?BOOK İLA AKHRİ ?

Description
Book Ila Akhri waa madal aan ugu talagalay inaan ku booriyo akhris wadareedka, waa madal u abaabulan is-jecleysiinta wax-akhriska, oo aan ku shiilno afkaaraha aqoonta iyo xogta, maadaama aan nool nahay Casriga warbixinta ( Information age).
Advertising
Tags
We recommend to visit

SABA GUDDAA WAAN TAANEEF MIIDIYAA GUDDAATU NUUF MALA!

@Abdii_Sabaa

?NU QUNNAMUUF?
@AbdiiSabaaDm

?BARNOOTAAF
@Abdiisabaa

?MARIIF
@Garee_Abdii_Sabaa

Last updated hace 3 semanas, 5 días

https://t.me/joinchat/AAAAAFgrZgMjBcvdBf7YWg

Last updated hace 3 semanas, 3 días

asc بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad- 3000 Buug-Somali ayaa ku jira Akhriso oo ilaali xuquuqda Qoraayada leh.
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
Cabasho/Buug iyo Su,aal ... La Xidhiidh
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated hace 4 días, 14 horas

1 month ago
Fadlan kasoo qeyb gal kulanka caawa..!

Fadlan kasoo qeyb gal kulanka caawa..!

Aadamiga nool maanta waxay yeesheen dano si xooggan isu dhex-galay. Taasi waxay dhalisey in fikradihiina ay is dhex-yaacaan. Fikradduna waa midda qofka iyo bulshada u naqshadeysa qaabka loola fal-geli lahaa nolosha..Hadaba dhiganahan ISLAAMKA IYO CILMAANIYADDA, waxuu si dhow ugu sheekaynayaa siday ku timid aragtidan CILMAANIYADDA iyo siday ugu faaftay guud ahaan dunida, dunida muslimka iyo sababihii keenay.

Fadlan haddaad dhameysay akhriska dhiganahan, soo qor waan dhammeeyay... waxaaan si gaar ah kuugu casuumi doonnaa xubnaha gorfayn doonna buuggan. Mahadsanid.

Goorfaynta dhiganahan Caawa waxaa lagu qaban doonaa Channelkan weyn ee @SomaliBooks

Gorfaynta Dhiganaha 2-aad ee Bisha September.

?????: ISLAAMKA IYO CILMAANIYADDA.
?Soo jeedintii: ......
?Taariikhda: 15/September/2024
Live Wakhtiga caawa: 20:00 P.M ama 8:00 P.m.

? Xorriyad ayaad dareemi doontaa, markaad barato akhriska! ?

1 month, 2 weeks ago
Si qurux badan ayuu Xalay inoogu …

Si qurux badan ayuu Xalay inoogu soo dhammaaday gorfaynta Buugga 10 MAGAC-SOCDAALKA SAMADA TODOBAAD, Qeybtii 2-aad, Waxaan u mahadcelinaynaa walaalaha ka qeyb qaatay doodda wiilal iyo hablaba. Buugga Xigga waa ISLAAMKA IYO CILMAANIADDA. waxaa la gorfayn doonaa 15-September-2024. Insha'allah.

? Xorriyad ayaad dareemi doontaa, markaad barato akhriska! ?

1 month, 2 weeks ago
Fadlan kasoo qeyb gal kulanka caawa..!

Fadlan kasoo qeyb gal kulanka caawa..!

????? 10 MAGAC-SOCDAALKA SAMADA TODOBAAD, Qeybtii 2-aad, waxuu dul istaagayaa in uu qofku dhex dhunbado quruxda iyo qaayaha samayska Alle Iyo in uu wax badan ka fekero abuurka Alle ee cajabta badan, kaas oo ka bilaabmaya naftiisa. Ka dibna uu Alle jeclaado.

Fadlan haddaad dhameysay akhriska dhiganahan, soo qor waan dhammeeyay... waxaaan si gaar ah kuugu casuumi doonnaa xubnaha gorfayn doonna buuggan. Mahadsanid.

Goorfaynta dhiganahan Caawa waxaa lagu qaban doonaa Channelkan weyn ee @SomaliBooks

Gorfaynta Dhiganaha 2-aad ee Bisha August.

Buuga: 10 MAGAC-SOCDAALKA SAMADA TODOBAAD, Qeybtii 2-aad.
?Soo jeedintii: Mohamed Aden.
?Taariikhda: 04/September/2024
Live Wakhtiga caawa: 20:00 P.M ama 8:00 P.m.

? Xorriyad ayaad dareemi doontaa, markaad barato akhriska! ?

2 months ago
Si qurux badan ayuu caawa inoogu …

Si qurux badan ayuu caawa inoogu soo dhammaaday gorfaynta buugga MUCJISADA AROORTII ( The Miracle Morning). Waxaan u mahadcelinaynaa walaalaha ka qeyb qaatay doodda wiilal iyo hablaba. Buugga Xigga waa (10 magac- socdaalka samada todobaad. Qeybtii 2-aad. waxaa la gorfayn doonaa 04-September-2024. Insha'allah.

? Xorriyad ayaad dareemi doontaa, markaad barato akhriska! ?

2 months ago

Fadlan kasoo qeyb gal kulanka caawa..!

Buugga MUCJISADA AROORTII waxuu ku saabsan yahay toosidda aroorta hore iyo sida ay qofka noloshiisa u saamayn karto dhinackasta. Dhiganaha Waxa uu soo gudbinayaa 6 caado oo aad ku bilaaban karto subaxdaada iyo hababka ay noloshaada u beddeli karaan.

Fadlan haddaad dhameysay akhriska dhiganahan, soo qor waan dhammeeyay... waxaaan si gaar ah kuugu casuumi doonnaa xubnaha gorfayn doonna buuggan. Mahadsanid.

Goorfaynta dhiganahan Caawa waxaa lagu qaban doonaa Channelkan weyn ee @SomaliBooks

Gorfaynta Dhiganaha 1-aad ee Bisha August.

Buuga: MUCJISADA AROORTII ( The Miracle Morning).
?Soo jeedintii: Mariam Mohamed bare
?Taariikhda: 19/August/2024
Live Wakhtiga caawa: 20:00 P.M ama 8:00 P.M

2 months, 2 weeks ago
Sidaad aragtaanba codayntii aan u qaadnay …

Sidaad aragtaanba codayntii aan u qaadnay buugaagta aynu akhrin lahayn Bisha August 2024, waxaa loo batay doorashada buugga ah MUCJISADA AROORTII ( The Miracle Morning) 141 Bog IYO 10 MAGAC SOCDAALKA SAMADA TODOBAAD, qeybtii 2-aad. 154 Bog.

Hadaba labadaas buug bayu akhrin doonaa.

Akhris wacan

2 months, 2 weeks ago
Fadlan kasoo qeyb gal kulanka caawa..!

Fadlan kasoo qeyb gal kulanka caawa..!

Buugga Alkamistaha Waa buug dareen taabad leh, kana hadlaya wiil yar oo ari i jire ah oo raadinaya khasnad. Riyada Santiyaago ee ah in uu helo kaydka qasnadeed ee uu baadi goobayaa, waxa ay ka turjumaysaa ruux kasta oo dunida guudkiisa jooga oo si toos ah ama si dadban u raadcaynaya gaarista riyo u gaar ah.

Fadlan haddaad dhameysay akhriska dhiganahan, soo qor waan dhammeeyay... waxaaan si gaar ah kuugu casuumi doonnaa xubnaha gorfayn doonna buuggan. Mahadsanid.

Goorfaynta dhiganahan Caawa waxaa lagu qaban doonaa Channelkan weyn ee @SomaliBooks

Gorfaynta Dhiganaha 2-aad ee Bisha Jully.

Buuga: THE ALCHEMIST(sheeko faneed Afsoomaali lagu soo turjumay.
?Soo jeedintii:......
?Taariikhda: 05/August/2024
Live Wakhtiga caawa: 20:00 P.M ama 8:00 P.M

2 months, 2 weeks ago

Kafaaideso ducoyinka wa bisha qeerka ducada wa hubka muslimka wa 10...ki danbe Ramadan malmihi qeerka
Share dheh lasi wadaag walalaha kle

1 رَبَّنَا تَقَبَّلْ مِنَّا ۖ إِنَّكَ أَنْتَ السَّمِيعُ الْعَلِيمُ، وَتُبْ عَلَيْنَا ۖ إِنَّكَ أَنْتَ التَّوَّابُ الرَّحِيمُ
2 رَبَّنَا آتِنَا فِي الدُّنْيَا حَسَنَةً وَفِي الْآخِرَةِ حَسَنَةً وَقِنَا عَذَابَ النَّارِ
3 رَبَّنَا أَفْرِغْ عَلَيْنَا صَبْرًا وَثَبِّتْ أَقْدَامَنَا وَانْصُرْنَا عَلَى الْقَوْمِ الْكَافِرِينَ
4 رَبَّنَا لَا تُؤَاخِذْنَا إِنْ نَسِينَا أَوْ أَخْطَأْنَا ۚ رَبَّنَا وَلَا تَحْمِلْ عَلَيْنَا إِصْرًا كَمَا حَمَلْتَهُ عَلَى الَّذِينَ مِنْ قَبْلِنَا ۚ رَبَّنَا وَلَا تُحَمِّلْنَا مَا لَا طَاقَةَ لَنَا بِهِ ۖ وَاعْفُ عَنَّا وَاغْفِرْ لَنَا وَارْحَمْنَا ۚ أَنْتَ مَوْلَانَا فَانْصُرْنَا عَلَى الْقَوْمِ الْكَافِرِينَ
5 رَبَّنَا لَا تُزِغْ قُلُوبَنَا بَعْدَ إِذْ هَدَيْتَنَا وَهَبْ لَنَا مِنْ لَدُنْكَ رَحْمَةً ۚ إِنَّكَ أَنْتَ الْوَهَّابُ
6 رَبَّنَا إِنَّكَ جَامِعُ النَّاسِ لِيَوْمٍ لَا رَيْبَ فِيهِ ۚ إِنَّ اللَّهَ لَا يُخْلِفُ الْمِيعَادَ
7 رَبَّنَا إِنَّنَا آمَنَّا فَاغْفِرْ لَنَا ذُنُوبَنَا وَقِنَا عَذَابَ النَّارِ
8 رَبِّ هَبْ لِي مِنْ لَدُنْكَ ذُرِّيَّةً طَيِّبَةً ۖ إِنَّكَ سَمِيعُ الدُّعَاءِ
9 رَبَّنَا آمَنَّا بِمَا أَنْزَلْتَ وَاتَّبَعْنَا الرَّسُولَ فَاكْتُبْنَا مَعَ الشَّاهِدِينَ
10 رَبَّنَا اغْفِرْ لَنَا ذُنُوبَنَا وَإِسْرَافَنَا فِي أَمْرِنَا وَثَبِّتْ أَقْدَامَنَا وَانْصُرْنَا عَلَى الْقَوْمِ الْكَافِرِينَ
11رَبَّنَا مَا خَلَقْتَ هَٰذَا بَاطِلًا سُبْحَانَكَ فَقِنَا عَذَابَ النَّارِ
12 رَبَّنَا إِنَّكَ مَنْ تُدْخِلِ النَّارَ فَقَدْ أَخْزَيْتَهُ ۖ وَمَا لِلظَّالِمِينَ مِنْ أَنْصَارٍ
13 رَبَّنَا إِنَّنَا سَمِعْنَا مُنَادِيًا يُنَادِي لِلْإِيمَانِ أَنْ آمِنُوا بِرَبِّكُمْ فَآمَنَّا ۚ رَبَّنَا فَاغْفِرْ لَنَا ذُنُوبَنَا وَكَفِّرْ عَنَّا سَيِّئَاتِنَا وَتَوَفَّنَا مَعَ الْأَبْرَارِ
14 رَبَّنَا وَآتِنَا مَا وَعَدْتَنَا عَلَىٰ رُسُلِكَ وَلَا تُخْزِنَا يَوْمَ الْقِيَامَةِ ۗ إِنَّكَ لَا تُخْلِفُ الْمِيعَادَ
15 رَبَّنَا أَخْرِجْنَا مِنْ هَٰذِهِ الْقَرْيَةِ الظَّالِمِ أَهْلُهَا وَاجْعَلْ لَنَا مِنْ لَدُنْكَ وَلِيًّا وَاجْعَلْ لَنَا مِنْ لَدُنْكَ نَصِيرًا
16 رَبَّنَا ظَلَمْنَا أَنْفُسَنَا وَإِنْ لَمْ تَغْفِرْ لَنَا وَتَرْحَمْنَا لَنَكُونَنَّ مِنَ الْخَاسِرِينَ
17 رَبَّنَا افْتَحْ بَيْنَنَا وَبَيْنَ قَوْمِنَا بِالْحَقِّ وَأَنْتَ خَيْرُ الْفَاتِحِينَ
18 رَبَّنَا أَفْرِغْ عَلَيْنَا صَبْرًا وَثَبِّتْ أَقْدَامَنَا وَانْصُرْنَا عَلَى الْقَوْمِ الْكَافِرِينَ
19 رَبَّنَا لَا تَجْعَلْنَا فِتْنَةً لِلَّذِينَ كَفَرُوا وَاغْفِرْ لَنَا رَبَّنَا ۖ إِنَّكَ أَنْتَ الْعَزِيزُ الْحَكِيمُ
20 رَبِّ إِنِّي أَعُوذُ بِكَ أَنْ أَسْأَلَكَ مَا لَيْسَ لِي بِهِ عِلْمٌ ۖ وَإِلَّا تَغْفِرْ لِي وَتَرْحَمْنِي أَكُنْ مِنَ الْخَاسِرِينَ
21 رَبِّ أَنْتَ وَلِيِّي فِي الدُّنْيَا وَالْآخِرَةِ ۖ تَوَفَّنِي مُسْلِمًا وَأَلْحِقْنِي بِالصَّالِحِينَ
22 رَبَّنَا إِنَّكَ تَعْلَمُ مَا نُخْفِي وَمَا نُعْلِنُ ۗ وَمَا يَخْفَىٰ عَلَى اللَّهِ مِنْ شَيْءٍ فِي الْأَرْضِ وَلَا فِي السَّمَاءِ
23 رَبِّ اجْعَلْنِي مُقِيمَ الصَّلَاةِ وَمِنْ ذُرِّيَّتِي ۚ رَبَّنَا وَتَقَبَّلْ دُعَاءِ، رَبَّنَا اغْفِرْ لِي وَلِوَالِدَيَّ وَلِلْمُؤْمِنِينَ يَوْمَ يَقُومُ الْحِسَابُ
24 رَبِّ أَدْخِلْنِي مُدْخَلَ صِدْقٍ وَأَخْرِجْنِي مُخْرَجَ صِدْقٍ وَاجْعَلْ لِي مِنْ لَدُنْكَ سُلْطَانًا نَصِيرًا
25 رَبَّنَا آتِنَا مِنْ لَدُنْكَ رَحْمَةً وَهَيِّئْ لَنَا مِنْ أَمْرِنَا رَشَدًا
25 رَبِّ إِنِّي وَهَنَ الْعَظْمُ مِنِّي وَاشْتَعَلَ الرَّأْسُ شَيْبًا وَلَمْ أَكُنْ بِدُعَائِكَ رَبِّ شَقِيًّا
27 رَبِّ اشْرَحْ لِي صَدْرِي, وَيَسِّرْ لِي أَمْرِي, وَاحْلُلْ عُقْدَةً مِنْ لِسَانِي, يَفْقَهُوا قَوْلِي، رَبِّ زِدْنِي عِلْمًا
28 لَا إِلَٰهَ إِلَّا أَنْتَ سُبْحَانَكَ إِنِّي كُنْتُ مِنَ الظَّالِمِينَ
29 رَبِّ لَا تَذَرْنِي فَرْدًا وَأَنْتَ خَيْرُ الْوَارِثِينَ
30 أَنِّي مَسَّنِيَ الضُّرُّ وَأَنْتَ أَرْحَمُ الرَّاحِمِينَ
31 رَبِّ أَنْزِلْنِي مُنْزَلًا مُبَارَكًا وَأَنْتَ خَيْرُ الْمُنْزِلِينَ
32 رَبِّ أَعُوذُ بِكَ مِنْ هَمَزَاتِ الشَّيَاطِينِ، وَأَعُوذُ بِكَ رَبِّ أَنْ يَحْضُرُونِ

3 months ago
Haweeneyda ugu qurxoon, waa tan gaaban …

Haweeneyda ugu qurxoon, waa tan gaaban oo isku dheririsa si odeygeeda hab u siiso.. ?

3 months ago

?????: ➠ 10 MAGAC-SOCDAALKA SAMADA TODOBAAD, Qeybtii 2-aad.
????: ➠ CALI JAABIR AL-FIIFI.
??????: ➠ CABDULXAKIIM MAXAMMED OBSIIYE.
?????: ➠ 154.

Qaybtii kowaad ee (Socdaalka Samada Toddobaad), waxa ay barbilow u ahayd la-xidhiidhidda Alle. Waxa ay ibafur u ahayd nolol cusub, oo ku salaysan dib-isugu-noqosho. qaybta labaadse ee (Dheelminta Nafaha Xasilloon) waxuu dul istaagayaa in uu qofku dhex dhunbado quruxda iyo qaayaha samayska Alle Iyo in uu wax badan ka fekero abuurka Alle ee cajabta badan, kaas oo ka bilaabmaya naftiisa. Ka dibna uu Alle jeclaado. Waxa iyaduna tognaan dhiganaha ku sugan ah, in erayada iyo isi-saarka weedhaha, ee uu adeegsaday Turjumuhu ay yihiin kuwo fudayd iyo fidsanaan suugaaneed isku darsaday. Alle haka abaaliyo shaqadaas qaaliga ah ee uu qabtay.

? Xorriyad ayaad dareemi doontaa, markaad barato akhriska! ?

We recommend to visit

SABA GUDDAA WAAN TAANEEF MIIDIYAA GUDDAATU NUUF MALA!

@Abdii_Sabaa

?NU QUNNAMUUF?
@AbdiiSabaaDm

?BARNOOTAAF
@Abdiisabaa

?MARIIF
@Garee_Abdii_Sabaa

Last updated hace 3 semanas, 5 días

https://t.me/joinchat/AAAAAFgrZgMjBcvdBf7YWg

Last updated hace 3 semanas, 3 días

asc بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad- 3000 Buug-Somali ayaa ku jira Akhriso oo ilaali xuquuqda Qoraayada leh.
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
Cabasho/Buug iyo Su,aal ... La Xidhiidh
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated hace 4 días, 14 horas