Unlock a World of Free Content: Books, Music, Videos & More Await!

XIKMAD SIDE💬✍️

Description
Channel kaan waxad ka heleysaa

Xikmado👍
Murugo😭
Dhiirigalin😍
Geeraro jaceyl🥰❤
Iyo waxyabo ku xiisa galiya .naguso biir🙏
Advertising
We recommend to visit

بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad 3000 Buug-Somali
Free Ah
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
https://telegra.ph/HA-DEG-DEGIN-AKHRI-11-15
© Somalibooks Pro Inc
- All Rights Reserved-⤵️
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 4 months, 3 weeks ago

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.

Last updated 2 weeks, 3 days ago

Kala soco Xikmad iyo Qormooyin Markasta Io Meelkasta.

Last updated 1 month, 1 week ago

1 month ago
Ka fiirso sida ay u adag …

Ka fiirso sida ay u adag tahay naftaada beddesho oo waxaad fahmi doontaa inta yar ee fursada oo aad isku daydo inaad dadka kale beddesho

1 month ago
Si kasta oo aad u wanaagsan …

Si kasta oo aad u wanaagsan tahay qof waxaad ku xun tahay qof sheekadiisa

1 month, 1 week ago

Asc bahdeyda aan jelahay isoo duceeya maanta isbitaal aadi rabaa inuu ilaahey taam isiiyo xanuunkaan in muddo ihaayey inuu dambi dhaaf iga dhigo maanta wax kale ma idinka baahni oo aan duco ahayn

1 month, 1 week ago

Maxaa dhacay loveta muujiya dee🙏👆👆👆👆👆👆👆

1 month, 1 week ago
Sadaqadu waxba matareyso marba haday i …

Sadaqadu waxba matareyso marba haday i arka ee ka tahay

1 month, 2 weeks ago
Dadka xunxun uma baahna in laga …

Dadka xunxun uma baahna in laga adkaado waxay naftooda ku jabiyaan dabeecadooda xun noqo qof wanaagsan mar walba

1 month, 2 weeks ago

Liketa iga xaliya dee🙏👆👆👆👆👆👆👆👆👆

1 month, 3 weeks ago
Mararka qaarkood waan iska aamusaa sababtoo …

Mararka qaarkood waan iska aamusaa sababtoo ah ma jiraan erayo sharxi kara waxa qalbigayga iyo maskaxdayda ka socda

1 month, 3 weeks ago

Bushqadaan waxaa ku jiro
Kanaalada somalida ugu wanaagsan
Uguna tayada sareeyo si aad waxbadan uga faa'iido kubiir.⬇️

@Qalpijaceyl42 💔😢
@Lamaane24h 🫂💝
@dhiirigaliye10
@NAFTEENNA1
⬇️KU BIIR ⬇️
https://t.me/addlist/XLukR3KjnBY5ZjVk

Telegram

Midnimo

Gud Kooxda Midnimo invites you to add the folder “Midnimo”, which includes 84 chats.

1 month, 3 weeks ago
****🌻***..."Qof kasta qalad ayuu sameeyaa nolosha …

*🌻..."Qof kasta qalad ayuu sameeyaa nolosha laakiin taasi micnaheedu ma aha inay naftooda u ciqabaan
Mararka qaar dadka wanaagsan ayaa sameya doorashu xun micnaheedu maha inay xun yihiin laakiin taasi micnaheedu waa inay bani,aadan yihiin.🌹

Qof kasta oo lakulanto waxuu la dagalamayaa nolol aadan waxbo ka aqoon naxariiso ha noqon raasas 🥀
Ha noqon mid mar kasta door bida waxa ay naftiiso jeceshahay oo kaliya😊🤍🌿*

🦋🌺⚘......MAALIN 𝖶𝖭𝖦𝗓𝗇......❤️🌸

❤️ ㅤ  💬   🖇
ˡᶦᵏᵉ  ᶜᵒᵐᵐᵉⁿᵗ   ˢʰᵃʳᵉ

sᴀxɪɪʙ ʜᴀʟᴋᴀɴ ʜᴏᴏsᴇ ʀɪɪx 📖❤️
     ┏━━━━━━━💎━━┓
💎 @Mucaashaq_Jacayl
     ┗━━━━━━━💎━━

We recommend to visit

بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad 3000 Buug-Somali
Free Ah
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
https://telegra.ph/HA-DEG-DEGIN-AKHRI-11-15
© Somalibooks Pro Inc
- All Rights Reserved-⤵️
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 4 months, 3 weeks ago

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.

Last updated 2 weeks, 3 days ago

Kala soco Xikmad iyo Qormooyin Markasta Io Meelkasta.

Last updated 1 month, 1 week ago