Infinite Entertainment, Zero Cost: Get Your Free Books, Music, and Videos Today!

WALAAL🥺💔

Description
Waxaanu soo gudbinaa : xikmado,sheekooyin iyo fariimo wacyi gelin ah; nagu soo biir walaal kana mid noqo walaalaha qalbiga wanaagsan ee madashani kulmisay mahadsanid.😇
Advertising
We recommend to visit

بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad 3000 Buug-Somali
Free Ah
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
https://telegra.ph/HA-DEG-DEGIN-AKHRI-11-15
© Somalibooks Pro Inc
- All Rights Reserved-⤵️
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 5 months, 1 week ago

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.

Last updated 1 month ago

Kala soco Xikmad iyo Qormooyin Markasta Io Meelkasta.

Last updated 1 month, 3 weeks ago

2 weeks, 3 days ago

● dhamaanteen Hurdo ayaynu ku jirnaa marka aynu dhimano ayaynu kasoo baraarugi doonaa.😢**@nuurkah

2 weeks, 4 days ago

Xariif hurdo badan baa wuxuu dhahay caajis igama aha hurdadu, laakiin tamarta ayaan kaydsanayaa🙂**😂****

@nuurkah

2 weeks, 5 days ago

Haka xishoonin in aad waxyar bixiso, sababtoo ah wax la'aanta ayaa kasii yar.

@nuurkah

2 months, 2 weeks ago
**Hadii aad gaadho heer wax waliba …

Hadii aad gaadho heer wax waliba oo dunida guud saaran aad u aragto wax liita oo aan macne lahayn, ogoow waxbadan baad nolosha ka fahantay.❤️****

2 months, 3 weeks ago

**Caawa waa habeen weyn 15-ka bisha shacbaan allaah wuxuu u danbi dhaafaa dhamaan adoomadiisa laba qof mooyaane

1:qof alle cibaadadiisa cid kale lawadaajiya.
2:iyo qofka walaalkii caloosha xumaan iyo cuqdad ugu haya.

‐Huduu jiro qof walaalkaa ah oo aad caloosha wax ugu hayso habeenkaa weyn dartii waan ku cafiyee i cafi ku dheh.🥰❤️**

3 months ago

Haka bakhaylin qofka aad jeceshahay in aad farxad siiso, wax walba waa la ilaawaa laakiin qof aad maalin qalbigiisa farxad u hadiyeysay weligii kuma ilaawi doono.❤️****@nuurkah

4 months, 2 weeks ago
Dunidu waaba caalam farshaxan rabbaani ah, …

Dunidu waaba caalam farshaxan rabbaani ah, weliba dhanka kalahorraynta waqtiga waa cajaaibaad. Cidhifka bari ee dunidu durba saacado ayay gudaha ugu jiraan 2024. Australia, Melbourne waa 1:50 habeenimo sidoo kale Auckland waaba kasii horraysaa. Sannadkan reer Australia ayaan sannadka cusub lasoo dhowaynayaa ee “Sanad inoo curtoo wacan”. Guulo nololeed oo badan, badhaadhe, horumar, cibaado iyo dedaal wax ku ool ah oo midha dhala ayaan idiin soo rejeynayaa idilkiin.❤️

Shafici giridhiin.

4 months, 2 weeks ago

*"Haddii aad rabto in aad u iftiinto sida cadceedda oo kale, waa in aad aqbasho in aad sideeda oo kale u gubato".

— Abdul kalam

Subaxnimo wanaagsan.❤️*

4 months, 3 weeks ago

Mar waliba oo aan dhaxan/qaboow dareemo aad baan u murugoodaa taas macneheedu maaha inaan jilicsanahay e waxaan is weydiiyaa intee qof baa bilaa gurri ah oo dhaxantaa aad ka cabanayso meel ay ka galaan aan haysan.😢*💔*

4 months, 3 weeks ago

Inkastoo aan dabeecadda dadka waxba laga beddeli karin, haddana saaxiibbada aan yeelanno waxaa ugu qalbi wanaagsan, uguna maraxsan, kuwa marka ay faraxsan yihiin noogu deeqa wakhtigooda iyo jaceylkooda, marka ay murugeysan yihiinna naga dhuunta, ee jecel in ay la kaliyoobaan dhibaatooyinka nolosha.

-Ladane c xasan

We recommend to visit

بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad 3000 Buug-Somali
Free Ah
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
https://telegra.ph/HA-DEG-DEGIN-AKHRI-11-15
© Somalibooks Pro Inc
- All Rights Reserved-⤵️
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 5 months, 1 week ago

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.

Last updated 1 month ago

Kala soco Xikmad iyo Qormooyin Markasta Io Meelkasta.

Last updated 1 month, 3 weeks ago