ORAAHSANโœจ๐Ÿค

Description
ุจูู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ูุณู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู…ู ุขู„ูŽู„ูŽู€ู€ู€ู‡ ุขู„ูŽุฑูŽู‘ุญูู€ู€ู€ู€ู€ูŠู€ู€ู€ู…ู

ุฃู„ุง ุจูุฐููƒู’ุฑู ุงู„ู„ูŽู‘ู‡ู ุชูŽุทู’ู…ูŽุฆูู†ูู‘ ุงู„ู‚ูู„ููˆุจูโค๏ธโ€๐Ÿฉน

"Hadii aad nagu cusub tahay fadlan nagu soo biir Join dheh si aad uga mid noqoto ORAAHSAN
Advertising
2ย months ago
Qalinkaa wax suureeya Kugu sima halkaad โ€ฆ

Qalinkaa wax suureeya Kugu sima halkaad doonto Saaxiib kal furan weeyi Sunto faro ku hayntiisa Weligaa ha sii daynin

Maxammed Ibrahim Warsame
( HADRAAWI )

2ย months, 3ย weeks ago
ุฑู…ุถุงู† ู…ุจุงุฑูƒ ***๐ŸŒ™******โค๏ธ***

ุฑู…ุถุงู† ู…ุจุงุฑูƒ ๐ŸŒ™โค๏ธ

2ย months, 3ย weeks ago
โ€œWakhtiguโ€

โ€œWakhtiguโ€
maskax ma laha uu isku hagaajiyo, gofka maskada le inuu wakhtiga ku hagaajiyo waa adiga.

2ย months, 3ย weeks ago

khaladaadku waxay caddayn u yihiin inaad isku dayayso.โœŒ๐Ÿป

2ย months, 4ย weeks ago

DAGAALKA QOFKA
ee naftiisa ayaa ah guusha ugu weyn ee
aadanuhu uu gaarayo

3ย months ago
ORAAHSANโœจ๐Ÿค
3ย months ago
Sheeko Faneeed.***๐ŸŒš***

Sheeko Faneeed.๐ŸŒš

3ย months ago
ORAAHSANโœจ๐Ÿค
3ย months, 1ย week ago
Aduun naxariistii ka dhamaatay***๐Ÿ˜”******๐Ÿ˜ข***

Aduun naxariistii ka dhamaatay๐Ÿ˜”๐Ÿ˜ข

3ย months, 1ย week ago
"Weligaa ha ka niyad jabin riyo โ€ฆ

"Weligaa ha ka niyad jabin riyo sababtoo ah wakhti ayeey qaadan doonto si aad u fuliso.