SABA GUDDAA WAAN TAANEEF MIIDIYAA GUDDAATU NUUF MALA!
@Abdii_Sabaa
?NU QUNNAMUUF?
@AbdiiSabaaDm
?BARNOOTAAF
@Abdiisabaa
?MARIIF
@Garee_Abdii_Sabaa
Last updated 2 months ago
https://t.me/joinchat/AAAAAFgrZgMjBcvdBf7YWg
Last updated 1 month, 4 weeks ago
asc بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad- 3000 Buug-Somali ayaa ku jira Akhriso oo ilaali xuquuqda Qoraayada leh.
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
Cabasho/Buug iyo Su,aal ... La Xidhiidh
@Cabasho_Bot
@Tusmobook
Last updated 1 month ago
اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلِّمْ وَبَارِكْ على نَبِيِّنَا مُحمَّد.
🤍
"Ruuxa akhriya Suuradda Al-Kahfi maalinta Jimcaha waxaa loo ifiyaa nuur inta u dhaxaysa labo Jimce."
-Nabbi Muxamed
"Waxa idinku khayr badan ka dadka anfaca."
—Nebi Muxamed ﷺ
"Hadii aad doonayso inaad ku noolato nolol toosan oo bilaa turxaan ah , fadlan ilaali salaadaha adiga oo ku dhex hoganaya/ khushuucaya.❤️
|Buuga salaadba idhaaftay bogga 124.|
اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلِّمْ وَبَارِكْ على نَبِيِّنَا مُحمَّد.
🤍
Ma Jiraa dembi kugu soo laalaabtay oo aad jeclaan lahayd in aad joojiso?
Waddo fudud ayaan kuu hayaa, Ibnu Teymiya wuxuu yiri: Waxaa jira dembiyo badan oo saaxiibkood janada geliyay, sababtoo ah dembigaas ayaa u noqday mid ay isbedel ku sameeyeen.
Waxaad sameysaa mar walboo aad dembi gasho, marka dambe towbada haka weynaato middi hore, tusaale: Marka koowaad duko laba rakco oo suno ah, Ilaaheyna dembi dhaaf weydiiso, marka labaad laba rakco oo suno ah duko, waxaadna raacisaa boqol jeer oo istiqfaar ah. marka saddexaad la imow laba rakco, shan boqol oo istiqfaar ah iyo sadaqo... marka afaraad laba rakco, istiqfaar kun jeer ah, sadaqo iyo hal maalin soon ah.
Ugu dambeyn naftaada edeb ayey yeelaneysaa oo marabto takaaliiftaas, sheydaanna kuguma dhiiri gelin doono in aad dembigaas gasho ileen wuxuu ogaanayaa in mar walboo aad dembigaas gasho in aad Ilaahey usii dhawaaneyso.
–Nasri Juka
"Maalinka haddii aad sibirixooto kun jeer, kun kale Ilaahay dambidhaaf waydiiso."
Noloshan casriga ah laba qodoba waa u muhiim dhalinyarta:
1) In ay bartaan luuqadaha caalamiga ah ee wax uga goyn kara meel ka baxsan dalkooda iyo dadkooda ay ku dhex noolyihiin.
2) Aqoonsi rasmiya. Ugu yaraan waa in ay haystaan baasaaboor waddan la aqoonsan yahay, akoon bangi iyo master ama visa card midkood. Qodobkani waa muhiim, qof aan aqoonsi lahayni dunida kale waxba lama qabsan karo. Mareegta aad iska diwaangali is tidhaah ba aqoonsi bay ku wayddiinaysaa.
Waxa jira dhalinyar xirfadlayaal ah se, aan haysan aqoonsi ay kaga shaqaystaan internet-ka iyo meelo lacagahooda loogu soo diro.
Sida oo kale labadan qodob meelo kale ayey ka caawin karaan dhalinyarta sida; deeqaha waxbarasho iyo fursado ay waddanka kaga bixi karaan. Waa diyaargarow aad fursad suge ahaanayso, kanshaduna way iska iman ee noqo ka u horreeya ee ka libaysta.
—Mohamed dangarad.
https://t.me/Sabiil40
Nin ka mid ahaa dadkii wanaagsanaa ayay iskugu biireen: bidaar, baras, indho la'aan iyo laxaad la'aant. Isaga oo ku jira xaaladdan ayuu haddana odhan jiray: "mahad oo idil waxa iska leh Eebbaha iga bogsiiyay xanuunnada uu ku riday badi addoomihiisa."
اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلِّمْ وَبَارِكْ على نَبِيِّنَا مُحمَّد.
?
SABA GUDDAA WAAN TAANEEF MIIDIYAA GUDDAATU NUUF MALA!
@Abdii_Sabaa
?NU QUNNAMUUF?
@AbdiiSabaaDm
?BARNOOTAAF
@Abdiisabaa
?MARIIF
@Garee_Abdii_Sabaa
Last updated 2 months ago
https://t.me/joinchat/AAAAAFgrZgMjBcvdBf7YWg
Last updated 1 month, 4 weeks ago
asc بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad- 3000 Buug-Somali ayaa ku jira Akhriso oo ilaali xuquuqda Qoraayada leh.
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
Cabasho/Buug iyo Su,aal ... La Xidhiidh
@Cabasho_Bot
@Tusmobook
Last updated 1 month ago