SABA GUDDAA WAAN TAANEEF MIIDIYAA GUDDAATU NUUF MALA!
@Abdii_Sabaa
?NU QUNNAMUUF?
@AbdiiSabaaDm
?BARNOOTAAF
@Abdiisabaa
?MARIIF
@Garee_Abdii_Sabaa
Last updated 1 month, 2 weeks ago
https://t.me/joinchat/AAAAAFgrZgMjBcvdBf7YWg
Last updated 1 month, 1 week ago
asc بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad- 3000 Buug-Somali ayaa ku jira Akhriso oo ilaali xuquuqda Qoraayada leh.
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
Cabasho/Buug iyo Su,aal ... La Xidhiidh
@Cabasho_Bot
@Tusmobook
Last updated 2 weeks, 2 days ago
Nolosha waa dhigaal taxane ah oo aadan ogaan Karin halka aad ciirsaneyso iyo cidda aad u baahan doonto
Marna ha Xumeyn qofna hana ku Fakarin lugooyo ,
Ogsoonow qof aad Hoggaamiye u eheed ayaa hoggaamiye kuu noqon Kara ,sidoo kale qof loo arki karay in uu liito ayaa waqtiga Saacidi karaa
Nolasha waa maalinta labadeeda galin
Ku xisaabtan Timaadada 😊
من قال: بسم الله الذي لا يضر مع اسمه شيء في الأرض ولا في السماء وهو السميع العليم.
ثلاث مرات لم يضره شيء.
``Subax walba waxad ku soo toostaa bilow aan ka duwanayn kii hore subax walba waayo sheekadu xitaa hadii lagu soo cel celiyo waxay ku siinaysaa bog cusub oo afar iyo labaadan saacadood jira si aad u buuxiso waxa aad rabto````
JUMCO KAR33M 📿 🕋 Subax wanaagsan🥰*
Oraahyo muhiim ah
1.Maanta ka faaideyso
Si adag u shaqeey
Kheer ku fikir
Sii wad waxbarashada
Halka uu jeceelku ka jiro ayey nololi ka jirtaa.
Xidiguhu ma iftiimaan mugdi la'aan guushuna kuma timaado guul darro la'aan
ilbiriqsi kasta waa bilow cusub
Noolow dadkana u ogolow inay noolaadaan, ha noqon sida kuwa qiyaamaha loo soo joojin doono malaayiin qof oo ay nolosha dhaafiyeen.
Waxyaabaha ugu wanaagsan waxaa laga dareemaa qalbiga maaha indhaha, fadlan waxba dadka haka gadin jirkaaga ee kaliya sameey ficil wanaagsan markaas ayaad qalbigooda soo jiidan kartaa.
Aamin in waxa dadku ay dhahaan macquul maaha ay macquul yihiin.
Farxad waxaa ugu wanaagsan midda ku timaada ficilladaada, ogow wax lagu siiyey iyo wax aad shaqeysatay inay kala farxad badan yihiin.
Maalintaada quruxso beri ma ogid waxaad mudan doontide
Quruxda ka raadi imaankaaga haddii aad iimaan leedahay waad qurux badan tahay, balse haddii dareento inaad fool xun tahay waxaa xun iimaan kaaga.
Wax badan doola caddey, maxaayeelay waa saddaqo aan qarash kaa rabin.
Maalin kasta waa haddiyad, ilaasho haddiyadaada.
Faafi naxariista, marka aan isku naxariisano ayuu alle noo naxariisanaa.
Jeclaaw dadka, way ku jeclaan doonaane
Noqo iftiinka dadka, lkn Ha noqon mid dumiyey iftiinkooda.
Fursad kasta ka faaideyso, maxaayeelay fursaddu soo laaban meyso.
macquul maaha wax la yiraa ma yaqaaniin kuwa wax ku isku dayaan.
Ma jiraa qodob ku soo jiitay
ilaahyy wuxu yiri ❤️?️
وعز تى و جلا لى ور تفا عى فو ق عر شى
لا تبكى عين عبد فى الدنيا من مخا فتي ☘️☝??
Ilahay baa leh sharafteyda weynideyda ?❤️
Carshigeyga sare Ayan ku dhartayy ?☝?
Adoon? adoomadeyda ka mid ah cabsideyda lama ooyo ?☝??
Hdii se la hello malinta qiyame ee la wada qaban yaha ?
Ayaan qosolkisa badiyaa ???
الله اكبر ☝??
4 Xirfadda naqshadaynta (Design)
Haddii aad dhan ka eegto naqshadeynta, waxaad ogaan doontaa in naqshadaynta nagu hareeraysan yihiin. haddii ay tahay mid la faahfaahiyay, iyo hadii kaleba, waxay saameyn kartaa doorashada iyo go’aamada aan sameyno. Tusaale ahaan baraha bulshada ee aad maalin walba isticmaasho waxa nashqadeeyay koox dad ah, mareegta aad akhrinayso wakhtigan qof baa nashqadeeyay, xataa muraayadaha aad ka daawanayso ama kursiga aad ku fadhido dad baa naqshadeeyey!
Waa run in shay doorashadiiso ay ku xidhan tahay tayadiisa, laakin muuqaalka (naqshadeynta) ayaa door wayn ku leh doorashada shayga.
Markaad barato sida loo naqshadeeyo ganacsigaaga si aad u noqoto mid soo jiidasho leh, waxaa hubaal ah inaad heli doonto xirfado ka soocan kuwa kale. Looma baahna in laga dhigo mid adag, tusaale ahaan, waxaad baran kartaa oo aad ka bilaabi kartaa sida loo naqshadeeyo sawirada yar-yar intaad bilaabi lahayd sida loo naqshadeeyo guryaha.
Haddii aad rabto inaad barato xirfadda naqshadaynta, waxaad u baahan doontaa inaad dadaal badan geliso, laakiin barashada aasaaska naqshadeynta waa mid aad u fudud oo qof kastaa baran karo. Markaad isdiiwaangeliso koorsooyin kala duwan oo dhanka naqshadeynta ah, waxaad si fudud u awoodi doontaa inaad xoojiso aqoontaada naqshadeynta, bilaw inaad ku dabaqdo shaqadaada ama waxyaabaha aad jeceshahay.
والذين ءامنوا وعملوا الصالحات لندخلنهم في الصلحين
(Kuwii rumeeye (xaqa) shaqeystay wanaag
waxaan dhax galineynaa kuwa suuban (janada) ?
Saaxiib caawi kan taagta daran, gacan qabo agoonta, wax bar kuwa aan waxba aqoon, wanaaga far kuwa xumaha haya, baari u noqo waalidka, u dhibri kuwa qalbiga jaban, u dhoola cadeey kuwa ku xasdaya, u ducey kuwa dhibaatoonaya, dhamaan wanaagyadaan ayaa kaa dhigaya mid ka mid ah kuwa wanaagsan. ??
Saaxiib alle ka bari inuu ku heleelsiiyo ku wanaagsan sida uu nabi yuusufba uu ugu duceystay :
تَوَفّني مُسْلِمًا وَألْحِقْنِيْ بِالصَّالِحِيْنٌ
(Allow I oofso, idhinsii aniga oo muslim ah,
ihaleelsii kuwa wanaagsan)
Saaxiib wanaaga aad fasho maanta ayaa ubadkaada dunida wax ugu taraya, aaqiradaadane ku anfacaya. ?✨?
Casharkan waxaan ka hadlayaa faa'idooyinka cafimaad oo laga helo hilibka idaha(health benefits.of sheep).
1) Waxaa laga helo nafaqooyinka waa weyn oo ah dufan, iyo proteins .
2) Vitamins ka laga helo ( vitamin B1, vitamin B 3, vitamin B2,vitamin B 12, vitamin K2,vitamin B 6 , vitamin B 12, folate and vitamin E).
3) Macdanta laga helo( Zinc, selenium, phosphorus, potassium, , iron, copper, maganesium, sodium, calcium and maganese).
4) Hilibka idaha waxaa laga helo aminoacids oo uusan jirkeen sameysan karin ( essential aminoacids).
5) Hilibka idaha waxaa laga hela protein tayo leh( high quality protein).
6)Hilibka Idaha waxaa laga helaa Omega_ 3 fatty acids, wuxuuna ka hortega caabuga ( anti_ inflammation), wuxuu qeyb ka qaata cafimaadka wadanaha, xididada , maskaxada iyo neerfaha.
7)Waxaa laga hela birta lo yaqaan hema iron jirkan si fudud ayuu u isticmaali karaa.
8) Hilibka idaha waxaa laga hela antioxidants oo jirkeena ka difaaca free radicals iyo noocyo ka mid ah kansarka.
9) Hilibka idaha waxaa laga hela dufanka cafimaadka leh( healthy fats) sida unsaturated fats.
Ugu dambeyntii ha dhageeysan quraafadka iyo fikradaha khaladan ,oo dhahayo xilibka idaha cudur ayaa laga qaada, kuma saleysano cilmi iyo aqoonba. Sida aad arkeeysid faa' idooyin badan ayaa laga helaa cunida hilibka idaha. Casharka xiga waxaan ka hadli doona " subaga idaha. Insha allah.
By prof osman mohamed
SABA GUDDAA WAAN TAANEEF MIIDIYAA GUDDAATU NUUF MALA!
@Abdii_Sabaa
?NU QUNNAMUUF?
@AbdiiSabaaDm
?BARNOOTAAF
@Abdiisabaa
?MARIIF
@Garee_Abdii_Sabaa
Last updated 1 month, 2 weeks ago
https://t.me/joinchat/AAAAAFgrZgMjBcvdBf7YWg
Last updated 1 month, 1 week ago
asc بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad- 3000 Buug-Somali ayaa ku jira Akhriso oo ilaali xuquuqda Qoraayada leh.
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
Cabasho/Buug iyo Su,aal ... La Xidhiidh
@Cabasho_Bot
@Tusmobook
Last updated 2 weeks, 2 days ago