SAWIRO | ? | عالم الصوره

Description
﴿وَمَن أَحسَنُ قَولًا مِمَّن دَعا إِلَى اللَّهِ وَعَمِلَ صالِحًا وَقالَ إِنَّني مِنَ المُسلِمينَ﴾ ??

Halkaan waxa aad ka heleysaa SAWIRO Qurxoon ?

Waxaad kaloo ka heleysaa aqoon kororsi||QUIZ
We recommend to visit

Олам спорти ҳақида барчаси.

Биз билан алоқа: @cacontactbot
Реклама бўйича саволлар учун: @careklamabot
Наш канал на русском: https://t.me/olamsport_ru

Last updated 2 months ago

🔞 Eng sara hayotiy hazillar bizning kanalda! 🔞

18 yoshga to'lmaganlarga mumkin emas☝️


G'oyalar, hamkorlik va reklama uchun admin: @XazillashmaBot

💰Reklama: @Reklama_1Q @Social_Energy_UZ @shokin_pricee
Jadval va narx: tg.segroup.me?uz

Last updated 2 weeks, 2 days ago

Channel kana keessatti oddeefannowwaan🔉🔉
☑️Jijjirraa taphattoota man United
☑️Tapha kallaattidhan
✍yaada yoo qabataan @Waan_haara_bot nun gahuu dandesuu.
Channel suura man United keenya @suura_fi_video_man_united
Group kenya 👉 @oro_manche_fan 👈

Last updated 1 week, 4 days ago

2 months, 1 week ago
SAWIRO | ? | عالم الصوره
2 months, 1 week ago
SAWIRO | ? | عالم الصوره
2 months, 1 week ago
SAWIRO | ? | عالم الصوره
4 months, 1 week ago

Geeerida??

1?geerida waa in laxasuuusnaado.

2?geerida waa inloo diyaargaroobo.

3?towbada waa inladadajiyo.

4?qofka waa inuuna aduunyada qiimayn.

5?qofka geerida ilaaba waa laciqaabaa.

6?xuska sheeg,sheega geerida waa muhiim waana mid inawada sugaysageeridu.

7?qofku majeclaankaraa geerida..?
Nabigu s,c ,w waakii lahaa qofku dhibaato kudhacda darteed Uma jeclaysankaro dhimasho.

8?geeri waxaa la tabaninkaraa diintaada marka aad kabaqato inay
kaa  fitnawdo

9?qofku qubuuraha taga oo ziyaarta  booqda  geerida ayay xasuusin.

10?waa xaalad xanuunbadan geerida waa inaad go'aan qaadato inaadan ilaabin geerida.

11?majaalista cilmiga Tag oo wax kabaro culimada kasheekaysa geerida aduunkana ka zaahid.????????

12?قال الله تعالي
وَجَاءَتْ سَكْرَةُ الْمَوْتِ بِالْحَقِّ ۖ ذَٰلِكَ مَا كُنتَ مِنْهُ تَحِيدُ?

Waxaa u yimid sakaraadkii geerida si dhab ah wanataas geeridaad ka cararaysay?

13?
كَلَّا إِذَا بَلَغَتِ التَّرَاقِيَ?

Saas ma aha ee markay naftu gaadho Dhuunta Waqtiga Geerida?

وَقِيلَ مَنْ ۜ رَاقٍ?

Oo la Dhoho yaa ku tufi?

وَظَنَّ أَنَّهُ الْفِرَاقُ?

Oo uu Yaqiinsado inuu Dhiman?

وَالْتَفَّتِ السَّاقُ بِالسَّاقِ?

Oo labada Dhudhun isku marmaan sakaraad Dartiis?

إِلَىٰ رَبِّكَ يَوْمَئِذٍ الْمَسَاقُ?

Eebahaa Xaggiisaa la aadi?

❇️Walaalayaal xaaladaas allaah inoo fududeeyo.
Ducada halabadiyo?

❇️Qofkasta oo dhimanaya ayay xaaladan kudhacaysaa??

وَمَا الْحَيَاةُ الدُّنْيَا إِلَّا مَتَاعُ الْغُرُورِ

nolosha Adduunyana waa raaxo lugu kadsoomi
(Waa laydh mar'uun damaya)??

Hala dadaalo xaaladu sey kudambayn manaqaano??

❇️xadiithkii nabiga s,c,w sadex waykuraaci janaazadaad
Maalkaaga
Camalkaaga
Iyo ahalkaaga

Waxaa kaasoo noqon maalkaga iyo ahalkaaga waxaa kuu hadhi camalgaaga ookaliya??

We recommend to visit

Олам спорти ҳақида барчаси.

Биз билан алоқа: @cacontactbot
Реклама бўйича саволлар учун: @careklamabot
Наш канал на русском: https://t.me/olamsport_ru

Last updated 2 months ago

🔞 Eng sara hayotiy hazillar bizning kanalda! 🔞

18 yoshga to'lmaganlarga mumkin emas☝️


G'oyalar, hamkorlik va reklama uchun admin: @XazillashmaBot

💰Reklama: @Reklama_1Q @Social_Energy_UZ @shokin_pricee
Jadval va narx: tg.segroup.me?uz

Last updated 2 weeks, 2 days ago

Channel kana keessatti oddeefannowwaan🔉🔉
☑️Jijjirraa taphattoota man United
☑️Tapha kallaattidhan
✍yaada yoo qabataan @Waan_haara_bot nun gahuu dandesuu.
Channel suura man United keenya @suura_fi_video_man_united
Group kenya 👉 @oro_manche_fan 👈

Last updated 1 week, 4 days ago