Why Pay for Entertainment? Access Thousands of Free Downloads Now!

Garaad kobciye

Description
Welcome soo dhawaada asxaapta Channel Garaad koboc
Waxaad ka heli doontaa xikmado

๏ทบโค๏ธ๐Ÿฅฐ

Alle talo saaro๐Ÿฅฐ
Advertising
We recommend to visit

ุจุณู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู… ุงู„ู„ู‡ ุงู„ุฑุญู…ู† ุงู„ุฑุญูŠู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู…
Ku Dhawaad 3000 Buug-Somali
Free Ah
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
https://telegra.ph/HA-DEG-DEGIN-AKHRI-11-15
ยฉ Somalibooks Pro Inc
- All Rights Reserved-โคต๏ธ
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 5ย months, 1ย week ago

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.

Last updated 1ย month ago

Kala soco Xikmad iyo Qormooyin Markasta Io Meelkasta.

Last updated 1ย month, 3ย weeks ago

1ย month, 3ย weeks ago
1ย month, 3ย weeks ago

#Daraasad๐Ÿ”Ž๐Ÿช

Raggu maxay jecel yihiin ? se dumarkuna maxay jecel yihiin ?
Cilmibaadhis nafsi ah oo laga qaadey dad aad u tiro badan ayaa lagu xaqiijiyey iney Raggu
jecel yihiin in la ixtiraamo oo magac iyo maamuus ku yeeshaan dunida, halka dumarkuna
aad uga helaan in la jeclaado oo raggu ku mashquulaan quruxdooda. Qoraaga Emerson
Eggarichs ayaa buug uu qorey oo la yidhaahdo Love & Respect, ayaa hore loogu shaaciyey
in dumarku jeceylka ugu baahan yihiin sida ay hawada ugu baahan yihiin, halka ragguna
ubaahan yihiin ixtiraam badan, laakiin daraasada buugan oo 400 nin lagu weydiiyey jacaylka
iyo ixtiraamka mida ay doorbidaan, waxay 74% tilmaameen inuu jacaylka uga qiimo badan
yahay, in la ixtiraamo oo bulshadu si weyn u karaameeyaan, sidoo kale haween tiradaas oo
kale ah oo iyaguna xog ururin dookhooda nololeed ah lagu sameeyey ayaa sheegay iney
ixtiraamka ka doorbidaan iney helaan lamaane jecel. Waxa uu qoraaga buugu hoosta ka
xariiqey in dumarku jacaylka u baahan yihiin sida ay qaadashada hawada ugu baahan yihiin,
sidoo kalena daraasado lagu sameeyey gudaha wadanka mareykanka ayaa iftiimiyey, in
raggu aad u jecel yihiin magac weyn iyo lacag, halka dumarku inta badan ku hamiyaan iney
helaan nin aad u jecel oo keliya.

@Dream_girl645

#Hpn_wngsan

1ย month, 3ย weeks ago

Rแด€แดแด€แด…แด€ษด แด‹แด€ส€ษชษชแด CแดœสŸษชแดแด ๐Ÿ’œ

๐— ๐—ฎ ๐—ถ๐˜€๐—ธ๐—ฎ ๐—ท๐—ผ๐—ผ๐—ด๐˜๐—ฒ๐˜† ๐—”๐—ฎ๐—น๐—น๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐˜๐—ฒ๐—น๐—ฒ๐—ด๐—ฟ๐—ฎ๐—บ ๐—ผ๐—ผ ๐˜„๐—ฎ๐—พ๐˜๐—ถ ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ป ๐—บ๐—ฎ๐—ธ๐—ฎ๐—ฎ๐—ด๐—ฎ ๐—ฏ๐—ฎ๐˜…๐—ฎ๐˜† ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐—ถ๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—ธ๐—ฎ๐—ป๐—ป๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ผ ๐—ณ๐—ฎ๐—ฎ๐—ถ๐—ฑ๐—ผ ๐—จ'๐—น๐—ฒ๐—ต ๐—ป๐—ผ๐—น๐—ผ๐˜€๐—ต๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ, ๐˜„๐—ฎ๐˜…๐—ฎ๐—ป ๐—ต๐—ฎ๐—น๐—ธ๐—ฎ๐—ป ๐—ธ๐˜‚๐˜‚ ๐˜€๐—ผ๐—ผ ๐˜…๐˜‚๐—น๐—ฎ๐˜† ๐˜„๐—ฎ๐—น๐—ฎ๐—น, ๐—ธ๐—ฎ๐—ป๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐˜‚๐—ด๐˜‚ ๐—ณ๐—ฎ๐—ฎ๐—ถ๐—ฑ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ป ๐˜๐—ฒ๐—น๐—ฒ๐—ด๐—ฟ๐—ฎ๐—บ ๐—ผ๐—ผ ๐—ป๐—ผ๐—ผ๐—ฐ ๐—ธ๐—ฎ๐˜€๐˜๐—ฎ ๐—น๐—ฒ๐—ต, ๐Ÿ’ฏ

๐—ฆ๐—ต๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ณ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—ธ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ผ, ๐—ก๐—ฎ๐—ด๐˜‚ ๐˜€๐—ผ๐—ผ ๐—ฏ๐—ถ๐—ถ๐—ฟ ๐—”๐—พ๐—ฟ๐—ถ๐˜€๐˜๐—ฒ ๐—ผ๐—ผ ๐—ธ๐—ฎ๐—บ๐—ถ๐—ฑ ๐—ป๐—ผ๐—พ๐—ผ ๐—ฏ๐˜‚๐—น๐˜€๐—ต๐—ผ ๐˜„๐—ฒ๐˜†๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—ป๐—ฎ๐—ด๐˜‚ ๐˜…๐—ถ๐—ฟ๐—ฎ๐—ป โค๏ธโšก๏ธ๐Ÿ˜‡

Admin - @Zaxiibka_nolosha

3ย months, 3ย weeks ago

ู…ุง ุฃูุถู„ ุงู„ุฃุนู…ุงู„ ููŠ ุงู„ุฏู†ูŠุง ุŸ
โ€ุฃู† ุชูƒุซุฑ ู…ู† ุงู„ุฃุฐูƒุงุฑ ููŠ ุงู„ู„ูŠู„ ูˆุงู„ู†ู‡ุงุฑ ..

โ€ู‚ุงู„ ุงู„ู†ุจูŠ ๏ทบ :
(ุฎูŠุฑ ุงู„ุนู…ู„ ุฃู† ุชูุงุฑู‚ ุงู„ุฏู†ูŠุง ูˆู„ุณุงู†ูƒ ุฑุทุจ
ู…ู† ุฐูƒุฑ ๏ทฒ).

Waa maxay acmaasha ugu fadliga badan aduunka ?๐Ÿฅฐ

Waa inaad badisaa digriga rabi Maalin iyo habeenba๐ŸŒผ

Nabiga Sallaahu caleyhi Wasallam wuxu yiri:โค

Camal waxaa ugu khayr badan inaad aduunyada ka faaruqdo carabkaaga oo digriga alle ka qoyan yahay๐Ÿ‚๐ŸŒผ

3ย months, 3ย weeks ago

Daraasadani aniga oo saaka xiisad ku jira ayay si kadis ah iiga soo horbaxday

Maba xuma oo ha iga soo hor baxdee intii aan akhrinayay oo aan ku mashquulsanaa ayuu maclinku si kadis ah ii Kiciyay oo i waydiiyay su.aal ku saabsan isla casharkii hada la dhigayay

Waa aanan garan waayay iska daa in aan gartee waan isku dhex daatay ilayn taleefanka ku mashquulsanaaye
Waxanan dareemay inay ani igu socoto daraasadani

Sidoo kale waxa aan la yaabay sida ay xaaladuhu iskugu beeg beeg meen
Hadaba idinkuna ka faa.idaysta bal

Cilmibaadhis ay sameysay jaamacada Rutgers oo ay ku ogaaneyso saameynta uu ardeygu ku leeyahay in waqtiga casharada ee fasalka dhexdiisa uu ku mashquulo mobile-kiisa.

Hadaba ardeyda ayaa loo qaybiyey laba qaybood; qayb waqtigii casharka ku mashquuley mobilekooda iyo qayb casharka iyo sharaxiisa awooda saarey. Daraasadan ayaa lagu ogaadey in
qolada mobile-kooda ku mashquuley kala badh ay hoos u dhaceen dhibcaha imtixaankoodu.

Cilmibaadhistu waxa kale oo ay daaha ka feydey in ardeyda waqtiga casharka
iyo sharixiisu socdo ku mashquula mobile-kooda uu aad hoos ugu dhaco xifdigooda.

Rugters ayaa daraasadan ku sameysay 118 ardey oo dhigta cilmu nafsiga.kala badh ardeyda ayaa loo qaybiyey mobile iyo laabtoobyo, halka kala badhna aan waxba lasiin. Ardeydii ayaa lasiiyey
cashar isku mid ah, macalin isku mida iyo waqti isleeg.

Waxa cilmibaadhistani daaha ka feydey in ardeydii isticmaalaysay qalabka electroniga ah ay dhibcahoodu aad u hooseeyeen
islamarkaana fahankooda iyo xifdigooda mustaqbalka fog uu noqdey mid taban.

Ardeyga ayaa dareenkiisa oo dhan ku jeedinaya isticmaalka iyo wadwadka mobile-kiisa, halka uu diirada saari lahaa fahanka casharka iyo sharixiisa, taas oo aad hoos ugu dhigeysa fahanka iyo xifdiga mustaqbalka fog, arrinkan ayaa sidoo kale kala badh hoos u dhigaya dhibcaha uu ardeygu keenayo marka ay gaadho waqtiga imtixaanka.

#subah_wnngsan zhpayaal ๐ŸŒ…โ™ฅ๏ธ๐Ÿซถ๐Ÿ™ˆ

3ย months, 3ย weeks ago

๐ŸŒน๐Ÿ’šุงู„ุญูŠูŽุงุก ุฒููŠู†ุฉู ุงู„ู…ูŽุฑุฃุฉ ุงู„ุชููŠ ุชูŽุชุฒูŠู†ู ุจูŽู‡ุง ุŒ ูˆู…ูŽู† ููŽู‚ุฏุช ุญูŠุงุกูู‡ุง ููŽู‚ุฏุช ูƒูู„ูŽู‘ ุดูŽูŠุก .๐Ÿ๐Ÿ‚

Xishoodku waa gabadha quruxdeda taas ay isku qurxineyso gabadhii xishoodkeeda weydana waxey weysey waxwalba๐Ÿ˜Š๐Ÿง•๐Ÿฅ€๐Ÿ–ค

3ย months, 4ย weeks ago
โ˜› ๐—ฆ๐—ฃ๐—ข๐—ก๐—ฆ๐—ข๐—ฅ๐—˜๐—— ๐—•๐—ฌ โ˜Ÿ :

โ˜› ๐—ฆ๐—ฃ๐—ข๐—ก๐—ฆ๐—ข๐—ฅ๐—˜๐—— ๐—•๐—ฌ โ˜Ÿ :

@Aqoonta_kaa_maqan
@Meriameriam
@halgnka
@Xikmadoiyodhiirigalin
Sharaf iyo karaamo wll ku soo dhawow qacmo ku furan iyo qalbiyo kaa raali ah ๐Ÿ’œ*๐Ÿ˜‡***

4ย months ago

Ramadaanka soo socdo waxa uu ku adanYhaY (:๐Ÿ˜Š๐ŸŒ™โค๏ธ. Maalin isniin ah 11/3/2024 in sha allaH๐Ÿซถ rasuulka (s.c.w )wuxรน Yiri Qofkii Qof kle ogaYsiiYa ramadaanka waxaa jirkiisa laga xarimaY naarta dadka aad khaYrka la jeceshahaY lasii wadaaG saan adiga kula soo wadagaY

#melyandhaan

4ย months ago

Daraasad ๐Ÿช

โšก๏ธGoorta ay hoos u dhacdo firfircoonida badan ee qofka

Cilmibaadhis ay sameysay Jaamacada Jyvaskyla ayaa lagu sheegay in firfircoonida badan ee
qofka ay hoos u dhacdo marka uu gaadho daโ€Ÿda 7 jirka. Baadhayaasha ayaa tilmaamey iney
caruurtu noqonayaan kuwo caajis badan marka ay bilaabaan waxbarashada, iyada oo aan la
eegeyn haddii ay ahaayeen kuwa hore u firfircoonaa. Waxaana haboon in fiiro gaara loo
yeesho caruurta inta ay korayaan. Waxa kale oo ay daraasadu sheegtay in taageerada dugsiga
iyo ciyaaruhu ay noqon karaan hab lagu xoojin karo firfircoonida caruurta, sidoo kalena in
kaxaynta baaskiisha ay kordhiso fursadaha firfircoonida, iyada oo aan la eegeyn daโ€Ÿda qofka,
jinsiga iyo heerka waxbarashada ee uu qofku markaa marayo.

#Hpn_Wanaagsan zhpayaal

@Dream_girl645

4ย months, 1ย week ago

Aqoontu way hadashaa xikmadase way maqlaysaa_ ๐Ÿ’ฏ

#melyandhaan

We recommend to visit

ุจุณู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู… ุงู„ู„ู‡ ุงู„ุฑุญู…ู† ุงู„ุฑุญูŠู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู…
Ku Dhawaad 3000 Buug-Somali
Free Ah
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
https://telegra.ph/HA-DEG-DEGIN-AKHRI-11-15
ยฉ Somalibooks Pro Inc
- All Rights Reserved-โคต๏ธ
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 5ย months, 1ย week ago

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.

Last updated 1ย month ago

Kala soco Xikmad iyo Qormooyin Markasta Io Meelkasta.

Last updated 1ย month, 3ย weeks ago