku dadaal inaad dunida ku iftiimisid jiritaankaaga***🥰***
3 months, 1 week ago
***🔸******🔹***OGEEYSIIS***🔹******🔸***

🔸🔹OGEEYSIIS🔹🔸

Dhamaan ardayda waxaa la ogeysiinayaa in ay jirto xafladda 15 ka juz iyo 5 ta juz EE tafsiirka Qur'aanka kariimka.

*📆 9/2/2024 M
☪️ 28/7/1445 H
🌟Habeen sabti soo galeyso
🧭7:00pm Waqtiga soomaaliya
📍Goobta: Zoom*

🎈🎈🎈🎈🎈🎈🎈🎈🎈🎈

Kasoo qaybgalkaaga waa inoo sharaf🥳*🤩🌼*

🎊🎊🎊🎊🎊🎊🎊🎊🎊🎊
🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

Jazaakumullahu kheyraa🛍️*🎁*

https://us02web.zoom.us/j/5667593494?pwd=ODZIcjB3V3Rac2tzUVhONkVpaWhtUT09

3 months, 1 week ago

🔊🔊 OGEEYSIIS 🔊🔊

Markaz Axlaam waxa uu ogeysiinayaa dhamaan bahda jecel barashada tafsiirka Qur'aanka in uu qabanaayo arday cusub.

*🚨Shuruudaha🚨*

↪️ Ardayadu waa in ay Qur'aanka musxafka Ka akhrinkartaa
↪️waa in ay diyaar u tahay
↪️ Goos goos lama ogola
↪️ Waan ineey soo diyaarisaa casharkeede
↪️Waxaa la qaadanayaa asbuucii laba habeen
↪️ U gaar ah Hablaha dhalinyarada ah
↪️ Haddii aad imtixaanka Ku dhacdo dib ayaa laguu celinaa.

📍Waa lacag la'aan 🆓
📍 Waa online

Habeenada la qaadanaayo👇

↪️Habeen khamiis soo galeyso
↪️Habeen jimce soo galaayo

Soo dhawaada🤩🤗

https://chat.whatsapp.com/BLgl2tSUTbF09rsn5nawP8

WhatsApp.com

م.الأحلام ✨عاشقات القرآن✨(٣)

WhatsApp Group Invite

***🔊******🔊*** OGEEYSIIS ***🔊******🔊***
3 months, 2 weeks ago

Hooyo 👩‍🍼

Ducaan ku hagoogayaaye
ifkiyo maalmaha horeeya
Hooyoy cadow kuma hujuumo
Hooyoy cudur kuma haleelo
Aduunyadu waaa humaage
Hadaadu markey dhamaato
Hooyoy rabbi kuma haleeeyo
Hooyoy rabbi hoodadiisa
Janooyinka la hiigsanaayo
Fardowso hareeraheeda
Hooygaaga ha kaaga waabo
Aaaamiin Aaamiin Aaaamiin

https://chat.whatsapp.com/KYlV04tLmWzFsb4YlxyeyK

WhatsApp.com

🦋ذوات الهمم العالية🦋

WhatsApp Group Invite

Hooyo ***👩‍🍼***
6 months, 3 weeks ago

Waan daalay laguma nastee😵, waan gaaray ayaa lagu nastaa🏁

Fadhigana cidna wax iskuma siiso.🫰

Qorshe yeelo ama qiil sameyso🧠

https://t.me/Nuxurka_Buugaagta

Telegram

Nuxurka Buugaagta

• Dharaar-ba war bay sidaa, • Dhambaal weeyaan wakhtigu, • Rajadu guushay dhashaa, • Caqliga waa dhaamiyaa, • Dhaqaaluhu waa cilmiga.

Waan daalay laguma nastee***😵***, waan gaaray ayaa lagu nastaa***🏁***
10 months, 1 week ago

Qisadii Nabi Aadan👇
Qeybta 1aad https://t.me/Qisooyinka_Qur_aanka/12
Qeybta 2aad https://t.me/Qisooyinka_Qur_aanka/13

Qisadii asxaabu Sabti👇
https://t.me/Qisooyinka_Qur_aanka/15

Qisadii lo'da reer banii israa'iil👇
https://t.me/Qisooyinka_Qur_aanka/22

Qisadii haaruut iyo maaruut👇
https://t.me/Qisooyinka_Qur_aanka/25

Qisadii daaluut iyo jaaluut👇
Qeybta 1aad https://t.me/Qisooyinka_Qur_aanka/27
Qeybta 2aad https://t.me/Qisooyinka_Qur_aanka/28

Qisadii Nabi Ibraahim iyo Namruud👇
Qeybta 1aad https://t.me/Qisooyinka_Qur_aanka/32
Qeybta 2aad https://t.me/Qisooyinka_Qur_aanka/33

Qisadii Cuzeyr👇
Qeybta 1aad https://t.me/Qisooyinka_Qur_aanka/43
Qeybta 2aad https://t.me/Qisooyinka_Qur_aanka/45

Qisadii maryama bintu cimraan👇
Qeybta 1aad https://t.me/Qisooyinka_Qur_aanka/57
Qeybta 2aad https://t.me/Qisooyinka_Qur_aanka/58
Qeybta 3aad https://t.me/Qisooyinka_Qur_aanka/59

Qisadii Nabi Zakariye iyo Nabi Yaxye👇
Qeybta 1aad https://t.me/Qisooyinka_Qur_aanka/61
Qeybta 2aad https://t.me/Qisooyinka_Qur_aanka/62

Qisadii Nabi Ciisa👇
Qeybta 1aad https://t.me/Qisooyinka_Qur_aanka/64
Qeybta 2aad https://t.me/Qisooyinka_Qur_aanka/65

Qisadii Nabi Daa'uud👇
Qeybt 1aad https://t.me/Qisooyinka_Qur_aanka/70
Qeybta 2aad https://t.me/Qisooyinka_Qur_aanka/71

Qisooyinka ku jira suuratu Al Kahfi🌸

↪️Qisadaii Asxaabul Kahfi
Qaybta 1aad
https://t.me/Qisooyinka_Qur_aanka/73
Qaybta 2aad
https://t.me/Qisooyinka_Qur_aanka/74

↪️Qisadii Saaxibul Aljanatayn
https://t.me/Qisooyinka_Qur_aanka/82

↪️Qisadii Khadar iyo Nabi Muuse
Qaybta 1aad
https://t.me/Qisooyinka_Qur_aanka/93
Qaybata 2aad
https://t.me/Qisooyinka_Qur_aanka/94

↪️Qisadii Dul qarneeyn
https://t.me/Qisooyinka_Qur_aanka/77

Qisada nabi yuusuf kasoo akhriso👇
Qaybta1⃣https://t.me/Qisooyinka_Qur_aanka/97
Qaybta2⃣https://t.me/Qisooyinka_Qur_aanka/98
Qaybta3⃣https://t.me/Qisooyinka_Qur_aanka/99
Qaybta4⃣https://t.me/Qisooyinka_Qur_aanka/100
Qaybta5⃣https://t.me/Qisooyinka_Qur_aanka/103
Qaybta6⃣https://t.me/Qisooyinka_Qur_aanka/105

Qisadii Nabi Muuse iyo Qaaruun 👇
https://t.me/Qisooyinka_Qur_aanka/109

Qisadii Nabi Suleiman iyo Balqiisa👇
Qeybta 1aad https://t.me/Qisooyinka_Qur_aanka/111
Qeybta 2aad https://t.me/Qisooyinka_Qur_aanka/112

Qisadii asxaabul Ukhduud 👇
Qeybta1⃣https://t.me/Qisooyinka_Qur_aanka/116

Qeybta2⃣https://t.me/Qisooyinka_Qur_aanka/117

Qeybta3⃣https://t.me/Qisooyinka_Qur_aanka/118

https://t.me/Qisooyinka_Qur_aanka

Qisadii Reer banii Nadiir qeybta 1aad 👇
https://t.me/Qisooyinka_Qur_aanka/126
Qisadii Reer banii Nadiir qeybta 2aad 👇
https://t.me/Qisooyinka_Qur_aanka/127
Qisadii Reer banii Nadiir qeybta 3aad 👇
https://t.me/Qisooyinka_Qur_aanka/128

Qisadii Qaabiil iyo Haabiil👇
https://t.me/Qisooyinka_Qur_aanka/130

10 months, 3 weeks ago
طِبتم وطَابَت أعيادُكم برِفقةِ مَن تُحبّون

طِبتم وطَابَت أعيادُكم برِفقةِ مَن تُحبّون

كل عَام والفَرح يملئ قلوبَكم

عيد أضحي مُبارك 🎊🎈

10 months, 4 weeks ago

Ma haboona in loo dabaal dago maalinta xorriyadda, halkii looga baahnaa in la tukado salaatu shukri ayaa hees iyo qaawani lagu badalay,

Miyaadan ogeen in Allihii dhibka kaa koriyay inuu awoodo inuu dib kuugu celiyo.

Xorriyada aad sheegeysan waa uun buun buunin iyo in aad adduunka ogeysiineysaan in la idin addoonsan jiray oo 1960 la idin xoreeyay, sidoo kalena waxa aad adduunka u sheegeysaan in halgamayaashiina dadaalkooda uu ahaa Hal bacaad lagu lisay, adinka oo buun buuninaayo awoodda cadoowga wadankiina kusoo duulay.

Allah waxa uu leeyahay hadaad nimcooyinka ku shugridaan waan idiin siyaadinaa, miyaan ku shugrinay?

1 year, 1 month ago

كان سفيان الثوري يقول :

لئِنْ غلبني الشيطان بالأمس
لأقصمنّ ظَهرَه اليوم بتوبتي وحُسن عبادتي.🌿

1 year, 1 month ago

SALAMAAN AL FAARISI
QEYBTA 8AAD DHAMAAD

Markale ayaa naftayda ku iri, labo astaamood ayaad heshay, haddana markale ayaan u imid Rasuulkii Alle oo jooga meesha la yiraahdo Baqiic Al-qarqad (meel markii danbe noqotay xabaalaha) wuxuuna aasayay mid ka mid ah asxaabtiisa. Waxaan arkay isagoo fadhiya qabana labo go’, intaa kadib waan soo wareegay annigoo doonaya inaan eego dhabarkiisa bal si aan u arko shaabaddii (khaatam) uu ii tilmaamay saaxiibkaygii aan ku arkay magaallada Cammuuriya.

waxaan durbadiiba arkay khaatamkii
Markii uu Rasuulka (scw) i arkay annigoo eegaya dhabarkiisa isla markiiba wuu gartay waxa aan doonayo, wuxuuna tuuray go’ii dhabarkiisa saarnaa. Haddaan fiiriyay dhabarkiiba waxaan durbadiiba arkay khaatamkii (khaatumu-nebinnimada) waan aqoonsaday, isla markiiba korkiisa ayaan ku soo foorarsaday annigoo dhunkanaya jirkiisa oonayana.

Rasuulka (scw) ayaa yiri: ”khabarkaagu muxuu yahay?!”. Waxaan uga sheekeeyay sheekadayda, Rasuulka aad ayuu u jeclaystay sheekadayda, wuxuuna jeclaystay inay asxaabtana bal ay iga dhegeystaan anniga, waana uga sheekeeyay. Si siyaado leh ayeey ula yaabeen sheekayada, si aan xad lahayna way ugu farxeen.

Nabadgelyada Eebbe (sw) Salmaan Al-Faarisi korkiisa ha ahaato maalintii inta uu baxay isagoo xaqa ka raadinaya meel kasta.

Nabadgelyo Salmaan Al-Faarisi korkiisa ha ahaato maalintii uu xaqa garowsaday isla markiiba rumeeyay iimaan dhab ah.

Nabadgelyo Salmaan Al-Faarisi korkiisa ha ahaato maalintii uu dhintay iyo maalinta la soo saaray isagoo nool.

Xigasho: Ibraahim Saalax Aaden

Taarikhda saxaabigaan waa mid aad u taabaneyaa quluubta, lana hadleysa dhagaha qalbigu uu wax ku maqlo, iyadoo leh "kawaran safar ka uu saxaabigaan safraayay si uu u helo diin wanaagsan, adiguna diinta intaad baratay oo aadan ku dhaqmeynin"

Hadaad ila dhameysatay mahadsanid😇

Allah hana siiyo caqli aan wax ku fahanno🤲

https://t.me/Qisooyinka_Qur_aanka

We recommend to visit

Waa mareeg lagu aruuriyo duruusta culimada soomaaliyeed.

Waxa ka masuul ah:
https://t.me/IshraqCenter

Kala xidhiidh maamulka halkan:
@Turaasculimobot

Waxaad ka heleysaa buugaag ku qoran Luqadaada Hooyo ee Af-Soomaaliga oo ka liyah

Fadlan wixii Su'alaha la xariir

@liibaanwaasuge
@Mfaratoon

Hoyga Aflaanta Hindiga & Musalsalda Afsomali ah Gaar ahaan Kuwii Hore ee 70aad Kii ilaa 2024 Jaceyl Waali @ALFAGHISTUDIO Halkan Ka Daawo