AQOON GUUD

Description
Hadaad jeceshahay AQOON GUUD halkaan ku soo biir ...
We recommend to visit

SABA GUDDAA WAAN TAANEEF MIIDIYAA GUDDAATU NUUF MALA!

@Abdii_Sabaa

?NU QUNNAMUUF?
@AbdiiSabaaDm

?BARNOOTAAF
@abdii_sabaa_university

?MARIIF
@Garee_Abdii_Sabaa

Last updated 4 months, 2 weeks ago

asc بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad- 3000 Buug-Somali ayaa ku jira Akhriso oo ilaali xuquuqda Qoraayada leh.
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
Cabasho/Buug iyo Su,aal ... La Xidhiidh
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 6 months, 3 weeks ago

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.

Last updated 2 months, 2 weeks ago

hace 3 meses, 2 semanas

Malaaigta wey dhibsataa wxuu dhibsado ibnu aadamka, hdii insaanka yhy mid dhibsado qof faajirnimo sameenayaa uuna ku caasinayo alle asaga agtiisa( an ka xishoneynin) haba ahaado mid sameenayo camalkiisa oo kale (Xumaanta uu asaga sameeyo oo kale) hadaba maxad umaleyneynaa dhibka soo gaarayo malaaigta Kaatibiinta ah. 😢

hace 3 meses, 2 semanas
Jiidashada dareenkayga

Jiidashada dareenkayga
Qalbigayga kula jooga
Jawigaa u kala soocan

hace 5 meses, 3 semanas
Leader ( hogaamiye )

Leader ( hogaamiye )
Boss ( maamule )

Hadaad dooneysay inaad ogaato farqiga u dhaxeeya hogaamiye iyo maamule .

hace 5 meses, 4 semanas
Notion waa app faa'iido badan oo …

Notion waa app faa'iido badan oo wax soo saar iyo qorsheyn ah, kaas oo kuu oggolaanaya inaad maamusho hawlahaaga shaqsiyeed iyo kuwa kooxeed. Waa kuwan faa'iidooyinka ugu muhiimsan ee Notion:

  1. Qorsheyn iyo Abaabul Wax-ku-ool ah

Waxaad ku abuuri kartaa liis hawleed, jadwal, iyo qorshe shaqo oo si fudud loo hagaajin karo.

Waxay leedahay kalandarka iyo task management si aad ula socoto ballamahaaga iyo shaqooyinkaaga.

  1. Qoraalka iyo Dukumiintiyada

Waxaad ku qori kartaa qoraallo waaweyn, qoraallo kooban, iyo diiwaan gelin xog muhiim ah.

Waxay leedahay qalab kuu oggolaanaya inaad sameyso buug-yare (notebook) oo aad ku qorto fikradahaaga iyo qorshayaashaada.

  1. Wadashaqeyn Kooxeed

Waxay kuu oggolaaneysaa inaad ku shaqeyso koox ahaan adoo wadaagaya boggaga, qoraallada, iyo dukumiintiyada.

Realtime collaboration: Dadka kale ee kooxdaada waxay wax ka beddeli karaan xogta isla markiiba.

  1. Habka Wax-ka-barashada iyo Barnaamijyada Akadeemiga ah

Ardayda jadwalka bay kala socdaan. @aqoon_guud1

hace 6 meses
Telegram !

Telegram !

Telegram ka lacag ma laga sameyn karaa ?

Haddii chennel leedahay oo 1k gaaro ma ka sameyn kartaa lacag ?

Hadaba ma bilaabaa casharo lagu sharxaayo sida lacag loo sameeyo ?

@Aqoon_guud1

hace 6 meses, 1 semana
**ARDAY MA TAHAY ?**

ARDAY MA TAHAY ?

WAX WALBA KA BARO

luzia AI waxa uu qabanayaa howlo kala duwan .

  1. Waxa uu kuu noqonayaa macallin aad ka baran karto cilmi kasta .

  2. Leyliyada buu kaaga shaqeynaya waxa uu kaaga jawaabayaa su'aal walba .

  3. English hadaad baraneyso wuu ku caawinayaa waadna la sheekeysan kartaa .

  4. Wuxuu ku siinayaa qorshooyin iyo talooyin waxa uu na kuu soo koobayaa qorsho dajintiisa kaa qadan laheyd 1 asbuuc .

Wuxuu kaloo leeyahay faa'ido badan adna nala tijaabi .

@Aqoon_guud1

hace 6 meses, 1 semana
Waxa aad ka baran kartaa luuqada …

Waxa aad ka baran kartaa luuqada English-ka si fudud adiga kaga baraya hab free ah .

Hadaba waxa kale oo cajiib ah in 40 luuqadood aad ka baran karto .

@Aqoon_guud1

hace 6 meses, 1 semana
Dhamaan walaalaha kheyrka jecel app-kaan tarteel …

Dhamaan walaalaha kheyrka jecel app-kaan tarteel waxa aaad iska bari kartaa QUR'AANKA KARIIM-KA .

Waxa uu leeyahay habab kala duwan oo kuu fududeynaya fahanka iyo xifdinya Qur'aanka sida:

Dhageysi
Akhrin
Ka sixid
Ku celcelin

Oo aayad kasta ama suurad kasta intii aad doonto ba ku celceshan kartaa .

@aqoon_guud1 hadaad wax naga faa'iday nagu so biir

hace 6 meses, 1 semana
Do list waa app kaa saacidaya …

Do list waa app kaa saacidaya in aad howlahaaga maanta aad qabaneyso ku kala qoroto, shaqo walba xiliga ad qabaneyso fariin ayuuna ku soo dirayaa si uu kuu xasuusiyo .

Hadaba ma isticmaashaa mise waa uu kugu cusubyahay @aqoon_guud1

hace 6 meses, 1 semana

Halkaan waxa an ku wadaagi doonaa wax walba oo faa'ido u leh naftaada .

Nagu soo biir @aqoon_guud1

We recommend to visit

SABA GUDDAA WAAN TAANEEF MIIDIYAA GUDDAATU NUUF MALA!

@Abdii_Sabaa

?NU QUNNAMUUF?
@AbdiiSabaaDm

?BARNOOTAAF
@abdii_sabaa_university

?MARIIF
@Garee_Abdii_Sabaa

Last updated 4 months, 2 weeks ago

asc بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad- 3000 Buug-Somali ayaa ku jira Akhriso oo ilaali xuquuqda Qoraayada leh.
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
Cabasho/Buug iyo Su,aal ... La Xidhiidh
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 6 months, 3 weeks ago

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.

Last updated 2 months, 2 weeks ago