Maan-maal

Description
Kanaalka Maan-maal waa kanaal
Aad ka heli karto Qoraalo maalinle ah xikmadaha,dhiiragalinta Iyo Qiisooyinka .
??????

Fadlan kusoo biir : mahadsanid

Waqtigaaga ka faa'ideyso. ⏰
╭┈─────────
╰┈➤ #Maan_maal1
Advertising
We recommend to visit

SABA GUDDAA WAAN TAANEEF MIIDIYAA GUDDAATU NUUF MALA!

@Abdii_Sabaa

?NU QUNNAMUUF?
@AbdiiSabaaDm

?BARNOOTAAF
@Abdiisabaa

?MARIIF
@Garee_Abdii_Sabaa

Last updated 1 month, 4 weeks ago

https://t.me/joinchat/AAAAAFgrZgMjBcvdBf7YWg

Last updated 1 month, 4 weeks ago

asc بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad- 3000 Buug-Somali ayaa ku jira Akhriso oo ilaali xuquuqda Qoraayada leh.
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
Cabasho/Buug iyo Su,aal ... La Xidhiidh
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 1 month ago

5 months ago
“


Hadii aad noloshaada aad adiga hormarkeeda si xoog leh adan oogu fikirin ogow in waqtiga iyo wayaha aay kuu noqon donaan kuwa adiga aad dawa cararto balse aad gaari weydo cidna ha u sugin horey u wado hormarka noloshaada ? ❤️*#Subax_wanaagsan?***

Waqtigaaga ka faa'ideyso.
╭┈───────────
╰┈➤ #Maan_maal1 ?

❤️ ???? ? ???? ? ????????

5 months ago
“


Hantida dhabta ah ee laguu sheegayo waa caafimaadka iyo asturnaanta iyo guri aamin ah iyo qalbi degen oo xasiloon oo rabigii ku xeran .

Waqtigaaga ka faa'ideyso.
╭┈───────────
╰┈➤ #Maan_maal1 ?

❤️ ???? ? ???? ? ????????

5 months, 1 week ago
5 months, 1 week ago

XASUUSIN: Maalinta berri oo maalin Sabti ah waa Maalinta ugu Fadliga badan maalmaha Alle waana maalinta Carafo. Qofkii sooma maalinkaa waxa uu Allaah u danbi dhaafayaa laba sano Duniibtii ka dhacday sida ku cad Xadiithkii Nabiga ﷺ ee markii la weydiiyey Soonka maalinka Carafo wuxuu ku jawaabey: "Waxaan Allaah kaga rajaynayaa inuu iigu dhaafo (dembiga) Sanadkii hore iyo Sanadka dambe."
Marka aan ka faa'ideysano maalinkaa aadka u weyn una fadliga badan, ugana faa'ideyso soon, Qur'aan akhris, takbiirta, Ducada, tasbiixda, Towxiidka, iyo Istiqfaarta.

Waqtigaaga ka faa'ideyso.
╭┈───────────
╰┈➤ #Maan_maal1 ?

❤️ ???? ? ???? ? ????????

5 months, 1 week ago

Nabi Muxammed ﷺ : "Soomitaanka maalinta carafo waxaan rajaynayaa in lagu dhaafo danbiga sanadkii tagay iyo sanadka soo socda" waa maalinta 9aad waxaana soomitaanka maalintan loo sunneeyaa qof kasta oon acmaasha xajka ku guda jirin.

Maalintaas waxay ku beegantahay ,maalinka sabtiga ah insha allah , kafaa'ideyso wll.

Waqtigaaga ka faa'ideyso.
╭┈───────────
╰┈➤ #Maan_maal1 ?

❤️ ???? ? ???? ? ????????

5 months, 1 week ago
7 months, 2 weeks ago
7 months, 2 weeks ago

اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلِّمْ وَبَارِكْ على نَبِيِّنَا مُحمَّد.

?

7 months, 2 weeks ago
7 months, 3 weeks ago
We recommend to visit

SABA GUDDAA WAAN TAANEEF MIIDIYAA GUDDAATU NUUF MALA!

@Abdii_Sabaa

?NU QUNNAMUUF?
@AbdiiSabaaDm

?BARNOOTAAF
@Abdiisabaa

?MARIIF
@Garee_Abdii_Sabaa

Last updated 1 month, 4 weeks ago

https://t.me/joinchat/AAAAAFgrZgMjBcvdBf7YWg

Last updated 1 month, 4 weeks ago

asc بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad- 3000 Buug-Somali ayaa ku jira Akhriso oo ilaali xuquuqda Qoraayada leh.
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
Cabasho/Buug iyo Su,aal ... La Xidhiidh
@Cabasho_Bot
@Tusmobook

Last updated 1 month ago