SABA GUDDAA WAAN TAANEEF MIIDIYAA GUDDAATU NUUF MALA!
@Abdii_Sabaa
?NU QUNNAMUUF?
@AbdiiSabaaDm
?BARNOOTAAF
@abdii_sabaa_university
?MARIIF
@Garee_Abdii_Sabaa
Last updated 1 month, 1 week ago
asc بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad- 3000 Buug-Somali ayaa ku jira Akhriso oo ilaali xuquuqda Qoraayada leh.
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
Cabasho/Buug iyo Su,aal ... La Xidhiidh
@Cabasho_Bot
@Tusmobook
Last updated 3 months, 2 weeks ago
Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.
Headquartered in Mogadishu.
Last updated 2 months ago
"Hadafkeenu Waa Kobcinta Garaadka Bulshadeena Waxan Halkan Ku Kulminay Kanaalada Ugu Sareeya Uguna wanaagsan Iyo Qaar Kamid Ah Dhalinta Udiyaarsan Sidii Ay Bulshadooda U Dhiirigalin Lahaayen.
Sponsored ⬇️
@QALINKA24
@HOYGAJACAYLKA
"Hadafkeenu Waa Kobcinta Garaadka Bulshadeena Waxan Halkan Ku Kulminay Kanaalada Ugu Sareeya Uguna wanaagsan Iyo Qaar Kamid Ah Dhalinta Udiyaarsan Sidii Ay Bulshadooda U Dhiirigalin Lahaayen.
Sponsored ⬇️
@QALINKA24
@HOYGAJACAYLKA
Maxaad ka ogtahay 2da shakhsiyad(personality) ee ay dadku uqeybsamaan - - inta badan.
Introvert (qofka xirxiran) iyo extrovert (bulshaawi)
Bal waxun ka baro dabeecadaha, dhaqanada iyo waxa ay kula duwan yihiin labadaas shaqsiyadood(personalities) iyo nooca aad katahay!
Marka hore labadaas shiqsiyad waa labada shaqsiyad ee ugu badan ee ey dadku leeyihiin waana shaqsiyado liddi isku ah aad a ukala duwan. Midkastaaba cillado iyo wanaagyo ugooni ah ayuu leeyahy. Waana ka hadli doonnaa.
Introvert: qofka xirxiran, waa qof aanan kahelin dhaxgalka bulshada kuna dareema cariri iyo tamar la’aan, aanan lahayn saaxibo badan. Aad u fakar badan. Ufiirsasho badan,dagan, inta ugu Badan naftiisa wakhti laqaata. Sikooban. Introvertiga inta badan kuguma dhibayo goobaha bulshadu isugu timaado. Xafladaha, shirarka, iyo dhamaan meelaha lagu kulansayahay. Umana badna inuu hadal kugu dhaawaco sababto ah aad ayu uga fiirsadaa ficiladiisa iyo hadaladiisa.
Extrovert: qofka bulshaawiga ah, waa cagsiga qofka xirxiran, wuxuu raaxo kudareemaa kudhaxmilanka dadka iyo saaxiibada faraha badan. Waa qof kahadli kara oo u muujinkara dareenadiisa sidey tahy. Badana kama fiirsado ficiladiisa iyo hadaladiisa, waxaa laga yaaba inuu dadbadan dhaawaco asagon kawarhayn. Wuxuuna jecelyahy xafldaaha iyo meelaha ey bulshadu isugu timado wuxuuna cariiri kudareema kalanimada iyo inuu inbadan naftiisa lasheekeysto.
Hadaba keebaa fcn labadaas dabeecadod.
Had iyo jeer marka laga hadlo labo arin ama labo shey la isbarbardhigo waxa niyadada kusodhacaya “keeba fcn labadaas?”
Lkn marka la joogo kahadalka labadaan shaqsiyadood su’aashaas waxay ka dhigantahy. Adigoo dhahy “labada indhood midig iyo bidix teebaa fcn?”
Jawaabteeduna waxay noqon. Ma ahan kala wacnaanshiyo arintuye waa kala duwanaanshiyo, oo labada shaqsiyadood midkasta wuxuu leeyahay iimo iyo galdalooloyin iyo dhinaca kale wanagyo iyo wax uu ku fcnyahy.
Waxaan inta kale udeynaya adiga inaad baarintaan sameyso si’aad wax badan uga ogaato labadan shaqsiyad.
FG; waxaa jirta shaqsiyad udhaxeysa labadaas oo iskudarsatey waxaana lagu magacaaba Ambiverts
Follow this link to join my WhatsApp group: https://chat.whatsapp.com/BfLcGcbeGagIhbjbhpTSUT
"Hadafkeenu Waa Kobcinta Garaadka Bulshadeena Waxan Halkan Ku Kulminay Kanaalada Ugu Sareeya Uguna wanaagsan Iyo Qaar Kamid Ah Dhalinta Udiyaarsan Sidii Ay Bulshadooda U Dhiirigalin Lahaayen.
Sponsored ⬇️
@QALINKA24
@HOYGAJACAYLKA
?Dooro midkaa rabto?dhamaantood waa kanaalo add u fiican loona sooxulay qomanaantooda waxaa rajaynaya inaa dooqaga kaheli doonto i.a?
[?Al-Raxma waa kor uqadaha kanalkaga?]
------------- ----------- ------------- ----------- ----------- ------
?( Diini )?
---------------------
? @machadudarukheyrchanel
? @AMirSHaCraWi
? @WadadaToosan
? @muntkhab
-----------------------
? @quraan103
?@Wanaagmedi
? @FIIRAAN
----------------------------------------------
?Sheeko--jacayl?
-----------------------------------
? @dareenfahan123
? @qalbi_dhaye1
? @tixjaceyl
? @Manhadal
? @Dareenjacel143
? @hagahanolosha7
? @AMirBUlShaWi
----------- ------------ ------- ------- --
?Xulasho-wcn?
----------------------------------
? @OGAANSHO12
? @Dareenka_Guusha
? @DhuuxJaceyl
? @noloshuwaahalgaan
? @UpdulGhazi
? @Sirtanolasham24
? @ruuxdawanaagsan1
? @RibaaxaAcademy
? @hansidechannel
? @Balaashaan
?@quraanonline1
? @Naxriis_Badne
? @ONLINE_MARKET_24
?xulasho?
--------------
? @dhigal
? @zainasharafchannel
? @hoygaxikmada7
? @Kasdareen12
? @Cawayskanolosha
---- -------- ------ ----------
✏Qural--xigmado?
------------ ------- ----------- ----
? @Q0RM0
? @wararkacusubeegaza
? @XIKMADAHA_NOLOSHAA
? @MURTISIDE
---------------------
☔ @islamicdigital
☔ @murtimaal1
☔ @Cajaa_ibta_dunida
☔ @xikmaawimedia
☔ @abditahad
☔ @XARGO_JECEL
-------- ----- ------ ------ ------- ---------
?xulasho?
-------------------------------------------
? @xikmadjacayl
? @dhiirigelin27
? @BaroEnglish1
? @oldwrite
? @Bulshokaabmedia1
------ ----- ---- -------
? @dhiirigalin100
? @QALBIQOOYE1
? @Besty_photos
? @fududeeye209
? @LAMPTECH
? @MURTI_MADALO1
---------------------------------
?Xulasho?
---------------------------------
? @KHATARCAAFIMAAD
? @xikmadjacayl
? @hamdimohamed44
? @sahmiyedigital
? @xikmad_channel
? @Dacwah_Channel
---------------------------------
?Xasan-Albasri Ayaa La Weydiiyey Waa Maxay Sirta Ka Dambeysa Inaad Adduunyada Ka Zaahido ?Wuxuuna Yidhi Waa Afar Shay:
(1)Waxaan Ogaaday Riziqeyga Inaanu Qof Kale Qaadaneynin''Kadibna Qalbigaa Ii Dagay.
(2)Waxaan Ogaaday Camalkeyga Inaanu Ruux Kale Qabaneynin,,Kadibna Kaligey Baan Ku Mashquulay.
(3)Waxaan Ogaaday In Allaah i Arkayo Waxaana Ka Xishooday,Inuu Macaasi Igu Arko.
(4)Waxaan Ogaaday In Geeridu Isugeyso,Waxaana Sahay U Diyaarsaday Rabbigey La Kulankiisa?
?
? https://t.me/AlRaxmachannel
------------------------------------------------
---------------------------
?Dhiira---Galin?
------------------ --------- -----------
? @TALOOYINKANOLOSHA24
? @kabtanhaaraxikmawi
? @B#108841
? @ustadAntonio✍️?
? @jiiladvert
--------------------------------
? @HAGAHAJIILKA12
? @wayahaadunka
? @fardawsafiican1
? @SK#D0
? @noqomufakir
? @Taloyinkaguusha
--------- --------- ------ ------ ----- ---
------------
❤hoyga--jacelka❤
-------------------------------------------------
? @jowharadi1ifeysay
? @qalin19
? @mirojaceyl
? @Jaceylkiilumay
? @tareenkanolasha
? @Daaruladham122
?@aadan123
-------------- -------- --------- ------- -----------
?Maleedahay kanaal madoonaysaa subscribers badan iyo asxaab kanaal kaaga ku xiran hadaba Kanaal ku darista iyo waxii faah faahin ah hadii aad rabto inaa kooxda kamid naqato Laxariir?
? @Suhayb52
--------- ------- ----- ----- ----------
?@bahjasooyaalka
?@Riyooyinkeena56
?@xikmado222
?@dhiiriye
? @Dadweynha
?@XasUus_QoR_JecEYl
?Dhamaad-----end?
-----------------------------------
?@XikmadoIslamic
? @Gazanewsm25
?@Sooyalmedia
?@xakamenaftaada
?@erayojacayl
?@OGAANSHAHANOLASHA67
?@murtimaal77
?@dhiirigalin7
?@fahanbooks
?@kabtanhaaraxikmaawi
Youtube subscribers
https://youtube.com/@alraxmachannel1696
Kafaaudeyso cidii ubaahan
kala xiriir @mukhtarmarkale
Ama
https://wa.me/+252634927457
SABA GUDDAA WAAN TAANEEF MIIDIYAA GUDDAATU NUUF MALA!
@Abdii_Sabaa
?NU QUNNAMUUF?
@AbdiiSabaaDm
?BARNOOTAAF
@abdii_sabaa_university
?MARIIF
@Garee_Abdii_Sabaa
Last updated 1 month, 1 week ago
asc بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad- 3000 Buug-Somali ayaa ku jira Akhriso oo ilaali xuquuqda Qoraayada leh.
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
Cabasho/Buug iyo Su,aal ... La Xidhiidh
@Cabasho_Bot
@Tusmobook
Last updated 3 months, 2 weeks ago
Somali National Television is the principal public service broadcaster in Somalia.
Headquartered in Mogadishu.
Last updated 2 months ago