Why Pay for Entertainment? Access Thousands of Free Downloads Now!

Garaad kobciye

Description
Welcome soo dhawaada asxaapta Channel Garaad koboc
Waxaad ka heli doontaa xikmado

๏ทบโค๏ธ๐Ÿฅฐ

Alle talo saaro๐Ÿฅฐ
Advertising
We recommend to visit

ุจุณู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู… ุงู„ู„ู‡ ุงู„ุฑุญู…ู† ุงู„ุฑุญูŠู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู…
Ku Dhawaad 3000 Buug-Somali
Free Ah
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
https://telegra.ph/HA-DEG-DEGIN-AKHRI-11-15
ยฉ Somalibooks Pro Inc
- All Rights Reserved-โคต๏ธ
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 3ย days, 23ย hours ago

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.

Last updated 2ย months, 1ย week ago

Kala soco Xikmad iyo Qormooyin Markasta Io Meelkasta.

Last updated 1ย week ago

3ย days, 7ย hours ago

Bishaaro. Bishaaro. Bishaaro

Ma tahay qoraa ama hal-Abuure jecel inuu bulshadiisa wax u faa'ideeyo waxaan fursad kuu siinayaa in aad ka mid noqoto Walaalaha wax ku soo gudbiya kanaal kamid ah รงhanneladayda telegram.,

Soo dhawow oo noqo qofka ugu horreeya ee ka faaideysto fursadan ... ๐Ÿ˜˜

Balse ugu horeen waxaa muhiim ah in aad buuxin karto shuruudaha hoos ku qoran :-

1 - Waa in ay kaa go'antahay in aad bulshadaada uga faa'iideyso aqoon wixii aad ku dheer tahay.

2 - Waa in uu hab qoraaleedkaagu yahay mid la fahmi karo oo isku dheeli tiran soona jiita indhaha iyo qalbigaba.

3 - Waxa aad soo gudbineyso in ay ahaadaan waxyaabo looga bartay dhalinta dhexdooda.

4 - Ugu yaraan 2- maalmood mar in aad channelka post soo dhigi karto.

5 - Waa inaad so gudbin karto wax yaabo ay kamid yihiin xikmadaha iyo Dhiirrigalinta.

6 - Waa in badanaa uu qoraalkaagu ahaado ama uu ku qornaado luuqadeena Soomaaliga.

7 - Iyo in aad tahay qof lahaysto jadwalka iyo systemka wax loo soo gudbiyo.

8 - Waa in aadan kadaba keenin marka linkiyada la soo gudbiyo wax post ah.

9 - Waa in aad oofiso oo aad ka soo baxdo
balanta aad naga qaadeyso aniga iyo bulshadaba.

10 - Ugu dambaytii hadii aad soo akhrisey shuruudahaas kor ku xusan kana soo baalaan degtay oo ay kaa go'an tahay diyaarna u tahay Qalbiga kaa ogsooni sharaf iyo karaamo, waxaad iigala soo xiriiri kartaa linkiga hoos kaaga muuqda i.a kheyr badan ban kuu rajeynaynayaa waana ku sugayaa wax soo gudbiyaheena cusuboow. ๐Ÿ’–๐Ÿซฐ๐Ÿ˜ƒ

@Zaxiibka_nolosha

โ•ญโ”ˆโ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€
โ•ฐโ”ˆโžค - Zaxiibka nolosha ๐Ÿ‘ค

4ย days, 22ย hours ago
๐— ๐—ฎ ๐—ถ๐˜€๐—ธ๐—ฎ ๐—ท๐—ผ๐—ผ๐—ด๐˜๐—ฒ๐˜† ๐—”๐—ฎ๐—น๐—น๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐˜๐—ฒ๐—น๐—ฒ๐—ด๐—ฟ๐—ฎ๐—บ ๐—ผ๐—ผ โ€ฆ

๐— ๐—ฎ ๐—ถ๐˜€๐—ธ๐—ฎ ๐—ท๐—ผ๐—ผ๐—ด๐˜๐—ฒ๐˜† ๐—”๐—ฎ๐—น๐—น๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐˜๐—ฒ๐—น๐—ฒ๐—ด๐—ฟ๐—ฎ๐—บ ๐—ผ๐—ผ ๐˜„๐—ฎ๐—พ๐˜๐—ถ ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ป ๐—บ๐—ฎ๐—ธ๐—ฎ๐—ฎ๐—ด๐—ฎ ๐—ฏ๐—ฎ๐˜…๐—ฎ๐˜† ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐—ถ๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—ธ๐—ฎ๐—ป๐—ป๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ผ ๐—ณ๐—ฎ๐—ฎ๐—ถ๐—ฑ๐—ผ ๐—จ'๐—น๐—ฒ๐—ต ๐—ป๐—ผ๐—น๐—ผ๐˜€๐—ต๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ, ๐˜„๐—ฎ๐˜…๐—ฎ๐—ป ๐—ต๐—ฎ๐—น๐—ธ๐—ฎ๐—ป ๐—ธ๐˜‚๐˜‚ ๐˜€๐—ผ๐—ผ ๐˜…๐˜‚๐—น๐—ฎ๐˜† ๐˜„๐—ฎ๐—น๐—ฎ๐—น, ๐—ธ๐—ฎ๐—ป๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐˜‚๐—ด๐˜‚ ๐—ณ๐—ฎ๐—ฎ๐—ถ๐—ฑ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ป ๐˜๐—ฒ๐—น๐—ฒ๐—ด๐—ฟ๐—ฎ๐—บ ๐—ผ๐—ผ ๐—ป๐—ผ๐—ผ๐—ฐ ๐—ธ๐—ฎ๐˜€๐˜๐—ฎ ๐—น๐—ฒ๐—ต, ๐Ÿ’ฏ

๐—ฆ๐—ต๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ณ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—ธ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ผ, ๐—ก๐—ฎ๐—ด๐˜‚ ๐˜€๐—ผ๐—ผ ๐—ฏ๐—ถ๐—ถ๐—ฟ ๐—”๐—พ๐—ฟ๐—ถ๐˜€๐˜๐—ฒ ๐—ผ๐—ผ ๐—ธ๐—ฎ๐—บ๐—ถ๐—ฑ ๐—ป๐—ผ๐—พ๐—ผ ๐—ฏ๐˜‚๐—น๐˜€๐—ต๐—ผ ๐˜„๐—ฒ๐˜†๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—ป๐—ฎ๐—ด๐˜‚ ๐˜…๐—ถ๐—ฟ๐—ฎ๐—ป ๐Ÿ‘‡

@jaceylqore
@Enjoy_boy1
@noloshuwaaguul
@HOYGAJACAYLKA
@Aqoonta_kaa_maqan
@Xikmadoiyodhiirigalin

Admin - @Zaxiibka_nolosha

1ย week, 4ย days ago

Bishaaro Bishaaro dhmn asxaapta jecel bahda caafimaadka in ay wax ka bartaa wxn sii naynaa fursad ah in course ka Environmental Health ama caafimaadka deegaanka iyo sida loo ilaaliyo deegaanka diwaangalinta aan ka dhignay 0.5$ munaasibada eid adxada awgeed ardayda aan qaadanayno waa 50 qof yaanay kaa hor buux samin.

Halkan iska diwaangali๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡

@Health_scienceAcademy
@Health_scienceAcademy
@Health_scienceAcademy
@Health_scienceAcademy
@Health_scienceAcademy
@Health_scienceAcademy
๐Ÿ‘†๐Ÿ‘†๐Ÿ‘†๐Ÿ‘†๐Ÿ‘†๐Ÿ‘†๐Ÿ‘†๐Ÿ‘†๐Ÿ‘†๐Ÿ‘†๐Ÿ‘†

1ย week, 6ย days ago
2ย weeks, 1ย day ago

๐ŸŸข Filfisha waxyaabo badan ayaa loo adeegsadaa sida in cunanda lagu xifdiyo maadaama jeermiska cunanda ku dhasho ay dhisho waxaa kaloo lagu carfiyaa cunnada dhadhanne loogu yeelaa waxaa ku jiro waxyaabo nafaqo leh sida maadooyinka Manganese, Vitamin K Birta iyo Macdanta Bootaasiyamta Waxay kaloo yaraysaa hurka "Inflammation"-ka ku dhaco jirka.!

Faa'idooyinka Caafimaad ee Filfisha:

1- โ€ข Dheefshiidka: Filfishu waxay kordhisaa dheecaanka aashitada caloosha ee loo yaqaano "Hydrochloric Acid" kaasoo muhiim u ah shiidista cunnada, waxaa kaloo lagula tacaalaa shubanka iyo calool fadhiga, wuxuu yareeyaa hawada caloosha ku samaysanto iyo dibbirada, wuxuu kaloo siyaadiyaa kaadida iyo dhidika kuwaasoo muhiim u ah qashin saarka jirka, ogow haddii aad leedahay boogta caloosha ee gaaska, filfisha waxay kugu siyaadin kartaa xanuunka maadaama aashitada caloosha ay badiso, laakiin haddii aad leedahay dibbiro, daaco badan iyo cunnada oo dhakhso kaa bixi la ama ku dacwoshiirto, filfishu way ku anfacaysaa.

2- โ€ข Miisaanka: Filfisha waxay burburisaa unugyada dufanka sameeya, waana si dabiici ah oo miisaanka lagu yarayn karo.

3- โ€ข Maqaarka: Waxaa la aamisan yahay in Filfishu ay daawo u tahay cudurka Baraska sida ay sheegeen cilmibaarayaal u dhashay dalka ingiriiska, waxay sare u qaaddaa unugyada jirka u sameeyo midabka ee loo yaqaano "Melanin", waxay kaloo yaraysaa halista kansarka maqaarka ee laga qaado shucaaca loo yaqaano "Ultraviolet"

4- โ€ข Hawo-mareenka: Filfisha waxay aad ugu fiican tahay Hargabka, Ifilada, Riiraxyada, Sanboorka iyo Caabuqa sanqada, sababtuna waaa maado ku jirto filfisha oo xabka iyo duufka soo saarto "Expectorant" xabkaan iyo duufkaan oo keeno qufaca iyo hindhisada siyaadada ah. Dadka hergabka qabo badanaa waxay maraqa ku darsadaan filfisha, maraqu wuxuu sare u qaadaa difaaca jirka, filfishuna waa qufac joojiye iyo xab soo saare, waa laba shay oo fiican in la isku darsado sida dadka qaarba ay u isticmaalaan.

5- โ€ข Jeermis Dile: Filfisha wuxuu alle ku abuuray awood jeermis dile, arrintaan oo ay fahmeen hindidii hore iyagoo cunanda ku keydsan jiray meelaha filfisha lagu aruuriyo ama cunnada ku darsan jiray, waxay ka hortagtaa bakteeriyada ku dhalato cunnda, waxay kaloo hoos u dhigtaa dufanka dhiigga ee loo yaqaano "Kolestarole-ka" oo sabab u noqon karo xanuuno badan oo ku dhaca bini'aadanka sida wadne qabadka, faaliga iyo kuwa kalaba.

6- โ€ข Sun saarista: Filfisha waxay basbaaska iyo barbarooniga kala mid tahay awoodda sun saarista jirka, suntaas oo haddii jirka ay ku aruurto dhaawac u geysan karto beerka, wadnaha iyo ganaca. waxaa intaa sii dheer in filfisha ay yarayso laalaabka maqaarka oo tilmaan u ah da'da iyo duqnimada.

7- โ€ข Caawinta mindhicirrada: Filfisha waxay cunanda kale ku caawisaa in jirka uu safiican u nuugo, khaasatan khudradda, cunnada laga helo maadada jirkaaga ku yar ee dhakhtarka kugula taliyay waxaa fiican in aad filifl ku darsatid si faa'idada cunnadaas ay u kororto.

8- โ€ข Xasuusta: Filfisha waxaa ku jirto maado loo yaqaano "Piperine" oo sare u qaaddo xasuusta iyo awoodda maskaxda qofka, diraasad lagu sameeyay arintaan waxaa la ogaaday xanuunada xasuusta lumiyo in filifshu u roon tahay.

Faa'idooyin kale oo weli cilmibaaris lagu xaqiijin ayaa jira oo sheegaya in filfisha loo isticmaalo qaniinyada cayayaanka oo inta la tumo la saaro meesha cayayaanka uu qofka ka qaniino, waxay kaloo u roon tahay ilka xanuunka, suuska iyo dhago xanuunka, waxaa kaloo loo adeegsadaa cillada xabeebta.

#Alhamdulillaah

2ย weeks, 5ย days ago
2ย weeks, 6ย days ago
3ย weeks ago

Fursad cusub iyo maalin cusub

BUSHAARO BUSHAARO BUSHAARO

Dhammaan bulshowaynta soomaaliyeed ee ku dhaqan dunida daafaheeda, waxa kuliyada wayn ee HAM ONLINE SCHOOL ACADEMY idinku war galinaysa inay qaadanayso fasalo cusub bishan 6aad ee sanadka 2024
oo kala ah.

1) Quraanka iyo axaadiista.
2) Barashada carabiga.
3) barashada ogaal nafta.
4) barashada caafimaadka
Barashada basicga caafimaadka sida Anatomy physiology cytology ga iyo kuwo kaloo bdn.
5) xisaabta( dadka wawayn ).
6) Higaadda  oo bilow ah.

Courses gaaban

Dhamaan courseskan waxad qaadanaysa markaad dhamayso shahaado cadaynaysa inaad dhamaysay cilmigaas.

Ku baro cilmiga adoo
# Gurigaaga jooga
# Adoo shaqadaada jooga
# Adooo ciyaalkaga dhex jooga
# Adoon daal iyo tacab iyo bas fuulid umarin aqoonta.
# Adoo shaqynaya baro cilmiga .

Halkan hoose  iska diwaan gali:๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡
@Dulqaad_pdn
@Dulqaad_pdn
@Dulqaad_pdn
@Dulqaad_pdn

3ย weeks ago

BUSHAARO BUSHAARO.

MA JECESHAY INAAD LUUQADA CARABIGA BARATO SHAHAADANA KA QAADATO.
KAALAY KA FAA'IDAYSO FURSADAN AY BIXINAYSO HAM ONLINE SCHOOL.
ADOO GURIGAAGA JOOGA AMA ADOO SHAQADAADA JOOGA KAALAY BARO LUUQADA CARABIGA.
HADAAD DIYAAR TAHAY CIWAANKAN TAABO OO LAHADAL USTAADADA.๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡

@Dulqaad_pdn
@Dulqaad_pdn

1ย month ago
We recommend to visit

ุจุณู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู… ุงู„ู„ู‡ ุงู„ุฑุญู…ู† ุงู„ุฑุญูŠู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู…
Ku Dhawaad 3000 Buug-Somali
Free Ah
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
https://telegra.ph/HA-DEG-DEGIN-AKHRI-11-15
ยฉ Somalibooks Pro Inc
- All Rights Reserved-โคต๏ธ
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 3ย days, 23ย hours ago

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.

Last updated 2ย months, 1ย week ago

Kala soco Xikmad iyo Qormooyin Markasta Io Meelkasta.

Last updated 1ย week ago