Infinite Entertainment, Zero Cost: Get Your Free Books, Music, and Videos Today!

🌴_TEaM➖🅰L Raxma🌴

Description
Ku soo dhawaaw hoyga kooxda al raxma waaxa ay kamid yihiin kooxaha ugu waawayn telegram
Advertising
We recommend to visit

🔞 Eng sara hayotiy hazillar bizning kanalda! 🔞

18 yoshga to'lmaganlarga mumkin emas☝️


G'oyalar, hamkorlik va reklama uchun admin: @XazillashmaBot

💰Reklama: @Reklama_1Q @Social_Energy_UZ @shokin_pricee
Jadval va narx: tg.segroup.me?uz

Last updated 3 days, 21 hours ago

Реклама учун: https://t.me/Championatasianewbot


Наш канал на русском:
https://t.me/olamsport_ru

https://t.me/joinchat/AAAAAD8Gn7Y_0UJvHuG_zg

Last updated 4 days, 10 hours ago

🔯Isportii Jalalaafi🔯
⚽ Oduu isportii yeroo isaa eggatee
💶 Jijjirraa taphatotaa
📒 Seenaa taphatotaa
🖥️ Tamsasaa kallattii
🔊 Oduu bashanasisaa
📳 Yaada qabdanif Fi Naman Cross gochuu bardananii👉 @Abdii1222

Last updated 1 month ago

3 months ago
1/2/2024

1/2/2024

118 maalmood oo dagaal xasuuq ah iyo gaajo baahsan oo Gaza ka socda indhaha caalamka uma arkaan sidii ay u arki jireen yugreen aaway cadaaladii beenta aheed ay sheegan jireen aaway xaquuqda bini aadamka ay sheegan jireen away xaquuqdii caruurta ay sheegan jireen awaay sharciyadii caalamiga ahaa iyo nabadii ay sheegan jireen waxaas oo dhan waa been aan waxba ka jirin wadamadii carabta hanjabaad ay u hanjabeen reer galbaad ayaa gacmahii galaabtay indhihiina ka xirtay halka dadka qaar ee muslimiinta ah ayba dhahayaan maxaa naga galay falastiin anaga ayee teena nahaysataa dadka sidaas dhahaayo su al ayaa waydiin lahaa oo ah wll mareekan iyo ingiriis,

maxaa kagalay yahuud daris lama aha xaduudna lama laha maxey ugu dhimanayaan?

Yaman ayaa ku dhawaaqday in ay difaaci doonto balse werar ayaa lagu soo qaaday ,
Ingiriis iyo makeran xuduud miyee laleeyihiin yaman ? Wll fahan dagaalka halka uu usocdo

Maxey adiga kula tahay? 🇵🇸

3 months ago
Dunidu ma waxay sugaysaa maydadka carruurta …

Dunidu ma waxay sugaysaa maydadka carruurta Gaza inay noqdaan qalfoof?
Gaajo ayaa layneeyso caruurta reer falastiin indhihii caalamka iyo umada muslimiinta ma arkaan miyaa 🇵🇸

https://t.me/Gazanewsm25

7 months, 1 week ago

Join

7 months, 1 week ago
7 months, 1 week ago

Qof aan ku jirin group ka kooxda links waan

7 months, 1 week ago
***🌴***\_TEAm***➖******🅰***L\_Raxma***🌴***

🌴_TEAm🅰L_Raxma🌴

war galin----Waa idin salamay dhamaantiin waxaa rajaynayaa inaa caafimaad qabtaan qofkii xanuunsan allah ha caafiyo qofkii caafimaad qabone allah ha usiyaadiyo inataas kadib waxaa si toos ah u bilaawday qaadashada kanaalo cusub waxaana isbadal lagu sameeyay tirada subscirbers oo markii hore eheed 200 hada waxaa laga dhigay 300 f.g mudo dhaw kadib waxaa laga yaabaa in laga dhigo 500 ka faa iideyso oo la xariir
👇👇👇
@suhaybm24
👇                             subscribers
👇saar mahadsanid👇
https://youtube.com/@alraxmachannel1696

7 months, 2 weeks ago

Al raxma waa (koox) ay ku kulmeen owner da iyo admins ka qayb ka mid ah channel lada ay leeyihiin dadka somaliyeed
Qayba hooda kala duwan kooxda al raxma ujeedka loo aas aasay ayaa ah in ay isku barato bulshada sidoo kalane isdhaafsadan wax yaabaha wax tarka uleh bulshada sida muxaadiraadka xigmadaha aqoon good maadi iyo diiniba sheekoyin mada daalo iyo koorasyo in laga faa idaysto mudan sido kle in dadku is dhaafsadan members or subscribers si dadka ay u helaan subscribers

si aad kooxda uga mid naqato maxaa lagaaga baahan yahay?

Sharciyada kooxda (Rules )

1_ inaad leedahay kanaal diyaar ah
2_ in kanaalkaagu ugu yaran haysta 300 subscribers ama members
3_ in marka laso dhigo link kiga kooxda mudo 12 sac waxba kadaba keeni karin
4_ inaad kooxda daacan utahay
5_ inadan ka maqnaaan karin mudo 2 bil ah kanaal kaaga adigoo waxba soo dhigin
6_ in kanaal kaaga uu yahay mid kamadax banaan wax yaabaha anshax darada ah ee diinteenana diiday
7_inaad kanaalkaada gudoomiyaha admin ka u dhiibto si linkiga oo u share gareeyo
intaas hadii aad ku qanacday diyaarna aad u tahay in kooxda aad ka mid naqato laxariir gudoomiyaha kooxda @suhaybm24

halkaan waa qaybta dagniinta ogow hadii aan qalad gasho 3 mar wax ka badan gudoomiyaha waxa oo awood u leeyahay inuu kooxda kaasaro asigoo cidna la tashan

groupka kooxda

lawadaag astaabta share to share
Warbixinada iyo fikir kaaga👇
https://t.me/Groupkooxda

8 months, 2 weeks ago

Asxaabta waxaa suuru gal ah in hawada laga saaro barta telegram si aan uwada socono youtube subscriber iisaar

8 months, 2 weeks ago

Asxaabta subscriber ii dhaha
👇                                                👇
https://youtube.com/@alraxmachannel1696

We recommend to visit

🔞 Eng sara hayotiy hazillar bizning kanalda! 🔞

18 yoshga to'lmaganlarga mumkin emas☝️


G'oyalar, hamkorlik va reklama uchun admin: @XazillashmaBot

💰Reklama: @Reklama_1Q @Social_Energy_UZ @shokin_pricee
Jadval va narx: tg.segroup.me?uz

Last updated 3 days, 21 hours ago

Реклама учун: https://t.me/Championatasianewbot


Наш канал на русском:
https://t.me/olamsport_ru

https://t.me/joinchat/AAAAAD8Gn7Y_0UJvHuG_zg

Last updated 4 days, 10 hours ago

🔯Isportii Jalalaafi🔯
⚽ Oduu isportii yeroo isaa eggatee
💶 Jijjirraa taphatotaa
📒 Seenaa taphatotaa
🖥️ Tamsasaa kallattii
🔊 Oduu bashanasisaa
📳 Yaada qabdanif Fi Naman Cross gochuu bardananii👉 @Abdii1222

Last updated 1 month ago