Infinite Entertainment, Zero Cost: Get Your Free Books, Music, and Videos Today!

Somali kaah

Description
Channel somalikaah waxaad kahelaysaa

Dhirigelino, dhacdooyin

Xikmado & qormooyin.

Fadlan hamoogaan , kusoobiir @somalikaah
Advertising
We recommend to visit

بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad 3000 Buug-Somali
Free Ah
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
https://telegra.ph/HA-DEG-DEGIN-AKHRI-11-15
© Somalibooks Pro Inc
- All Rights Reserved-⤵️
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 6 months, 1 week ago

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.

Last updated 2 months ago

Kala soco Xikmad iyo Qormooyin Markasta Io Meelkasta.

Last updated 6 days, 12 hours ago

1 week, 1 day ago

https://t.me/addlist/1Siz0-eS29UwZWQ0
Via @team_kordhis B2

Ma iska Joogtay Aalada telegram Oo wakhti badan makaaga baxay raadinta Kannaalo Faa'iido u leh Noloshaada. Jawabtaadu hadday tahay; haa ''Waxan halkan kuugu soo xulay aqristaha sharfanow channelskaad baadi goobka ugu jirtay mudada dheer oo nooc kastaba leh. 😇

𝗦𝗵𝗮𝗿𝗮𝗳 𝗶𝘆𝗼 𝗸𝗮𝗿𝗮𝗮𝗺𝗼 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝗯𝗶𝗶𝗿 𝗔𝗸𝗵𝗿𝗶𝘀𝘁𝗲 𝗼o 𝗸𝗮𝗺𝗶𝗱 𝗻𝗼𝗾𝗼 𝗯𝘂𝗹𝘀𝗵𝗮 𝘄𝗲𝘆𝗻𝘁𝗮 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘅𝗶𝗿𝗮𝗻, 💙😘

▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂ 
➦ SPONSORED BY
  ❂✿❂✿❂ - ✿❂✿
↪️ @jaceylqore
↪️ @TAFSIIRKA_QURAANKA1
↪️ @learn_english012
↪️ @Hagaajinaftaada
↪️ @Wadada_Guusha
↪️ @Arabic023
↪️ @taladaqoyska
↪️ @Caafimaad2
↪️ @Xikmadle
↪️ @kadisaqoon
↪️ @kalandarka_Hijriyada
↪️ @wadnojacayl
↪️ @Lamaane24h
↪️ @Qalpijaceyl42
↪️ @mustaqbal7
↪️ @jowharadi1ifeysay
↪️ @Iibiye_online
╚═══════ - ════════╝

♧Guddoomiyaha kooxda♧
http://t.me/Wll_musab

Telegram

KORDHIS

Wll Muscab invites you to add the folder “KORDHIS”, which includes 98 chats.

1 week, 4 days ago
2 weeks, 1 day ago

https://t.me/addlist/1Siz0-eS29UwZWQ0
Via @team_kordhis B2

Ma iska Joogtay Aalada telegram Oo wakhti badan makaaga baxay raadinta Kannaalo Faa'iido u leh Noloshaada. Jawabtaadu hadday tahay; haa ''Waxan halkan kuugu soo xulay aqristaha sharfanow channelskaad baadi goobka ugu jirtay mudada dheer oo nooc kastaba leh. 😇

𝗦𝗵𝗮𝗿𝗮𝗳 𝗶𝘆𝗼 𝗸𝗮𝗿𝗮𝗮𝗺𝗼 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝗯𝗶𝗶𝗿 𝗔𝗸𝗵𝗿𝗶𝘀𝘁𝗲 𝗼o 𝗸𝗮𝗺𝗶𝗱 𝗻𝗼𝗾𝗼 𝗯𝘂𝗹𝘀𝗵𝗮 𝘄𝗲𝘆𝗻𝘁𝗮 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘅𝗶𝗿𝗮𝗻, 💙😘

▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂ 
➦ SPONSORED BY
  ❂✿❂✿❂ - ✿❂✿
↪️ @jaceylqore
↪️ @TAFSIIRKA_QURAANKA1
↪️ @learn_english012
↪️ @Hagaajinaftaada
↪️ @Wadada_Guusha
↪️ @Arabic023
↪️ @taladaqoyska
↪️ @Caafimaad2
↪️ @Xikmadle
↪️ @kadisaqoon
↪️ @kalandarka_Hijriyada
↪️ @wadnojacayl
↪️ @Lamaane24h
↪️ @Qalpijaceyl42
↪️ @mustaqbal7
↪️ @jowharadi1ifeysay
↪️ @Iibiye_online
╚═══════ - ════════╝

♧Guddoomiyaha kooxda♧
http://t.me/Wll_musab

Telegram

KORDHIS

Wll Muscab invites you to add the folder “KORDHIS”, which includes 98 chats.

2 months, 2 weeks ago

https://t.me/addlist/R4g6yul2djVmZWZk

Via @team_kordhis B2

Ma iska Joogtay Aalada telegram Oo wakhti badan makaaga baxay raadinta Kannaalo Faa'iido u leh Noloshaada. Jawabtaadu hadday tahay; haa ''Waxan halkan kuugu soo xulay aqristaha sharfanow channelskaad baadi goobka ugu jirtay mudada dheer oo nooc kastaba leh. 😇

𝗦𝗵𝗮𝗿𝗮𝗳 𝗶𝘆𝗼 𝗸𝗮𝗿𝗮𝗮𝗺𝗼 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝗯𝗶𝗶𝗿 𝗔𝗸𝗵𝗿𝗶𝘀𝘁𝗲 𝗼o 𝗸𝗮𝗺𝗶𝗱 𝗻𝗼𝗾𝗼 𝗯𝘂𝗹𝘀𝗵𝗮 𝘄𝗲𝘆𝗻𝘁𝗮 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘅𝗶𝗿𝗮𝗻, 💙😘

▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂ 
➦ SPONSORED BY
  ❂✿❂✿❂ - ✿❂✿
↪️ @iibiye_online
↪️ @jaceylqore
↪️ @TAFSIIRKA_QURAANKA1
↪️ @learn_english012
↪️ @Hagaajinaftaada
↪️ @Wadada_Guusha
↪️ @Arabic023
↪️ @taladaqoyska
↪️ @mustaqbalkacaafimaad
↪️ @Xikmadle
↪️ @kadisaqoon
↪️ @kalandarka_Hijriyada
↪️ @wadnojacayl
↪️ @Lamaane24h
↪️ @Qalpijaceyl42
↪️ @kaahanolosha
╚═══════ - ════════╝

♧Guddoomiyaha kooxda♧
http://t.me/Wll_musab

2 months, 3 weeks ago

yimid marna anigu igu ooya marna naftihurihi kale ayu ku ooya duco ayu no bilaabay wilaashaydii waan idinku nasanay gabadha marku libaaxu qaaday Axmaaro iyado ka carartay oo geed gashay libaaxu qaatay ayu yidhi.waxaan ku nidhi aabo gabadha usii qaad goob caafimad cawaba halasii qaado, wuxu na siiyay min shan neef oo geel ah waagi dambe wiilkiisi ayaa halganka so raacay markiiba wu shahiiday ilahay janatul fardawso haka waraabiye.

Xaliimo oo caafimaaday caruur dhashay ayaan 2019 iguso dhaweysay Dagmada Galaalshe ee Gobolka Faafan.

DHAMAAD.

2 months, 3 weeks ago

Qeybta Afaraad.

Markaan buraashadii yareyd ee biyaha aheyd ka qaatay Axmaarki madobaa waxaan kadaba orday Naftihurihi iyo gabadhii markan Axmaaro way naga hadhay oo Xabashida hadii labbo qof aad ka disho iney ku daba orodo ma dhacdo dhaawaca iyo bakhtigooda ayey ku hadhaan wayna qariyaan si shacabku u arag.

Waxaan gaadhay Naftihurihii oo gabadha wali sidii tunka ogu wata waxaan ku idhi tartiib iska soco hada cid inama ceydhsaneyse wuxuu ii weydiyay Away dhool dahab? Suaashas way igu adkeyd inaan oga jawaabo waayo Sadex saaxibo ah ayaan aheyn inta badan markii hawl gal laisku dirayo Naftihure dhool dahab ilahay janatul fardawso haka waraabiye Wuxu ahaa taliye unug, unugtiisa ayaana ka tirsaneyn markasta labbada nada ayu na kaxeysan jiray marku meel aadayo,wuxu ahaa nin dhalinyaro ah wu naga weyna sadexdanada mid 25 gaadhay naguma jirin ururkana yaraan ayaan kuwada raacnay Saaxib qiimo badan geesi ah na dhiiri galiya marku ku dagaal galinayo aad ku raaxeysan taatikadiisa dagaal ayu ahaa nin naceb gumaysiga Marku Xabada dagaalamayo wuxu markasta ku luqeyn jiray"gondeer ninka ka yimid bey geeridu dhibeysa"runtii marku shahiiday saaxibkey oon meel cidlo ah ogaso tagay murugo iyo qalbi xanuun ayaan daremay laakin halganka ayaaba markasta ah mid khadhaadh waxaan ciil aheyn kama qaadin geerida saaxibey., suaasha aheyd away naftihure dhool dahab caabar markan aamusna suaashana afar jeer iguso celiyay ayaan ku idhi wuso socda ee ina mari.

Markaan Xooga soconay ayaan Ku idhi geed ino raadi intan ka badan ma Socon karne waayo qoraxda aad u kulul xiligu waa jilaal,Geed ayaan dagnay gabadhu markan xaaladedu waa caadi wayso miyirsatay naftihuruhu wuxu ii Sheegay ineyba caadi noqotay oo markey xabadu dhaceysa dagaalkuna socday aay miyirsatay., naftihurihi wuxu arkay sadexda qori een wato oo kujiro qorigii dhool dahab iyo beylkiisi markaas ayu dareemay inu dhool dahab maqan yahay intu iguso boday ayu igu yidhi naftihurihi runta ii sheeg Away dhool dahab waxaan ku idhi saaxib wu shahiiday isagana manta guuleystay waayo dhaartii iyo balanti ayu oofiyay"qorigan kalana waaki dhool dahab lagu dilay oo Axmaarki dilay waan dilay" iilin ayaa indhihisa so buuxisay markan geerida saaxibken u sheegay intaan gacanta madaxa ka saaray ayaan ku idhi" naftihure geeridu waa xaq Diintan Dadka iyo dalkan qoriga u qaadnay saaxibo badan ilaa anku weyno guul iyo xornimo gaadhi mayno bari xita labadena ayaa is weyn ilahay aan u barino in saaxibken iyo inagu aan janada kuwada kulano.

Biyihii yaraa een Axmaarka kaso qaatay ayaan siinay gabadhii oo miyirsatay anagu waan omanahay laakin gabadha oo aad uso dhiig baxday hadana Qorax aanku wadnay biyaahas yar waxaan aheyn omana awoodin marka inaan cabno waxaan ka doorbidnay inaan gabadha u yar yarayno ,maalinkii odhan waa iska hadhsaneynay casarkii ayaa si kadis ah waxaan u aragnay nin geeljire ah oo neef geel ah wata aniga aaday waan u tagay waxaan ku idhi wax rero ah oo meelahan dagan magaran wuxu ii sheegay inu rerka usocdo dhawyahay oo saacad iyo badh losocon waxaan ku idhi rerka ma rerkaagiiba mise waa rerkiini wuxu ii sheegay in rerkodu mesha dagan yahay oo isagu neefkan oo maqna baadi udoonay hadana uuso helay, waxaan ku idhi wax gabadh ah rerka majogtay wuxu igu yidhi Haa.gabadh weyn ayaa jogta ayu igu yidhi waan daremay inu xaafada gabadha inu yahay kaalay ina mari ayaan ku idhi waxaan u kenay gabadhii wiilkii oohin ayu qabsaday ala waa Xaalimo ala Waa Xaalimo waa walaashy maxaa kudhacay ayu yidhi waan u sheegnay in gabadha aan libaax ka dhignay.

Waxaan ku nidhi ina gee gabadha guriga geeyne qoraxdii intaan sii Soconay ayey dhacday gabadhu way miyir qabta laakin ma hadleyso waxaan tagnay xaafadii oo ragg iyo dumar dhex jogaan anagu mana raacin wiilkii ayaa gabadha tunka kuwada ayaa guriga galay hal Mar ayaa xaafadii oohin iyo sawaxan ka bilowday anagu markaas bawdka rerka ma daayrka ayaan jogna Wiilki ayaa yidhi xaalimo waxaa bad baadiyay wilaal onlf ah iyago geed kuhaya ayaan kaso dul dhacay wayna ila socdaan odaygii gabadha dhalay ayaa yidhi away wiilashii wuxu yidhi banaanka ogaso tagay wu no

4 months, 2 weeks ago
Via [@team\_kordhis](https://t.me/team_kordhis)

Via @team_kordhis

Ma iska Joogtay Aalada telegram Oo wakhti badan makaaga baxay raadinta Kannaalo Faa'iido u leh Noloshaada. Jawabtaadu hadday tahay; haa ''Waxan halkan kuugu soo xulay aqristaha sharfanow channelskaad baadi goobka ugu jirtay mudada dheer oo nooc kastaba leh. 😇

𝗦𝗵𝗮𝗿𝗮𝗳 𝗶𝘆𝗼 𝗸𝗮𝗿𝗮𝗮𝗺𝗼 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝗯𝗶𝗶𝗿 𝗔𝗸𝗵𝗿𝗶𝘀𝘁𝗲 𝗼o 𝗸𝗮𝗺𝗶𝗱 𝗻𝗼𝗾𝗼 𝗯𝘂𝗹𝘀𝗵𝗮 𝘄𝗲𝘆𝗻𝘁𝗮 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘅𝗶𝗿𝗮𝗻, 💙😘

▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂ 
➦ SPONSORED BY
  ❂✿❂✿❂ - ✿❂✿
↪️ @jaceylqore
↪️ @TAFSIIRKA_QURAANKA1
↪️ @learn_english012
↪️ @Hagaajinaftaada
↪️ @Wadada_Guusha
↪️ @Arabic023
↪️ @taladaqoyska
↪️ @mustaqbalkacaafimaad
↪️ @Xikmadle
↪️ @kadisaqoon
↪️ @kalandarka_Hijriyada
╚═══════ - ════════╝

♧Guddoomiyaha kooxda♧
http://t.me/Wll_musab

4 months, 2 weeks ago

Salaam
👋

wll Qiima Leh Hadii Aad Danayso wanaaga,
Halkan Hoose Waxan Kuugu Soo Xulay Kannaalada Ugu Muhiimsan App-ka Telegram
Fadlan Kusoo Biir Oo Nala Farax❤️

4 months, 3 weeks ago

Tradebot waa shirkad maalgashi oo dhowr bilood kahor soogaartay somaliya , somali badan ayaana maalgashatay oo ka faaiiday.

TBT waxaa laga soob gaabiyay "trdebot" waa robot kugu trade gareynaayo lacagaha digitalka ee crypto currency ,

waxaa laga yaabaa inaad is waydiiso ma xalal baa mise waa xaaraan,

waa xalal 100% waayo lacaga uu trade-ka ka galaayo dhamaan waa coins xalal ah,

Robot wuxuu kusoo kusii naaya dhowr doorasho oo aad maalgashi ku sameyn karto

Qaybta 1aad waxad ku shubaneysaa 64 $ lacagtas waxay ku shaqayneysaa mudo sanad ah, bil walbana waxaad kahelaysa 60$ si asbuuc le ah na waad ulabixikartaa

Qaybta 2aad waxaad ku shubaneysaa 194 $ oo ku shaqeyneyso mudo sanad ah bil walba waxaad kala baxaysaa, 180$ ama si maalinle ah ayad ula baxaysaa 6$

qaybta 3aad waxaad ku shubaneysaa 388$ bil walba waxad la baxaysaa 360$ ama si maalinle ah ayad ula baxaysaa 12$

lacagtada cidna uma dhiibeysid, adiga ayaa ku shubanaayo, adiga ayaana kala baxaayo

majirto lacag keen aan kugu shaqeeyo waa adiga ku shubo adiga kala bax

F.G shirada hadad iska diiwan galiso oo aad u bandhigto 15 qofood oo ay iyagana isla diwaan galiyaan oo maal gashi sameyeen shirkada bil walba adiga waxay mushaar ahaan kuu siineysaa 300$ iyadoo ay kuu dheertahay mida aad adiga maal gashatay faaidadeeda

wixii su.aal ah way furantahay waad isoo waydiin kartaa

shurudaha is diiwan galinata:

1~pasaport, hadii aad heli karto,

2~ID sida leysin

hadii aadan heysan passaport ama leysan

kaliya waxa kugu filan hal sawir teesaro ah oo clear ah,

4~magacga oo sadexan,

5~nambarkaga,

6-Email-ka aad isticmaasho

warbixn dheeriy iyo wixii caawin ah lasoo xiriir numberkaas whatsapp 0682744182

6 months, 2 weeks ago

Salaam👋

wll Qiima Leh Hadii Aad Danayso wanaaga,
Halkan Hoose Waxan Kuugu Soo Xulay Kannaalada Ugu Muhiimsan App-ka Telegram
Fadlan Kusoo Biir Oo Nala Farax❤️

We recommend to visit

بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad 3000 Buug-Somali
Free Ah
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
https://telegra.ph/HA-DEG-DEGIN-AKHRI-11-15
© Somalibooks Pro Inc
- All Rights Reserved-⤵️
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 6 months, 1 week ago

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.

Last updated 2 months ago

Kala soco Xikmad iyo Qormooyin Markasta Io Meelkasta.

Last updated 6 days, 12 hours ago