WALAAL??

Description
Waxaanu soo gudbinaa : xikmado,sheekooyin iyo fariimo wacyi gelin ah, nagu soo biir walaal kana mid noqo walaalaha qalbiga wanaagsan ee madashani kulmisay mahadsanid.?
We recommend to visit

SABA GUDDAA WAAN TAANEEF MIIDIYAA GUDDAATU NUUF MALA!

@Abdii_Sabaa

?NU QUNNAMUUF?
@AbdiiSabaaDm

?BARNOOTAAF
@abdii_sabaa_university

?MARIIF
@Garee_Abdii_Sabaa

Last updated 1 month, 1 week ago

asc بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad- 3000 Buug-Somali ayaa ku jira Akhriso oo ilaali xuquuqda Qoraayada leh.
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
Cabasho/Buug iyo Su,aal ... La Xidhiidh
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 3 months, 2 weeks ago

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.

Last updated 2 months ago

5 months ago

Noloshuba waa socdaal iyo tijaabo aan laga sal gaadhayn, iyada oo qof weliba wax u gaar ah baadigoobayo ayuun buu waqtigiisu dhamaanayaa.

5 months, 1 week ago

Mararka qaar waynu ubaahanahay kala taga iyo iswaaga, si aynu u dareeno qiimaha iyo quruxda wada joogu leeyahay.❤️

6 months, 3 weeks ago

salaada ilaaali wll???

aduunku waa maalmee.?

7 months, 2 weeks ago

asxaabta ku xiran channelkena wxn rba cwa inaan ogado ereyda aan soo dhigno kuwa aad xisesaan

1: qlbi jabka?
2: dhirigalinta☺️
3: jaceylka?

qofwlba kuu xiseyo hsoo qoro
MHDSANIDIIN?

7 months, 3 weeks ago

Hadii aad iga tagto ma rabo booskaaga qof kale inuu buuxiyo marka aad iga maqantahay iyo marka aad garabkayga joogtaba keligaa ayaan ku jeclahay.❤️

9 months, 1 week ago

● dhamaanteen Hurdo ayaynu ku jirnaa marka aynu dhimano ayaynu kasoo baraarugi doonaa.?**@nuurkah

9 months, 1 week ago

Xariif hurdo badan baa wuxuu dhahay caajis igama aha hurdadu, laakiin tamarta ayaan kaydsanayaa?**?****

@nuurkah

9 months, 1 week ago

Haka xishoonin in aad waxyar bixiso, sababtoo ah wax la'aanta ayaa kasii yar.

@nuurkah

11 months, 2 weeks ago

**Caawa waa habeen weyn 15-ka bisha shacbaan allaah wuxuu u danbi dhaafaa dhamaan adoomadiisa laba qof mooyaane

1:qof alle cibaadadiisa cid kale lawadaajiya.
2:iyo qofka walaalkii caloosha xumaan iyo cuqdad ugu haya.

‐Huduu jiro qof walaalkaa ah oo aad caloosha wax ugu hayso habeenkaa weyn dartii waan ku cafiyee i cafi ku dheh.?❤️**

We recommend to visit

SABA GUDDAA WAAN TAANEEF MIIDIYAA GUDDAATU NUUF MALA!

@Abdii_Sabaa

?NU QUNNAMUUF?
@AbdiiSabaaDm

?BARNOOTAAF
@abdii_sabaa_university

?MARIIF
@Garee_Abdii_Sabaa

Last updated 1 month, 1 week ago

asc بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad- 3000 Buug-Somali ayaa ku jira Akhriso oo ilaali xuquuqda Qoraayada leh.
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
Cabasho/Buug iyo Su,aal ... La Xidhiidh
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 3 months, 2 weeks ago

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.

Last updated 2 months ago