Quruxda Nolosha🌹☺️

Description
SOO DHAWOW WLL MAHADSANID🙏☺️

Quruxda Noloshu Waa Cibaadada📿❤️
Advertising
We recommend to visit

SABA GUDDAA WAAN TAANEEF MIIDIYAA GUDDAATU NUUF MALA!

@Abdii_Sabaa

💬NU QUNNAMUUF💬
@AbdiiSabaaDm

🎯BARNOOTAAF
@abdii_sabaa_university

🎯MARIIF
@Garee_Abdii_Sabaa

Last updated 6 days, 5 hours ago

asc بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad- 3000 Buug-Somali ayaa ku jira Akhriso oo ilaali xuquuqda Qoraayada leh.
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
Cabasho/Buug iyo Su,aal ... La Xidhiidh
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 2 months ago

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.

Last updated 2 weeks, 5 days ago

3 months ago
Ilahay ha ina waafajiyo dhamanten***🥺******🤲***

Ilahay ha ina waafajiyo dhamanten🥺🤲

5 months ago

Nebi maxamed oow [ Hadii ay ikaa weydiiyaan adoomadaydu ku dheh rabbigiin wuu dhawyahay.] ?❤️

يارب ما اكرمك ??

6 months, 4 weeks ago

Waxan daremaya inaan sugayo Wax aan Dhici donin?❤️‍?

9 months, 2 weeks ago

Waxaan idinku hanbalyeeynayaa , curashada bisha Naxariista, dambi dhaafka iyo cibaadada bilashadeeda.

Ehel, asxaab iyo dhammaan umada muslimkoodhan RAMADAAN MUBAARAK ♥️

NABADQAB IYO CAAFIMAAD KU SOOMA IDIM ALLE ?

10 months ago

Cawa wa habeenka ALLE uu adoomahiisa cafiska weydisto cafinayay kuwa naxarista weydiistana unaxarisanayay.
Ka faideso insha'Allah.

رَبَّنَا ظَلَمْنَا أَنفُسَنَا وَإِن لَّمْ تَغْفِرْ لَنَا وَتَرْحَمْنَا لَنَكُونَنَّ مِنَ الْخَاسِرِينَ" سورة الأعراف آية:٢٣

10 months, 1 week ago
‏"اللهم هيّئ قلوبنا لرمضان حبًا للعبادة، …

‏"اللهم هيّئ قلوبنا لرمضان حبًا للعبادة، وفرحًا بقدومه وتقديرًا لفضله."

10 months, 1 week ago

“SaLaaddenu waa Bar-tiLmaameedda Ay Xasiloonideena iyo Raaxadeena Nafeed ku Jirto, sidii Ay ugu JirtaY Subanaheennii iyo Saxaabadiisiiba.

Tamarsii Ruuxdaada??

10 months, 1 week ago

Subax wanaagsan😊🤍waxaan inoo rajaynayaa subax barako iyo khayr leh maalinkeenan cusubi waa kansho kale

Ha quusan ee Rabbigaa ku kalsoonow maxaa yeelay cibaadada ugu wayni waa sugidda iyo saadaalinta farajka iyo guusha

qofku mar marka qaar waxa uu gaadhaa heer uu quus ka istaago nolosha ka dib xaga alle ayaa waxa uga yimaada faraj yaa islahaa haajaradii dhex lugaynaysay labada buurood ee safa iyo marwa iyada oo baadi goobaysa biyo ay cabto ayaa uu ceel biyo ahi kasoo burqanayaa labada lugood ee inankeeda !! biyaha samsamka ahi uma ay burqan si ay iyada iyo wiilkeedu ucabaan balse alle Wayne waxa uu ugu talo galay in ay cabaan umada islaamka ahi ilaa iyo maalinka qiyaamaha ilbidhiqsiyo gudahood ayuu alle isdan isku daba mariyaa qofka noloshiisa ibnu qayim waakii lahaa "dhibaatada laguma waaro"

waxa ina soo wada maray xaalado adag oo inoola muuqday dhamaadkii nolosheenna balse maanta waa kuwo xasuuso hore inoo ah Alle wayne aynu mar kasta iyo goob kastaba ka rajayno khayr iyo wanaag👏

Jimce wanaagsan

10 months, 1 week ago

Habeenkaagu haku dhamaado Cibaado.
Salaada cishe tuko.??

We recommend to visit

SABA GUDDAA WAAN TAANEEF MIIDIYAA GUDDAATU NUUF MALA!

@Abdii_Sabaa

💬NU QUNNAMUUF💬
@AbdiiSabaaDm

🎯BARNOOTAAF
@abdii_sabaa_university

🎯MARIIF
@Garee_Abdii_Sabaa

Last updated 6 days, 5 hours ago

asc بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad- 3000 Buug-Somali ayaa ku jira Akhriso oo ilaali xuquuqda Qoraayada leh.
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
Cabasho/Buug iyo Su,aal ... La Xidhiidh
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 2 months ago

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.

Last updated 2 weeks, 5 days ago