I'M Kaaba:)🤍🤩

Description
Rabbiyow ma jirto waxaan uga baahi badanahay raali ahaanshahaaga iyo jacaylkaaga ee rabbiyow igu arsaaq labadooda 🤲🏻🥺❤️

Soo dhawoow walal. 🥰💙
Advertising
We recommend to visit

SABA GUDDAA WAAN TAANEEF MIIDIYAA GUDDAATU NUUF MALA!

@Abdii_Sabaa

💬NU QUNNAMUUF💬
@AbdiiSabaaDm

🎯BARNOOTAAF
@abdii_sabaa_university

🎯MARIIF
@Garee_Abdii_Sabaa

Last updated hace 5 días, 5 horas

asc بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad- 3000 Buug-Somali ayaa ku jira Akhriso oo ilaali xuquuqda Qoraayada leh.
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
Cabasho/Buug iyo Su,aal ... La Xidhiidh
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated hace 2 meses

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.

Last updated hace 2 semanas, 4 días

1 month ago

**Dib udhigashadu waxyaabihi adkaana waysii adkaysa kuwii fududaana adayg ayay ka dhigtaa .

Hawlaha kuu yaala ukala nidaami laba shay ahaan muhiim ma tahay mise muhiim maaha always muhiimka hakuu horeeyo .

Naftaada la hadal oo la fadhiiso oo is weydii sababaha aad wax udhiganayso iyo meelaha ka qaldan .

Ogow waxaad ubaahan tahay muhiimadeeda kadib hadeer bilaw.

Samee natiijadana ilaahay udaa . ❤️
ومن يتوكل على الله فهو حسبه
Waxna ha dib dhigin ee samee ilaahayna talo saaro ❤️

Yesterday you said tomorrow
Shalay waxaad tidhi berriban bilaabaya !
Berridiiba la jooga maanta.!**

2 months, 1 week ago
3 months, 1 week ago

Waxaan urajaynaya gabdhaha.🎀*🩷*

  1. Hami waliba , dadaal waliba oo maankaaga ahaaday , riyo kasta oo aad rajaynayso inay maalin dhabawdo in ebbe ku tuso rajaynta iyo riyadii aad doonaysay.
  2. Nolosha waxaad uqalantaa jacayl , naxariis iyo wax walba oo wanaagsan fadlan ka raadi meelaha munaasibka ah ee lagaa ixtiraamayo , lagu dareensiinayo inaad shay walba ka koraysid aduu .
  3. Noloshu way balaadhan tahay , dhis maankaaga Hubka keliya ee aad maanta hayso inaad ku dagaal dagta waa wacyigaaga oo dhisan , fadlan is qaabe oo noloshada qaabe , qof aragti fog noqo meelaha dhawdhaw weligaa yaysan wax sare kula ahaan .
    4 . Noqo indheer garad keligeed wax qabsan karaysa, wax raadsan karaysa , nolosheeda dabaran karaysa oo xaqeeda dhacsan karaysa.
  4. Noloshu way wajiyo badan tahay marka ay kuu toosi waydo maalin noloshu fadlan caawimo dalbo basharku makala maarmaan oo ilaahay wuxuu isugu abuuray in qofba qofka kale caawiyo , garab qabto ee ha qarsan culaysyada Nolosha .
  5. Yeelo saaxiibo hankoodu sareeyo , midkiinba ka kale xasuusiyo ahdaafta iyo ujeedoyinka nolosha inaad wada dhistaan ,is dhiirigelisaan , marxaladaha iyo caqabadaha Noloshana yaga oo gacanta ishaysta kawada gudbi kara.
  6. Xidhiidh samayso , oo xidhiidhka aad samaynaysa ha noqdo mid ka madhan isxagxagashooyinka ,iyo weliba naaqusnaanta almacnow xidhiidh caafimaad qaba la samee qofka aad jamato , qof aad iska caawinkaraysan wax walba , agtiisa aanad ka cabsoonayn inaad wax la share garayso , qof aan kuu arkayn inaad ka liidato ee isagu kuuba arkaya inaad tahay boqorad han sare leh oo meel kasoo bixi karaysa , xulo dookhaaga ka ugu wanaagsan , dooro ruux bilaa shuruud ku jecel , jacaylkaasba waare .
  7. Ha ilaawin noloshada inaad ka dhigto ahmiyadada koowad , cunto nafaqo leh cun , is qurxi , maqaarkaaga qurxiso waliba adoo ka fogaanaya waxyaabaha ka halaynaya quruxdaada ee waxyeelada ugaysanaya , timahaga qurxiso usamee week kasta routine faaido uleh , biyo badan cab , wax akhri , wax cusub baadh , salaada iyo cabsida ilaahay aad ugu dadaal , quraan akhri , tasbiixso oo dikri .**
4 months ago

**"??? ??? ????? ??? ???? ??? ????? ??? ?? ????????."
Markaad ku dhex nooshahay meel aydan isku fikir ahayn ama aan lagu horumari kareyn.
3daa qodob ha hilmaamin. Waxba haku dhex daaliin ee

1️⃣Danahaaga ku eekow ( shaqo, family, ubad, xaas, nasasho, Me time: waa wakhti aad nafta kaligaa la qaadato, sport, wax barasho iwm...)

2️⃣ Ku badnow meelaha qalbigaaga, maskaxdaada iyo jidhkaaga ilaalinaya. Wuxu noqon kara gurigaada oo ka dhigaatey jano yar, masajidka, gymka, bada, magtabada, hal saxib oo fican, masaakinta iyo agoomaha ood cawiso. Masajidka iyo madarasada ood ka war hayso, ceelasha iyo dhismaha wax qabadka leh oo aad wax ku darsato, waxkasta oo aad ilaahay ugu dhawaaneyso iwm...

3️⃣Sanad ilaa sanad ku dadaal inaad wax urursato aad summerki ugu yaran hal bil fasax uga baxdo wadana deeriska ee ugu quruxda badan kharashkana yar. Haddi dalkaagu baladhanyahayna soo kala baro.

⛔️Wey dhici karta dad aydan isku fikir iyo qab nololeed ahayn inaad isku meel ka shaqeysan, ku nolaatan. Haddi 3dexdaa aad ku dadaasho, wax saameyn ah kuguma yeelanayaan. Ileen maskaxduuba waa addun kalee. Maskaxdadaa kaga jir.

Waxa jira wax aad aduu wax ka qaban karto.
● Waxaad u guuri karta xafado taad ku jirto dhaanta.
● Shaqo taad dhibsaneyso dhaanta
● dad kuwaa aad ku dhex jirto dhaama.

Waxa yar yar wax waad ka qaban karii. Lakin haddi laa isla badanyahay. Saddexdaa aan so sheegey uun ku dadaal.**

4 months ago

**Sida uu qalbigeenu saamaynta muuqata ugu leeyahay waxa ay indhaheenu arkayaan ee xaqiiqoyin ah , si lamid ah ayay indhuhuna waxa ay eegaan ay saamayn ugu leedahay bedqabka qalbigeena .

Hadii uu qofku xakameeyo ishiisa waxa uu xakameeyay shahwada qalbigiisa .
Hadii uu qofku ishiisa daaqgeeyana waxa uu deeqgeeyay shahwada qalbigiisa , sababta oo ah qalbiga waxa ku xardhama(qorma) waxyaabaha ay ishu daawato.

Buuga jiraalkay2 bage 56.**

4 months, 1 week ago

Wlhie qof si dhiba umaad jeclaan hadii marka aad ilaahay hor fadhido aad ducada aad uducaynaysa aanad ku ilmayn.****

4 months, 1 week ago

Ardaynimada iyo fakhrigu waa isku lamaanyihiin. Weliba markasta oo aad waxbarashada kor ugu sii socoto wey sii balaadhataa. dhalinta yaryar ee waxbarashada ku jira inta aad awoodo waxtar haba yaraadee. Ka tikta amaba baska kugu soo kora aayar lacagtiisa hoos ka dir oo waan bixiyey dheh, ka aad hudheel isugu soo gashaan lacagta yar ee cuntada ka tuur, ka kabaha baalasheysanaya kunka yar ka bixi. Ka warran muxuu dareemayaa ilmahaa yari. Si la mid ah, ka aad waxbarashada ugu soo jeeda sii dhiiri geli, ka gaabiska ah dhabarka yara taabo. Intan aan kasoo hadlay waa caruurta qoyskaaga ka baxsan e, haddii aanad waxba tari karin kuwaaga uun wax tar. Dhalintan dawlad la’aanta indhaha ku kala qaadey, aynu dareensiino in ay ugu yaran dad leeyihiin. War hooy caruurta hallaga war hayo. Alla bahashu rafaad badanaa!

Abdiwakil isma'il.

8 months ago

Qofka marka uu khalad galo amaba wax iska yara daba maraan adiga oo khaladkaa arkaya hadana qofkii uyeedh oo si aayar oo deganaanshiyo ku dheehan tahay ugu sheeg waxani inuu khalad yahay ee aanay saas iyo sidan toona uuna sax ku ahayn ilaahay waaki nebi muuse ku lahaa ula hadal fircoon si degaanshiyo ku dheehan tahay laga yaaba inuu is bedelee ee wanaaga hadii mar walba la adeegsado waxba xumaan maayan . ❤️**

We recommend to visit

SABA GUDDAA WAAN TAANEEF MIIDIYAA GUDDAATU NUUF MALA!

@Abdii_Sabaa

💬NU QUNNAMUUF💬
@AbdiiSabaaDm

🎯BARNOOTAAF
@abdii_sabaa_university

🎯MARIIF
@Garee_Abdii_Sabaa

Last updated hace 5 días, 5 horas

asc بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad- 3000 Buug-Somali ayaa ku jira Akhriso oo ilaali xuquuqda Qoraayada leh.
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
Cabasho/Buug iyo Su,aal ... La Xidhiidh
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated hace 2 meses

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.

Last updated hace 2 semanas, 4 días