Sheikh Cabdirraxman Garaad

Description
"Waa Kanaal Ugaar ah Baahinta Duruusta iyo Muxadaraadka Sh Cabdiraxman Garaad"
Advertising
We recommend to visit

SABA GUDDAA WAAN TAANEEF MIIDIYAA GUDDAATU NUUF MALA!

@Abdii_Sabaa

💬NU QUNNAMUUF💬
@AbdiiSabaaDm

🎯BARNOOTAAF
@abdii_sabaa_university

🎯MARIIF
@Garee_Abdii_Sabaa

Last updated 2 weeks, 1 day ago

asc بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad- 3000 Buug-Somali ayaa ku jira Akhriso oo ilaali xuquuqda Qoraayada leh.
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
Cabasho/Buug iyo Su,aal ... La Xidhiidh
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 2 months, 3 weeks ago

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.

Last updated 1 month ago

3 months ago
*****👉***Waxan Ogeysiineynaa Dadweynaha Kudhaqan** [**#Ceelasha\_Biyaha**](?q=%23Ceelasha_Biyaha)**:in Labilaabayo …

*👉Waxan Ogeysiineynaa Dadweynaha Kudhaqan #Ceelasha_Biyaha*:in Labilaabayo Kitaabka(لامية العرب للشّنفرى الأزدي)

👉Mudarriska:#Sh_C_Raxman_Garaad.

👉Goobta:#Masjidka_Abuu_bakar(dhooqeeye)

👉Goorta:Sabtida ilaa isniinta.(#duhurka_Kadib).**

3 months ago

Wahaabiyo iyo Suufiyo Maxaa Udhaxeeyo

3 months, 1 week ago

*👉Markey Rabaan Somalidu iney baneystaan dhageysiga beenta iyo Xanta Waxey Yiraahdaan: "Wixii Lasheego Waxbaa Kajiro",Xaqiiqaduna Waxwalboo Lasheego Sida Loo Sheego Uma ahan ilaa aad Dul-istaagto☝️***

3 months, 1 week ago

*👉Waxaa Ceeb Kugu ah:inaad Aabbe iyo Hooyo Fahantid ood Alle iyo Rasuulkiisa Fahmi-Weydo Waxey Sheegayaan...!*

3 months, 1 week ago

*👉Tacasub Kama Badbaadayo Ruuxu: inta uu Kuxiranyahay Koox gaar ah Xeerineyn Katalaabidda Xeyndaabka Waxyiga,Waxaana Hubaal ah inuu Lasiiban Maalinkey Siibtaan.*☝️

3 months, 3 weeks ago

Gabanimo Ninkii Doonayow Gocasho Waa Ceeb☝️****

3 months, 3 weeks ago

«إنَّ المُؤمنَ لَا يسكنُ رَوعهُ حتّىٰ يتركَ جِسر جهنَّم ورَاءهُ.»

مُعاذ بن جبل رضي الله عنه

*?Xasili Meyso Laabta Mu'minka inta uu gadaal Kamarayo Buundadii jahannama Dusheeda Taallay*☝️

3 months, 3 weeks ago

*?Dulmi iyo Danbi Kaweyn Majiro: Dirir La-dhexdhigo Dad;Dub,Dal iyo Diin Wadaag ah.☝️***

3 months, 4 weeks ago

*?Geenyo Wacan Geesiyad Asturan Ninkii goobayow: Guurso Raxanweyn.?***

We recommend to visit

SABA GUDDAA WAAN TAANEEF MIIDIYAA GUDDAATU NUUF MALA!

@Abdii_Sabaa

💬NU QUNNAMUUF💬
@AbdiiSabaaDm

🎯BARNOOTAAF
@abdii_sabaa_university

🎯MARIIF
@Garee_Abdii_Sabaa

Last updated 2 weeks, 1 day ago

asc بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad- 3000 Buug-Somali ayaa ku jira Akhriso oo ilaali xuquuqda Qoraayada leh.
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
Cabasho/Buug iyo Su,aal ... La Xidhiidh
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 2 months, 3 weeks ago

Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.

Headquartered in Mogadishu.

Last updated 1 month ago