SABA GUDDAA WAAN TAANEEF MIIDIYAA GUDDAATU NUUF MALA!
@Abdii_Sabaa
?NU QUNNAMUUF?
@AbdiiSabaaDm
?BARNOOTAAF
@abdii_sabaa_university
?MARIIF
@Garee_Abdii_Sabaa
Last updated 1 month, 1 week ago
asc بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad- 3000 Buug-Somali ayaa ku jira Akhriso oo ilaali xuquuqda Qoraayada leh.
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
Cabasho/Buug iyo Su,aal ... La Xidhiidh
@Cabasho_Bot
@Tusmobook
Last updated 3 months, 2 weeks ago
Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.
Headquartered in Mogadishu.
Last updated 2 months ago
Mararka qaar maheleysid qof garab kunoqda marka dhibateysanthy lakin markasta waxaad heli kartaa dhul aad ku oydo si ad Allaah u barido?❤️
U arag dhibaatooyinka aad marayso in ay fursado nolosha ku siineyso si aad u noqoto qof ka wanaagsan qofka aad maanta tahay
Jimco wngsan ?✌️
Haka xumaan qof qiimahaaga garan waayey, waayo indhooluhuba taabashada dheemanka iyo dhaguxu waa iskugu mid
♥️?
Ilaaahey waxaa kaga xishoota wuxuu nicmad kusiiyey fara waynideeda ?
ما أكرمك يا الله ??
وَلَا تَهِنُوا وَلَا تَحْزَنُوا وَأَنتُمُ الْأَعْلَوْنَ إِن كُنتُم مُّؤْمِنِينَ٠
"Ha liidanina oo ha murugoonina idinka saraynaya hadaad mu'miniin tihiin."??
إذا استيقظت وليس لديك هدف فعد للنوم... ?*?
If you wake up without goal, go back to sleep*??
Qofku marka uu ku baraarugsan yahay qiimihiisa qofnimo, macne badan uma sameeyaan Ammaanta, buun-buuninta iwm ahi. Waxa keliya oo qofkaas maankiisa iyo dareenkiisuba aqbali karaan waa inaad u sheegto waxa uu qof ahaan agtaada ka yahay, wanaaga aad u hayso iyo kalsoonida aad ku qabto xaddigeeda.
Waxaad jeceshahay markaad weydo waa qasab inaad xanun dareento lakin dikriga alle badso saad u ilowdo
Congratulations ? wax gaarnay 300 subscriber
Waa mahadsanid tihiin dhamaan walalaha aan halkaan ku midownay ?❤️
SABA GUDDAA WAAN TAANEEF MIIDIYAA GUDDAATU NUUF MALA!
@Abdii_Sabaa
?NU QUNNAMUUF?
@AbdiiSabaaDm
?BARNOOTAAF
@abdii_sabaa_university
?MARIIF
@Garee_Abdii_Sabaa
Last updated 1 month, 1 week ago
asc بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad- 3000 Buug-Somali ayaa ku jira Akhriso oo ilaali xuquuqda Qoraayada leh.
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
Cabasho/Buug iyo Su,aal ... La Xidhiidh
@Cabasho_Bot
@Tusmobook
Last updated 3 months, 2 weeks ago
Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.
Headquartered in Mogadishu.
Last updated 2 months ago